Question for all somalis
Posted: Thu Nov 08, 2007 10:41 am
1....why qaar kamid somalida ay ugu farxaan ama ay uga aamusaan marka dad somalia ah shacabna ah lagu laayo xamar by the ethiopian ama by dabadhilif...
2....why somalida qaarka reer muqdishu aan aheen ay uga naxaan marka ethiopiaanka xamar lagu dilo sida ayaga oo walaalkood la dilay camal...
2....why somalida qaarka reer muqdishu aan aheen ay uga naxaan marka ethiopiaanka xamar lagu dilo sida ayaga oo walaalkood la dilay camal...