Page 1 of 1

Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 2:54 pm
by adanboy
Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Ciidamada dowlada Ethipia oo Nolo llagu qabtay Caawa iyo meyda badan oo ii Itoobiyaan ah oo waran

Dagaalkaan cusub ayaa bilowday galabta gabaldhicii ka dib markii ay ciidamada Ethiopia oo fadhigoodu yahay xaruntii wasaaradii gaashaandhiga ay damcen in ay soo qaataan askeri dagaalkii suuqa xoolaha looga dilay ka dibna ayu fooda is dareen ciidamo xamaasadeysan ,
Ciidamadaan ayaa ku dagaalamayey hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan kuwa dhawaqa ka soo baxayo ay ku cusub yihiin dhegaha reer muqdisho iyo boobayaasha culus waxaana la xaqiijiyey in ay ka mid ahaayeen dagaalkii galabata 5 kaare ,
Dad goob joogayuaal ah ayaa sheegay in ay arkeen ilaa 7 meyd ah oo ka tirsanaa ciidamada dowlada Ethiopia hal ku dhawaad tobaneeyo kalane la sheegay in ay horey u sii qaateen waxaana laga ayaabaa in ay tiradu intaa ka badan tahay dhanka kale waxaa nolol lagu qabtay 4 askari oo midkood uu dhaawacan yahay
Sidoo kale waxaa dhimasho soo gaartay kooxihii ka soo horjeeday oo la sheegay in ay kaga dhaawac meen iska horimaadkii caawa fiidkii ilaa 3 ka mid ah in kasta o la shaagay in ay yihiin kuwa fudud
Dhanka shacabka ayaa ayagune ka qeyb qaatay wax yeelada ka soo gaaratay dagaalkaan caawa fiidkii iyada oo xabad ka dhacda qoriga taangiga uu ku habsaday koox dad ah oo meel gabaad ah ku jirtay kaas oo geystay dhimasho gaarayso ilaa 8 ruux halka dhaawacaune yahay tiro inta aka badan

Maydadkii ciidamada Ethiopia ayaa waxaa ku soo xoomay dadweyne caraysan kuwaas oo u kala qaatay magaalada dafeheeda in kasta oo aan la garaneyn qasaaraha saxda ah ee soo kala gaaray dhinacyada dirirtu ku dhex martay inta u dhaxayso wasaaradii gaashaandhiga ,albaraka ,iyo black sea .
Wadooyinka ayaa waxaa xiray jajabka geedaha oo ay xabaduhu waxyeeleeyeen waxaana ka dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo xoogan magaaladune waxay ka bixi rabtaa gacanta ciidanmada dowlada Ethiopia

Si kastaba ha ahaatee qofkii soo joog laga waayo sii carar ayaa laga helaa waxaasa hadda la hubaa in barya laaan ay ciidamada Itoobiya ay isaga carari doonaan Soomaaliya .

Re: Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 2:57 pm
by galia
They should make a film abt them and show the world Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 2:59 pm
by The_Patriot
they should be handed to the ogs as present Cool

Re: Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 3:00 pm
by Somali_4Life
Mashallah this military wing of the glorius organisation is doing good job.
Like Umar ibn al khattab r.a said about the captured soldiers: "But I have a different opinion, O Allah's Messenger! Let me kill so-and-so, my relative, and let `Ali kill `Aqil (`Ali's brother).

Re: Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 3:02 pm
by NoAngst.
I agree they should show the world they mean business and bluffing. All the Xabashi dabodhilifs are shuddering in their boots tonight.

Re: Latest: Shabaab holding 4 ethiopian prisoners after fighting

Posted: Thu Nov 08, 2007 3:04 pm
by The_Patriot
warya you guys will pay for killing martile majerteen Laughing