Page 1 of 2

Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:40 am
by Alchemist
Masuulkii ugu horeyey oo Carab ah sheegay in dalka Soomaaliya gumeysi ku jiro kuna baaqay
Qadar
Madaxii ugu horeyey oo Carab ayaa ku dhawaaqay eray macnaleh oo aan maalmahaan looga baran madaxda Carabta kasoo sheegay in Soomaaliya ay xiligaan ku jirta Gumeysai loogana baahan yahay in wadamada Carabta ay garab istagaan walalahood Soomaaliyeed isagoona ku baaqay in deg deg looga bixiya ciidamada xooga ku heysta Soomaaliya ,

Amiirka dalka Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al-thaani, ayaa maanta mar uu saxaafada gudaha dibada la hadlaayey ka shanqariyey markii ugu horeysay in Soomaliya laheysto loona baahanyahay in caalamka wax ka qabta masiibada Biniaadinimo ee ka jirta dalka Soomaaliya isagoona sheegay in maalin waliba la xasuuqo shacab Soomalaiyeed ,wadan xur ah oo calankiisa ka taagan yahay Qaramada Midoobay xiligaa xoog lagu heysta waxuu yiri waa mid ka hor imaaneysa sharciga caalamiga .

Hadalka kasoo yeeray Amiirka dalka Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al-thaani,ayaa ah mid ay soo dhaweyeen shacabka Gumeysidiidka Soomaaliyeed halka hadalkaana ay aad uganaxayaan dadka dabadhilifka u ah Gumeysiga xooga kuheysta Soomaaliya ee Itoobiya waxaa la hubaa waligii in uu jiray Gumeysi kal kaal iyadoona la xasuusan karo xiligii xuriyada loo diriraayey ay jiraan dad badan oo midabka Soomaali ah qalibigana ka ahaa Gumeystayaashii xiligaa heystay Soomaaliya waa Ingariiska iyo Talyaaninga

Xafiiska wararka ee Muqdisho, Soomaliya
dayniilecom@hotmail.com
Enter your search terms Submit search form



http://www.dayniile.com/Nofenbar/6nofenbar8.htm

Ku noqo beejka


Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: dayniilecom@hotmail.com

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:45 am
by Wareer
Hawiye calaacalka joojiya. Rag baa is haya, ee wax iska dhiciya.

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:48 am
by Alchemist
[quote="Wareer"]Hawiye calaacalka joojiya. Rag baa is haya, ee wax iska dhiciya.[/quote]

Who is this Rag, Majerteen? Laughing 60thousand Ethiopian soliders are in your country you stupid fool....

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:51 am
by Wareer
Ha ooyin. Wax iska dhici. Aniga iyo adiga xabad baa naga dhaxeysa.

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:52 am
by 1nemansquad
What's the point of posting this shi.t?

You’re not concerned about Somalia or Somalis because if you did then your ass wouldn't desire demise and destruction on other Somalis every other day. Wale Somalis are focking psychos, they are heading the hate and killing sector on other Somalis yet they have the daring to grumble and act as if they care. .

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:53 am
by Alchemist
[quote="Wareer"]Ha ooyin. Wax iska dhici. Aniga iyo adiga xabad baa naga dhaxeysa.[/quote]

Dont worry about us sxb, i dont expect anything from your kind anways, your known for being cowards.... Cool The blood that runs through my veins and yours are not the same...

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:55 am
by X-unit
[quote="Wareer"]Ha ooyin. Wax iska dhici. Aniga iyo adiga xabad baa naga dhaxeysa.[/quote]


Wax iska dhici nacallaa kugu taal...we are still fighting...n i swear to god...after we liberate somalia...don't think ya arses will be save....Amxaaro has a country n wont be here forever marka...we will see how u gon survive when they leave...either u leave with them or fed to da sharks in da Indian ocean...

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:55 am
by Alchemist
Wallahi there is some men who whine like b!tches here, war hoydina was if you dont care for the post dont reply... Laughing ... Im somali and i care for my people if you dont and you have cuqdud take your bs somewhere else...

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:56 am
by Luq_Ganane
Horta Hawiye cid ja jaahilsan, oo ka dhulisan Ilahay ma khalqin. Waaba 100% inept kurtigood. Pick up a gun, fight and stop begging for focken mercy from harcore Orthodox Christians in Eritrea and faggat low life Arabs, Ilahy sharafti yuusin naga qaadinee. Shid.

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:57 am
by Alchemist
[quote="X-unit"][quote="Wareer"]Ha ooyin. Wax iska dhici. Aniga iyo adiga xabad baa naga dhaxeysa.[/quote]


Wax iska dhici nacallaa kugu taal...we are still fighting...n i swear to god...after we liberate somalia...don't think ya arses will be save....Amxaaro has a country n wont be here forever marka...we will see how u gon survive when they leave...either u leave with them or fed to da sharks in da Indian ocean...[/quote]


These kids cant seem to move on from the civil war thats why they keep on crying for the last freaking 17 years... Wallahi even females dont whine like that...

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 12:59 am
by Alchemist
[quote="Luq_Ganane"]Horta Hawiye cid ja jaahilsan, oo ka dhulisan Ilahay ma khalqin. Waaba 100% inept kurtigood. Pick up a gun, fight and stop begging for focken mercy from harcore Orthodox Christians in Eritrea and faggat low life Arabs, Ilahy sharafti yuusin naga qaadinee. Shid.[/quote]

sxb your talking like your country is not occupied... Confused If Hawiye doest have shareef today surely darood is far away from it..

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 1:03 am
by X-unit
[quote="Luq_Ganane"]Horta Hawiye cid ja jaahilsan, oo ka dhulisan Ilahay ma khalqin. Waaba 100% inept kurtigood. Pick up a gun, fight and stop begging for focken mercy from harcore Orthodox Christians in Eritrea and faggat low life Arabs, Ilahy sharafti yuusin naga qaadinee. Shid.[/quote]

I am loving this cuz ya are losing even with the help of a super power (U.S) ya can't tame hawiye...hawiye is not a fokin domestic animal....we are untamed...it was only ceydiids malitia dat won a battle over the delta forces (U.S) the most highly trained military in the world...n ya think ya all could fight hawiye...i call dis stupid riiyo

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 1:04 am
by Alchemist
Wallahi ilmo Darood were raised with big time cuqdaad. Confused May god remove it from your hearts, amiin...

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 1:09 am
by Luq_Ganane
^^

Xawadle Danyeer,

Jaahilnimo iyo goob la'aan, waa mashaqo weyn sxb. Anigu Hawiye mala dagaalsani, and Wallahi in the name of Allah I hope Tigray leave right this minute and Mogadishu is free so you can go back to whatever you want isbaaro and such. Tolkay wee isku fil yahiin 100% and we don't rely on anyone except Ilahay. Qashin midgaan oo wixi dhalay la aqoonin Xawadle ah oo Hawiye sheegta adiga camal miyaad ii malaysay? Laughing Laughing


I'm just advising you that ERITREAN ORTHODOX CHRISTINS and ARAB FAGZ don't give a flying you know what about you. Allahiyo caqliga haa naga qaadin. aamin.

Re: Arab leader declares brutal occupation taking place in Somal

Posted: Wed Nov 07, 2007 1:12 am
by Steeler [Crawler2]
I can't imagine any scenerio where Muslims under non-Muslmi occupation would not be complaining until the cows came home.