mohamed dheere..............................

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

mohamed dheere..............................

Post by Diyeeshaha_Tolka »

maxamed dheere when u see him talking u think like geesi geesi dhalay but reality he is the biggest coward.




Muqdisho,06,November-07 (Qaadisiya.com) Maxamed Dheere oo kamid ah dambiileyaasha ugu waaweyn dalka Soomaaliya isla markaana ay la xisaabtami doonto Umadda Soomaaliyeed ayaa dhowaan waxa uu ku wargeliyay qaar kamid ah hoosjoogeyashiisa in ay iska dhiciyaan mujaahidiinta Soomaaliyeed ee wadooyinka maalin cad ku tooganeysa.

Qaar kamid ah hoos joogeyaashiisa oo Mujaahidiinta Soomaaliyeed ay sheegeen in ay la xiriireen ayaa waxa ay cadeeyeen in arrinta Maxamed dheere uu u sheegay in ay tahay arrin dadka uu doonayo in uu ku baraarujiyo lakin aanu marnaba suuragal aheyn oo isaga khudhiisa uu habeenkii seexdo meel aanan hoygiisa aheyn.

Maxamed Dheere ayaa seexdo habeenkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, wuxuuna ku hoydaa xero ay leeyihiin gaalada Ugandeska ee Soomaaliya duullaanka kusoo qaaday, wuxuuna kazoo cararay Maxamed Dheere hoyga uu biraha ku wareejiyay ee ugu yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho waa sida ay sheegeen qaar kamid ah hoosjoogeyaashiisa.

Hadaba Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Maxamed Dheere in inta uu iska daayo dadka daba dhilifyada u ah ee uu waalayo isaga khudhiisa uu soo sheego goobta uu ku hoydo ama mar waliba si toos ah looga helayo si booqasho loogu yimaado maadaama ay waajib tahay Murtad kasta in Hoygiisa ay soo booqdaan Mujaahidiinta.

Warar la helayo ayaa waxa ay sheegayaan in Maxamed Dheere uu seexdo habeen waliba guri ka baxsan kan uu ka degan yahay magaalada Muqdisho oo uu ku wareejiyay biro waaweyn oo ah kuwa kazoo dhamaaday Sunta Gaaska taasi oo uu ugu talagalay in hoygiisa aysan u soo gudbin Mujaahidiinta inkastoo weli lagu jiro hawshiisa ayaa hadana waxaa lasoo ogaaday in goobtaasi ay tahay been abuur oo uusanba ku hoyan.

Waa Markii ugu horeysay oo Mujaahidiinta Soomaaliyeed ay codsadaan Murtad weyn halka uu Muqdisho ka degan yahay in ay ogaadaan lakin waxaanan shaki kujirin in la ogaan doono islamarkaana la booqan doono
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: mohamed dheere..............................

Post by Luq_Ganane »

When I see Mohamed Dhere, all I see is a Dameer. Laughing
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by galia »

[quote="Luq_Ganane"]When I see Mohamed Dhere, all I see is a Dameer. Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by The_Emperior5 »

wa oday xun darood aah uu ciyaala suuq ah

xattara fuurashyadiii jawhar yaalay wuu la kacay




maxaad ka filli wa abgaal wa siida kan dr yalaxow eeh snet soo gallo

who believes he is fighting 70 milion ethiopians

hadda 30.000 uun ba xammar hurda
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: mohamed dheere..............................

Post by Luq_Ganane »

[quote="The_Emperior5"]hadda 30.000 uun ba xammar hurda[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: mohamed dheere..............................

Post by Shirib »

Maybe people would take him seriously if he actually did something.
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: mohamed dheere..............................

Post by Kismaayo21 »

he is a BIIIIIIItch dan u aint KNOW
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: mohamed dheere..............................

Post by gobdoon »

Emp. Mohamed dhere iyo Abgalba ada ka xun,you guys should stay away Somali affairs since you claim to be seperate,you can't have your cake and eat it.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by The_Emperior5 »

anigu somali la sheeganaya uu somaliland la yidha ayu ii diidaya ilan ka hadlo arimaha somalia

haseyeeshe tigray tigray kale ka goo aay Ertirea na magan buu weydiistay

aniguna shisheeye baan ahay
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: mohamed dheere..............................

