Qanyare iyo C/laahi Sheekh Ismaaciil oo shaaciyay in ay ka tanaasuleen Isbaheysigii dhawaan ay ku dhawaaqeen.
Posted to the Web Nov 07, 11:53
Dhageyso-Xildhibaanada kala ah Max'ed Qanyare Afrax iyo C/laahi Sheekh Ismaaciil aya labaduba waxaa ay sheegeen in aysan kala jeedin isbaheysigii ay kaga dhawaaqeen Baydhabo mid ay ku kala gonayeen Xubnaha Baarlamanka isla markaana ay gaarsiiyeen Gudoomiyaha baarlamanka arrinkaasi in ay ka tanaasuleen.
Hadaladaasi ayay ka sheegeen labadaasi masuul kulankii maanta ee Golaha Baarlamanka uu yeeshay oo ka dhacay xarunta ADC kaasi oo looga hadlayay arrimaha Go'aanadii kasoo baxay shirkii beelaha ee Muqdisho ka dhacay.
Xildhibaan Qanyare ayaa ku dooday in marnaba aysan dooneyn isbaheysigoodii Kudlada Isku duubmida Baarlamanka loo dhigo mid lagu carqaladeynayo howsha Golaha Baarlamanka,waxaana ay sheegeen in ay doonayeen kaliya sidi Baarlamanka sharciga uu u ilaalin lahaa.
Go'aankoodaasi ayaa soo baxaya xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in beesha Caalamka iyo wadamada dawlada Federaalka taageera qaarkood ay uiga digeen xubnaha isbaheysigaasi in ay horseedaan kala qeyb sanaan ku timaada Baarlamanka Somaliya.
qanyare and muse suudi. they have a plan???
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: qanyare and muse suudi. they have a plan???
The two dumbest warlords have a plan OMG, they are like dumb and dumber.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 408 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by COSTA
-
- 3 Replies
- 469 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 0 Replies
- 227 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 451 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 7 Replies
- 762 Views
-
Last post by grandpakhalif