Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Minneapolis, USA (Djiboutination) – Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay tibaaxayaan in Prof. Cali Khalif Galaydh uu dhowaan tegi doono Somaliland si uu uga qaybqaato siyaasadda dalkaas. Iyadoo la filayo inuu marka hore isu taago jagada madaxweynanimada. Inkastoo ay dadka qaar leeyihiin waxa u si fudu ku heli karaa jagada kale ee madaxweyne ku xigeenka.

Prof. Cali Galaydh oo hadda ka hor ka qaybgalay tartankii xulasdada madaxweynaha Somaldiland ee sannadkii 1993-kii ee lagu qabtay Magaalada Borame ayaa la sheegayaa inaanu marnaba ka madhnayn ka qaybgalka siyaasadda Soimaliland.

Prof. Cali Galaydh oo ka mid ahaa dadkii Somaliland aasaaskeeda goobjoogga ahaa, ayaa wuxuu hore u soo noqday Ra’iisal Wasaaraha dawladdii Carta ee Djibouti lagu soo dhisay. Isagoo had iyo jeer ka fogaan jiray aflagaadaynta iyo waxyeelidda Somaliland.

Sido kale Cali Galaydh wuxuu kaloo ka mid ahaa dadkii ugu horreeyey Somaliland maalgashaday isagoo wax ku lahaa shirkadaha isgaadhsiinta mid ka mid ah. Waxana la sheegay inuu gacan saar xoog leh la leeyahay madaxda Somaliland ee mucaarid iyo muxaafidba leh.

Prof. Cali Galaydh oo muddoba degganaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxa la hadal hayaa siduu uu siyaasadda mar dabme ugu soo noqon lahaa isagoo markii horena aaminsanaa in la sameeyo laba dal oo federal ah oo Soomaaliyeed. Isagoo lagu tilmaamo dadka ay ku hadhay fikraddii Somailalayn ama reer waqooyinada ee dhaqanka lahayd.

Haddaba waxa la isweydiinayaa Prof. Cali Khalif Galaydh ma wuxuu ku biiri doonaa xisbiga talada haya ee UDUB mise xisbiyada mucaaridka ah? Inkastoo carrabka loo badinayo inuu u janjeedhio dhinaca xisbiga culus ee Kulmiye.



Djiboutination

Minneapolis, MN USA
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by Executive »

Baseless article, lol @ Warar lagu kalsoon yahay Laughing Laughing Laughing


He hasn't said anything Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by Ina Baxar »

Waa sax dee !! Mid dibaddaa ka soo cabaadiyo mid intu kula soo fuulo gaadhiga marka dambena kugu qabsada shukaanta , ka labaad ba la ii qaatay aniga .
Haddu Kumliye ku biiro laakiin waa la iska hor iman doona Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Seriously he would be a good candidate, i wouldn't mind having him as a President his a educated man, with some experience....

Executive waa siday uu badantahay...
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by The_Patriot »

how can you join the somali version of KKK Shocked
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="The_Patriot"]how can you join the somali version of KKK Shocked[/quote]

who the fuk are you? i dont even know you blod, if you aint from somaliland get the fuk out of my topic....
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by AbdiWahab252 »

Liqaaye,

Cali Khalif iyo haanti dowlad Laughing Laughing Laughing

Good luck Laughing Laughing Laughing
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by The_Patriot »

go shove your topic up your Ass.
Xaree foqol nijaas
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="AbdiWahab252"]Liqaaye,

Cali Khalif iyo haanti dowlad Laughing Laughing Laughing

Good luck Laughing Laughing Laughing[/quote]

AbdiWahab... But im hearing some stuff about this Cali Khalif his the biggest thief he stole millions when he was prime minister in Cabdiqaasims Goverment ?

I dont really know much about this man, but ive just heard from people his a educated Siyaasi....
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by AbdiWahab252 »

Professor Liqaaye,

Let us say Ali Khalif Galaydh will make Riyaale seem like nin imaan leh Laughing
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by Executive »

[quote="LiQaaye_TDH"

AbdiWahab... But im hearing some stuff about this Cali Khalif his the biggest thief he stole millions when he was prime minister in Cabdiqaasims Goverment ?

....[/quote]

*

Liqaaye that is not True, He was Prime Minister less then 1 year......After his UN speech, Ethiopia Told CabdiQassim to get ridd of Pro Ali Khalif Galaydh.


It was AbdiQassim who made Millions from that Government....

Proff ALi Khaliif Galaydh was in Business before, He had a Trading company and was a major Shareholder and CEO of Somtel. All That was before he became a PM
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="AbdiWahab252"]Professor Liqaaye,

Let us say Ali Khalif Galaydh will make Riyaale seem like nin imaan leh Laughing[/quote]

Darood iyo Gaajo weligood dhergi maayan..
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by Somalistan »

^Excutive if you respect the guy then why don't you give Somaliland a chance to give a shoes to walk on reer baadiye bilaa dacas ah. Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by Ina Baxar »

Look at this Liqaaye dude!!
He kicks out the Ogadeen guy on these grounds --> " not belonging to Somaliland therefore not allowed to say shyte " ...then has his feeble mind played by an even weaker AW that to this day cannot even reckon his own people's failures !!
It ain't because of Galaydh , ee bal horta dib isugu noqda idinku Laughing !!
Wax alle waxa "LOGIC"-ga la yidhah ma laha dadkani.
Haddii qabyaalad la isku saarayo ,Ogadeenka iyoo Habar Gidirta midkee SL soo xiga? Laughing
Last edited by Ina Baxar on Thu Nov 08, 2007 2:53 pm, edited 2 times in total.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Cali Khalif Galayd Running for president in Somaliland!!!!!!

Post by kambuli »

Liqaaye, quote " Seriously he would be a good candidate, i wouldn't mind having him as a President his a educated man, with some experience....


Alla hoogi weyney! Sowdigii necbaa faqashta? Maxaa is beddeley? Confused

A/W,

Adigu miyaad u ogashahay wax sharaf ah, mar haddii uu kasoo jeedo reerka uu ninkaasi yahay? Let me say this; At least Dr. Galaydh did not spend $2.5 million on his son's wedding...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”