mohamed dheere..............................
Posted: Tue Nov 06, 2007 9:38 am
maxamed dheere when u see him talking u think like geesi geesi dhalay but reality he is the biggest coward.
Muqdisho,06,November-07 (Qaadisiya.com) Maxamed Dheere oo kamid ah dambiileyaasha ugu waaweyn dalka Soomaaliya isla markaana ay la xisaabtami doonto Umadda Soomaaliyeed ayaa dhowaan waxa uu ku wargeliyay qaar kamid ah hoosjoogeyashiisa in ay iska dhiciyaan mujaahidiinta Soomaaliyeed ee wadooyinka maalin cad ku tooganeysa.
Qaar kamid ah hoos joogeyaashiisa oo Mujaahidiinta Soomaaliyeed ay sheegeen in ay la xiriireen ayaa waxa ay cadeeyeen in arrinta Maxamed dheere uu u sheegay in ay tahay arrin dadka uu doonayo in uu ku baraarujiyo lakin aanu marnaba suuragal aheyn oo isaga khudhiisa uu habeenkii seexdo meel aanan hoygiisa aheyn.
Maxamed Dheere ayaa seexdo habeenkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, wuxuuna ku hoydaa xero ay leeyihiin gaalada Ugandeska ee Soomaaliya duullaanka kusoo qaaday, wuxuuna kazoo cararay Maxamed Dheere hoyga uu biraha ku wareejiyay ee ugu yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho waa sida ay sheegeen qaar kamid ah hoosjoogeyaashiisa.
Hadaba Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Maxamed Dheere in inta uu iska daayo dadka daba dhilifyada u ah ee uu waalayo isaga khudhiisa uu soo sheego goobta uu ku hoydo ama mar waliba si toos ah looga helayo si booqasho loogu yimaado maadaama ay waajib tahay Murtad kasta in Hoygiisa ay soo booqdaan Mujaahidiinta.
Warar la helayo ayaa waxa ay sheegayaan in Maxamed Dheere uu seexdo habeen waliba guri ka baxsan kan uu ka degan yahay magaalada Muqdisho oo uu ku wareejiyay biro waaweyn oo ah kuwa kazoo dhamaaday Sunta Gaaska taasi oo uu ugu talagalay in hoygiisa aysan u soo gudbin Mujaahidiinta inkastoo weli lagu jiro hawshiisa ayaa hadana waxaa lasoo ogaaday in goobtaasi ay tahay been abuur oo uusanba ku hoyan.
Waa Markii ugu horeysay oo Mujaahidiinta Soomaaliyeed ay codsadaan Murtad weyn halka uu Muqdisho ka degan yahay in ay ogaadaan lakin waxaanan shaki kujirin in la ogaan doono islamarkaana la booqan doono