Page 1 of 2

Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:11 pm
by Voltage
Shirkii Dib-U-Heshiisiinta Beelaha Sade Iyo Harti Oo Lagu Dhawaaqay Goorta u Furmi Doono
Nov 07,2007
byKismaayo-Gedo-NN

Shir lagu heshiisiinaya beelaha Sade iyo Harti oo kawada tirsan Beesha Darood oo lagu waday inuu magaalada Kismaayo ka furmo bishii tagtay 27 deeda oo kal hore baaqday ayaa maanta si rasmi ah loo shaaciyay inuu ka furmi doono magaalada Ksmaanyo 15 ka bishaan November.

Shirkaani oo ay GEDONETwax ka weydiisay Dr.C/risaaq Faarax Taano oo ka mid ah siyaasiyiinta gacanta ku hayo magaalada Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in la qorsheeyay in kulanka dib u heshiisiinta uu ka furmi doono magaalada Kismaanyo 15 ka bishaan iyadoo ergooyinka ka qaybgalayana uu ku sheegay 120 xubnood oo kasocda qaybaha kala kadisan ee bulshada.Wuxuu kaloo sheegay in shirkaan ay ku lug yeelan doonaan guddiga dib heshsiinta Qaranka,Wasaarada dib u heshiisiinta iyo wasaarada arrimaha gudaha dowlada federaalka Soomaaliya.

Dr.Taano oo rajo wanaagsan ka muujiyay qabsoomida kulankaan lagu dhexdhexaadinayo beelaha Sade iyo Harti ayaa dhanka kale sheegay haddii lagu guulaysto kulankaan loo gudbi doono maamul u samaynta gobalada jubooyinka si markaasi loo dhiso maamul gobaleedka Jubbaland kasoo qayb ka ah qorshaha dowlada ay ku doonaysa in maamul goabaleedyo laga hirgaliyo wadanka Soomaaliya.

Beelaha la heshiisiinayo ee Harti iyo Sade ayaa dagaalo soo noqnoqday ku dhexmaray magaalada Kismaanyo iyadoo dadaalo badan oo horay loo sameeyay lagu guulaysan waayay in khilaafaadka dhexyaala la xaliya balse dad badan ayaa aaminsan kulanka dib u heshiisinta ee haatan qorshihiiisa iyo diyaargarowgiisu magaalada Kismaanyo kasocda ay kasoo bixi doonaa qodobo mira dhal ah.

Gedo News Desk-Kismaayo-Soomaaliya

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:17 pm
by MJ-Pride
Does that Mean we gona the share power? according to you Sades, Kismaayo belonged to Ogaden, Sade, gaal jecel etc? I am sure I can bring posts from you and Luq? Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:19 pm
by xoogSADE14
wax ka soconaaya malaha meesha hadaan mar Sade iyo Kablalax loo shireeyn.

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:21 pm
by MJ-Pride
Ogaden waa masaakiin waa la iska Marsanayaa. Just give them their caano boore and you got them on lock Cool Very Happy

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:22 pm
by Voltage
Xoogsade can you shed some light on this? I do not really understand the need for Sade and "Harti" to sign peace in Kismaayo? Is this national peace and only the venue is Kismaayo or something else?

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:25 pm
by Voltage
[quote="MJ-Pride"]Ogaden waa masaakiin waa la iska Marsanayaa. Just give them their caano boore and you got them on lock Cool Very Happy[/quote]


Ogaadeen and Mareexaan are fighting? I have not heard of Mareexaan killing a single Ogaden or vice versa, infact caanaha baa laysla cabaa meeshaas between us don't listen to Guhaad the sheegato and we already signed peace with Gaaljecel, Cawrmale, Shiiqaal, and Biyamaal. Why can't we sign with afarta Harti there and what makes you think you will get anything or just by the fact of MEETING with Sade leads you to think you can get away with other things. Shiiqaal iyo Gaaljecel we signed peace with, maxaan power u siin wayne? Surprised Laughing Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:28 pm
by MJ-Pride
Voltage,
This is meeting ti all about Sharing power it aint' peace treaty or anything like that. Either we will share power like brothers or meesha waa lugu kala tagin. We are not minnows sheekhal or Jareer. Its the request of some of your Marehan clans and if we don't get good positions, then see you in the battle field. Anyway, if we get some good position in this meeting, what are you going to say? Laughing Cool Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:34 pm
by xoogSADE14
Pride

The last thing your clan wants to do is meet us on the battlefield.

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:38 pm
by MJ-Pride
Xoogsade,
You had my respect untill I read this line. Ilaahay baan kugu dhaarshay when did you faught with Majeerteen. If you consider the few Harti soilders that you chased away the whole Majeerteen then fair enough. Hadii kale baanta aad hawiya ka maqashiin naga daaya.

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:40 pm
by Voltage
[quote="MJ-Pride"]Voltage,
This is meeting ti all about Sharing power it aint' peace treaty or anything like that. Either we will share power like brothers or meesha waa lugu kala tagin. We are not minnows sheekhal or Jareer. Its the request of some of your Marehan clans and if we don't get good positions, then see you in the battle field. Anyway, if we get some good position in this meeting, what are you going to say? Laughing Cool Laughing[/quote]

This is where you are wrong. This is NOT at the request of Marehan, this conference was supposed to take place in October but Mareexaan postponed it. This is after the Somali Reconciliation when everyone left except Mareexaan and Majeerteen cuz Afbiijo wanted to settle scores between us in madaxtooyada. That is the same conference Ugaas Ciise and King Kong led and Afbiijo told both Mareexaan and Majeerteen to come up with their plans for Kismaayo and he chose Mareexaan's. We know he is playing politics but we are prepared to milk him for all its worth. Then it was agreed to finish the conference in Kismaayo where Afbiijo would go for the first time and sign the peace. Ask your father kid, Afbiijo is in Mogadishu because of 80,000 Ethiopian troops. However, we also have access to the Ethiopians, bypassing him unlike the others and he knows there is no way to force us to accept him. Again, ask your dad kid. Surprised

This conference makes Mareexaan control of Jubbas official and legitimate.

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:42 pm
by Luq_Ganane
[quote="MJ-Pride"]and if we don't get good positions, then see you in the battle field. :[/quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:43 pm
by Voltage
[quote="Luq_Ganane"][quote="MJ-Pride"]and if we don't get good positions, then see you in the battle field. :[/quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


I didn't even see that before Shocked Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:45 pm
by Luq_Ganane
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:45 pm
by Voltage
Shocked Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Beelo walaalo Soomaaliyeed oo lagu heshiisiinayo Kismaayo 15

Posted: Wed Nov 07, 2007 3:47 pm
by BABYGIRL123
Ogadeen Dhaafa.