A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Lacageylacag »

Korneyl Abdullahi Yusuf ayaa markii uu la kulmay saraakiisha Safaaradda Mareykanka waxay ku sallimeen liis ay ku qornaayeen magacyada wasiirrada cusub oo gaaraya 22 wasiir iyo raisal wasaaraha cusub, waxaana saraakiishaasi ay korneylka u sheegeen in aan la dhisi karin wax ka badan laba iyo labaatan wasaaradood, taasoo meesha ka saareysa gebi ahaanba wasiirradii hore u jirey, iyo in ninkii odayga jecelba wasiir laga dhigo.

Cabdulahi Yuusuf ayaa intii uu shirarka kula jirey dipolmaasiyiinta iyo saraakiisha Mareykanka, waxaa uu hadalkiisu ku koobnaa, YES, iyo OK, waxaana la filayaa in todobaadka soo socda liiskaan wasiirrada iyo raisal wasaaraha looga dhawaaqo Bakhaarka Galleyda ee ADC oo ah xarunta kooxda sadaqada ku qayisha ee Mbagathi.

Taageerayaasha Korneylka howl gabay, ayaa iyagu waxay ku faraxsan yihiin in saraakiisha Mareykanka ee Safaaradda Nirobi ay qaabilaan Cabdulahi Yusuf, taasoo ah bey yiraahdeen horumar, waxaana la soo weriyey in turjimaanka Cabdulahi Yusuf, ninka lagu magacaabo Cirro uu laba ragco oo salaatul shukri ah ku tukadey Safaaradda Mareykanka ee Nirobi Albaabkeeda hore, kadib markii Col. Cabdulahi Yusuf lagu casumay inuu shir u yimaado Safaaradda.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Alchemist »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Diyeeshaha_Tolka »

this was the funniest part of the news.........looooooooooooooooool


waxaana la soo weriyey in turjimaanka Cabdulahi Yusuf, ninka lagu magacaabo Cirro uu laba ragco oo salaatul shukri ah ku tukadey Safaaradda Mareykanka ee Nirobi Albaabkeeda hore, kadib markii Col. Cabdulahi Yusuf lagu casumay inuu shir u yimaado Safaaradda.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Lacageylacag »

THIS WAS MAD FUNNY ALSO

"Cabdulahi Yuusuf ayaa intii uu shirarka kula jirey dipolmaasiyiinta iyo saraakiisha Mareykanka, waxaa uu hadalkiisu ku koobnaa, YES, iyo OK."
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Cawar »

Laughing Laughing @Lacageylacag.com
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: A/Y GIVEN FINAL LIST APPROVED BY ETHIOPIA AND US.

Post by Diyeeshaha_Tolka »

walaahi waa cajaaib dadbaa salaadu shukri u duganaayo la kulanka gaalada...

teeda kale mala yaabtay nin dhan madaxweyne sheeganaayo oo safiir ka amar qaadanaayo .

maali dhaweyd ayaa waxaa london yimid wefdi ka socda boqoryooyada sacuudiga. qada sharaf ayey wasaarada arimaha dibada ee uk waxay u samaysay wasiirka arimaha dibada ee sacuudiga oo ka mid ahaa wefdiga ,laakiin maalinta qada sharafta dhici leheed ayaa waxaa baaqday wasiirki arimaha dibada ee uk in u yimaada qada sharaftii wuxu amaray wasiir ku xigeenka in uu qaabilo wasirka sacuidiga ,laakiin taasi waxaa ka horyimid wasirki sacudiga oo yiri aniga la kulmi maayo wasiir kuxigeen
ee aniga waxaan soo diraa wasiir kuxigeen,,,

baal fiiriya heerka ay dadkeena ay marayaa iyo heerka sacuudiga marayaan

anaga madaxweyne nin sheeganaayo ayaa safiir la kulmaayo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”