Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Somalian_Boqor »

Calm Has Returns To Mogadishu Someone Has Given Up!!!


Muqdisho: 24 Saac ee lasoo dhaafay Jawiga Muqdisho oo is badaley.
9. november 2007

Muqdisho(AllPuntland)- Caasumada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kacsaneyd 24 saacd ee lasoo dhaafay waxaana ka dhacayay dagaalo iyo iska horimaadyo udhaxeeya dowlada Itoobiya & kooxaha ka soo horjeeda Nabadgalyada Magaalada Muqdisho.

Dagaaladii ka dhacay Caasumada ayaa lugu soo qabqabtey kooxo badan oo dagaalamayay ,ayadoo dagaaladasina lugu soo qaaday Kolonyo Milateri oo ay leedahay dowlada Itoobiya waxa ayna sameeyeen Iska caabin xoogan leh.

Isgoys-yada Magaalada Muqdisho ayaa inta badan lasoo dhigey ciidamado fara badan oo ay leedahay dowlada Itoobiya ,waxa ayna xoojinayaan howlgalo balaaran oo ay wadaan ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya.

Masuul sare oo ka mid ah Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho ay soo abaabuleen dad doonaya in aysan nabadgalyo ka dhicin Magaalo Madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Wuxuu sheegay sarkalkaasi in ay dagaaladaasi ku dhinteen dad gaaraya 19 qof ,oo qaar ka mid ah yihiin Booliska Soomaaliya iyo Itoobiya inkastoo uu diiday in uu sheego tirada ka dhimatey dowladaha Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya.

Ciidamada dowlada Itoobiya ayaa guud ahaan badaley jawiga Magaalada Muqdisho ,waxa ayna magaalada lasoo galeen gaadiidka dagaal ee waa weyn sida Taankiyada waa weyn ee rasaastoodu gaarto 7KM ,iyo qoryaha leh diirada ee lugu bartilmaameedsanayo dad ridaya rasaasta.

Mid ka mid ah dadka deegaanadii lugu dagaalamay oo magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdi ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya dagaalkaasi looga soo qaaday guri dhamaantiis dhulka ay dhigeen.

Isku soo wada xooriyoo Wariyaasha jooga Muqdisho ,waxa ay leeyihiin Jawiga caasumada oo dhan waa badalan yahay oo goob walba oo aysan horey ujoogin ciidanka Itoobiya waa la xiray.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
Last edited by Somalian_Boqor on Fri Nov 09, 2007 10:45 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Calm Has Returns To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Somalian_Boqor »

khooxdii muqawamadda maanta laga dhigay wax dhinta iyo wax laqabtay - nasiib darase ay tahay meydkoodii aay ku tilmaaman inuu yahay kuwa dowladda

wararka naga soo gaaraayo caasimadda muqdisho ayaa waxay sheegayaan inaay ku dhacday khooxdii muqawamadda isku til maami jirtay in maanta laga dhigay mid dhinta iyo mid gacanta dowladda usoo gala islamarkaasna la wareysanaayo ayagoo sita qalabkoodii isna soo dhiibay kadib marakaay u adkeeysan waayeen hubka waaweeyn ayan naftooda u baqeen in aay dhintaan ,

balse waxay aheeyd inaay hadeey sheegayaan waasida ay jecel yihiin maxay u jihaadi waayeen oo aay uga baqeeyeen hubka waa ayagii dhihi jiray haka baxaan cidamadda ku soo duulay muqdisho oo hor dhaca hadaladii aay ku hadli jireen yahay haka baxaan cidamadda soo dulay xitaa haddi miiska wada hadalka la yimaado ay dhahaan ereyadaasi iyo wax lamidka ah inta badan haddii aad u fiir sataan waxay ku tilmaamaan inaay dileen cidamadda dowladddu balse ayaguse kuma dhacdo miyaa oo meydkoodda lama helo miyaa .

