Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in magaalada Loo yaqaan Dhabbad oo ka tirsan deegaankaasi ay ku dhinteen Labo Qofood tiro kalana ay ku dhaawacantay kadib markii ay halkasi ku Dagaalameen Labo beelood oo wada dega magaalada Dhabbad.
Gudomiyaha degmada Cadado Axmed Maxamed Cabdi ayaa sheegay in dagaaladaasi dhex maray labada beelood ay yihiin kuwo daba taagan dagaalo horay beelahaasi u dhexmaray oo ay dad ku dhinteen kuwana ku dhaawacmeen iyo weliba bara kac ku yimid dadka ku dhaqan nawaaxigaasi balse ay iyagu wadaan dadaalo lagu kala dhexgalayo Dirirtaasi oo ah mid dhowr jeer soo noqnoqotay.
Dagaaladan oo ka dhacay magaalada Dhabbad ee degmada Cadaado ayaa ah kuwo dhowr jeer oo hore odayaal iyo waxgarad ka kala socda labada dhinac ay kala dhex galeen labadaasi beelood loona dhex dhigay xabad joojin iyo heshiisyo aan noqonin kuwo hirgala oo fashilmay.
Inta badan dagaalada ka dhaca deegaanada baadiyaha ah ama tuulooyinka ayaa ka Bilowda is heysad la xariira dhinacyada Daaqsinka iyo Ceel biyoodyada oo laysku qabsado marka la gaaro Xiliyada Abaaraha iyo Jiilaalka.
Wagardha slap hutu Saleban
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 2655 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 6 Replies
- 1536 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 648 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 913 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 17 Replies
- 1349 Views
-
Last post by TheBigBosS
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 34 Replies
- 3313 Views
-
Last post by original dervish