Post by kambuli »

Emeprior, quote " wa oday xun darood aah uu ciyaala suuq ah

xattara fuurashyadiii jawhar yaalay wuu la kacay


Isn't that what you preached to him? Now he is Mujaahid.. Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by The_Emperior5 »

keee ma ma kii abgaal

mise ine yeee


war midna magac buu doonaya ilu reerkiisa uu sameyoo cabdilahay yuusf

miidna meel aala meel uu socdo ma garanayno dadkiisii bala madhiye hase yeeshe
he is happy to be the governer of banadir

wuxuu dhiig la aa laakin wa bantu la yaabii mayo
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: mohamed dheere..............................

Post by Twisted_Logic »

[quote="Luq_Ganane"]When I see Mohamed Dhere, all I see is a Dameer. Laughing[/quote]

I hope that that you would vouch to the fact that he has far more political worth then your revered hero Mr. Burrale Hiaralle ( what-ever the heck his name is). Laughing Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by The_Emperior5 »

u can not conpare barre hiriaale to

to bantu cumar xabbeed

the thing is barre hiiraale mawqiif buu leeyahay
he will never be a major of kismayo if reer kismayo being masss murderd

by eneme shisheeye

thats the diffrence
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: mohamed dheere..............................

Post by Twisted_Logic »

[quote="The_Emperior5"]u can not conpare barre hiriaale to

to bantu cumar xabbeed

the thing is barre hiiraale mawqiif buu leeyahay
he will never be a major of kismayo if reer kismayo being masss murderd

by eneme shisheeye

thats the diffrence[/quote]

i think what you fail to understand is that your respected SNM militias were taking arms and weapons to speed up the destruction of the Somali State at a time when we had a strong legitame central government. Furthermore, Mohamed Dhere is using his capacity as the mayor of Mogadishu to restore the peace and stability of the capital and unlike your incompetent adminstration doesn't take orders from an Ethiopian ambassdor to attack Las Canood. Let's put things in prespective should we? Laughing

ps.

I would imagine that your would be worried about the prospects of being an official country and less with souther fascination ( if you know what i mean!) Your naive politcal assumptions don't hold any water Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: mohamed dheere..............................

Post by The_Emperior5 »

[quote="Twisted_Logic"][quote="The_Emperior5"]u can not conpare barre hiriaale to

to bantu cumar xabbeed

the thing is barre hiiraale mawqiif buu leeyahay
he will never be a major of kismayo if reer kismayo being masss murderd

by eneme shisheeye

thats the diffrence[/quote]

i think what you fail to understand is that your respected SNM militias were taking arms and weapons to speed up the destruction of the Somali State at a time when we had a strong legitame central government. Furthermore, Mohamed Dhere is using his capacity as the mayor of Mogadishu to restore the peace and stability of the capital and unlike your incompetent adminstration doesn't take orders from an Ethiopian ambassdor to attack Las Canood. Let's put things in prespective should we? Laughing

ps.

I would imagine that your would be worried about the prospects of being an official country and less with souther fascination ( if you know what i mean!) Your naive politcal assumptions don't hold any water Cool[/quote]



first dawladii maxammd siyaad barre dawlad xaraan aah bay ahayd uu daroodizme ku dhaqmii jirtay maybe u like it becous ur a darood
it was dawlad aan doorasho ku iiman nin baa xoog dalkii ku qabsaday

we had every right to overtrow
him hubka south ka haanu geynee we have every right to do that
we had to get rid of siyaad barre.
and we did

and second somaliland doesent need to get any orders from Ethiopia or ambsador
he said it him self somaliland doesent need any premission from adis ababa to secure its borders


restore peace ma warlord 17 sannadood slamaaha nigiska kala biixii jiiray ba wax nabad ka oog

adeer waxaad nogu sheekeyneysiid eeg
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”