ufiirso had iyo jeer waa kuwa dhinta cidamadda dowladda bal isku qiyaas hadaba nimanka muqawamadda ah oo tabar daran watana akee iyo dowlad ma isku dhic karaan waa - hadaladda ay ka sheegaan radiya yaashooda u shaqeeyo muqawamadda iskuna difaacaan waad aragteen inaay intoodda badani ka soo baxsadeen maanta daad san yihiin neeyroobi ayagoo suxufiyaal isku tilmaamaya. (madhinte waa alle )

Hadaba maanta markaay taasi dhacday ayaa waxa soo ban baxday inaay isga guuraan meelihii aay ku jireen maxaayeelay ayagoo looga soo ariminaayo dhankaasi iyo asmara aayna dhalinyaro yar yar una badnaayeen waxa maanta ku dhimanaayo muqdisho.ninkii dagaalka ku dhintay meeydkiisii la qarsho laguna tilmaamo inuu yahay itoobiyaan taasi waa nasiib daro ku dhacday somalidda -

maskaxddii aay wax ku baran lahaayeen ayan wadankoodii wax uga qab san lahaayeen ay u diideen inaay wax bartaan kuna faraxsan dhiig daadinta dhimashadda islamka islamarkasna sheeganaayo islam . waxaana dhacda in haddii aay waqti helaana ay masjidyadda ugu galaan kuna dhahaan ashahaado waanu ku dileynaa hadaba isweydii makaasbaa noqonaayo jihaad mise banan tahay in dhiig islam la daadsho????? .

jawaabtu waa maya balse kuwa sidaasi sameynaayo waakuwa lasiiyey inyar oo noloshoodda anu ku deeqin siyaana 50 dolaar islamarkasna ku dhiri galiya hubka in uu qaato xitaa waxa dhacda dugsiyadda qurankii in laga soo afduubo la dhaho bal wax iska tuur sidaasnaay ku dhintaan . hadaba manoocaasibaa la yidhahdaa jihaad jawaabtu waa adiga akkhristaha ah ?
Gamadid.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Thu Sep 09, 2004 10:32 pm

Re: Calm Has Returns To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Gamadid. »

So, The Ethiopian dead was actually the Muqaawama's dead presented as Xabashis? Why are you and your lot concerned with Xabashi's death anyway?

Dullinimada maxaa idin baday?
Af_libaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 657
Joined: Sat Apr 26, 2003 7:00 pm

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Af_libaax »

Munaafaq_Majeerteen

You couldn't even defend your own towns You son of bi.tch , but you are brave enough to rally behind Tigree .

keep this in your arse the Tigree will be force out of Somalia by the barrel of gun . and Munaafaq payday will come soon Insha Allah .


,
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Unclebin- »

[quote="Af_libaax"]Munaafaq_Majeerteen

You couldn't even defend your own towns You son of bi.tch , but you are brave enough to rally behind Tigree .

keep this in your arse the Tigree will be force out of Somalia by the barrel of gun . and Munaafaq payday will come soon Insha Allah .


,[/quote]

This is the islam= Muqawama= ICU= Defender of Xaq= The new mujahideen Laughing Laughing Laughing
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by X-unit »

Don't listen to him....the only thing he is good at is bray like a donkey....MJs are naago....
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Unclebin- »

[quote="X-unit"]Don't listen to him....the only thing he is good at is bray like a donkey....MJs are naago....[/quote]


You forgot to add allahu akbar to your crazy talk
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by X-unit »

[quote="Unclebin-"][quote="X-unit"]Don't listen to him....the only thing he is good at is bray like a donkey....MJs are naago....[/quote]


You forgot to add allahu akbar to your crazy talk[/quote]

I don't conversate with women....
Gamadid.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Thu Sep 09, 2004 10:32 pm

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Gamadid. »

UncleBin, These are emotional times bro, don't take what people say to heart.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Calm Has Returned To Mogadishu Today Someone Has Given Up!!!

Post by Unclebin- »

Gamadiid these are tough times.... and what is in your interest is for a positive somalia..... tough telling these fools.... but as long as these guys are ignorant....... I think my clansmen will be justified in making life a lot harder for there clan enemies.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”