Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by Ghetto_Faarax »

Ciidamada Isaaqa Oo Waxay Tignigo Ku Hayeen Gobolka Saaka Isugu Keenay Saaka Isugu Keenay , Ka Dib Markii Ay Ogaadeen Cadde Iyo Afqudhac Barkinta Dheeraysten

Nov 07, 2007 By:
Laascaanood(jidbaale.com):-Malayshiyada beelaha Isaaqa ayaa saaka waxay tikniko ku hayeen gobolka Sool waxa ay isugu keeneen gudaha magaalada Laascaanood iyaga oo adeegsanaya tiknigada loo yaqaano beebeeyaal iyo kuwo kale, ka dib markii ay ka war heleen in Cadde Muuse iyo Xasan Daahir Afqudhac barkinta dheeraysteen, Guutada koowaadna ay noqotay dhalinyaro iyo Haween

Saaka waabarigii ayaa magaaladu axay noqotay suryo iyo gaadhi tikniko ah, waxayna rasaas ku asqeeyeen dhalinyarada guutada koowaad oo iyagu heegan u ahaa in ay iska horyimaadaan malayshiyada beelaha Isaaqa, waxayna rasaas la beegsadeen laba wiil oo iyagu ka tirsan guutooyinka koowaad , wiil aan magaciisa helay ayaa naloo sheegay in la yidhaahdo ina jaamac guray ,halkaas oo ay labadoodiiba la haleelen rasaasta ku shahiideen.

Dhaawaca ayaa tiro beelay iyada oo cisbitaalka Laascaanood la geeyey dhaawac aad u tiro badan, magaalada ayaa kacsan, waxaana ay marayaan wadooyinka iyaga oo hubaysan, guutada koowaad ayaa wali ka wada gudaha magaalada dhaqdhaqaaq iyada oo ay shacabku aad uga soo horjeedaan malayshiyada beelaha isaaqa.

Talaaban ay qaadeen Isaaqa iyo xubnaa la socdaa ayaa waxa ay kadanbaysay markii ay ka war heleen in aan dhinaca puntland dhaqdhaqaaq wax ku ool ahi ka socon oo uu hadheeyey far isku fiiq iyo jaahwareer.

kadib markii wax dhaqaaqa ah laga waayey ciidamada iyo madaxda sare ee puntland ayay mlaeesiyaadka dirta hargeysa u adeegsadeen tiknikadoodii inay cagta ku dilaan shacabkii xalaasha ahaa ee magaalada Laascaanood ku sugnaa

wararka  jidbaale ka helaayo aagaga hore ee labada ciidan udhexeeyey ayaa naloo xaqiijiyey saaka inaan wax gaadiid dagaal ah oo laascaanood debadda ama dhinaca garoowe ka xigaa aanay jirin

gebi ahaanba hubkii ay wateen dirta waqooyi ay geliyeen gudaha magaalada iyagoo u adeegsanaaya shacabka xalaasha ah.

Dhiiranaanta ayay ku gaadheen qolada dirta iyo midiidnkoodu kadib markii tan iyo intii Laascaanood ay dhinaca garoowe u dhaafeen maleesiyaadkoodu inaan qolada reer puntland wax qashir ah ku soo dirin taas oo la odhan karo waa wax aan marna la odhan karinwaa xeel dagaal.

dhinaca kale waxaa saaka magaalada Laascaanood intii aanay soo galin isaaqu ay gawaadhi ka soo daayeen doofaro wajiga nuurad loo soo mariyey, taas oo dadweynihii magaalada la fajaceen iyada oo qorshooda sixir iyo adeegsigiisa laga dareemayo.

 

jidbaale.com
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by KUN-DILE »

Hal Guuto weeyan waxa aay la fajaceen ay la amakaageen. Laughing
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by Skippa »

"dhinaca kale waxaa saaka magaalada Laascaanood intii aanay soo galin isaaqu ay gawaadhi ka soo daayeen doofaro wajiga nuurad loo soo mariyey, taas oo dadweynihii magaalada la fajaceen iyada oo qorshooda sixir iyo adeegsigiisa laga dareemayo." Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by Somaliweyn Commando »

skippa Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing wallahi thats funny
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by Skippa »

SoCom Laughing
barina ha soo daayan digaag xamuuradaysan Laughing
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Ciidamada Isaaqa oo Saaka Isugu Keenay Laascaanood

Post by Somalistan »

doofaaro? Shocked

ARe you serious, how can these people write such rubbish and expect people to believe them?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”