This current situation he is in now, is no different then during the Salbalaar government in 95 when he was appointed the Mayor of Mogadishu by Aideed. Hence why this man was never liked by Mudulood, hence why he escaped Mogadishu arena for Jowhar, and could not compete with Muse Suudi in Mogadishu.
------
Mogadishu 09, Nov. 07 ( Sh.M.Network)- Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere ayaa ka hadlay dagaalada iyo dilalka maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 70 ruux.
Max'ed Dheere oo la soo xiriirey Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay isaga uu horey uga hadlay goobaha haatan dagaaladu ay ka dhaceen oo ay ku sugan yihiin sida uu tilmaamay dadka nabad diidka ah.
----
Indeed, we have been warning for his like as early as 2004, when his destructive grip was only limited to Jowhar city.
