Waxaa cad oo aan la iska indha saabi karin in dhibaatadaas loo geystay dadka reer Muqdisho welina lagu wado ay ma’suul ka yihiin dad kasoo jeeda gobolada Puntland, inskatoo ay jiraan dad reer Muqdisho ah ama ka soo jeeda ururkii USC-da ay sidoo kale lug ku leeyihiin xasuuqa laga sameeyey Muqdisho sida Cabdi Qaydiid, Maxamed Dheere, Cali Maxamed Geedi ,Xasan Bidaar ,Cabdifataax iyo kuwo kale.
Anagoo ka duulayna dhibaatadan waxaan in muddo ah ku hawlanayn inaan baaritaan cilmaysan ku samayno dadka sida weyn ugu lugta leh ama ma’suul ka ah ee ka soo jeeda gobolada Puntland. Waxaan marka halkaan ku soo gudbinaynaa ragga ka soo jeeda Puntland ee sida toos ka ah uga qayb qaadanaya xasuuqa lagu hayo dadka reer Muqdisho.
Cabdulaahi Yuusuf Axmed: Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya: (hadda ku sugan Nariobi).
Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab: Wasiirka Maaliyada ee Puntland (reer Denmark) hadana ku sugan Garoowe.
Cabdirashiid Aadan Seed (Qoor): Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha. (degan London). hadda ku sugan London.
Maxmed Aadan Bidaar: Madaxa ciidanka gaarka ah ee ashahaada la didrika. (degan London) haddana ku sugan Muqdisho.
Gen. Maxamed Warsame Darwiish: Taliyaha Ciidanka Sirdoonka. (degen London) hadda ku sugan Muqdisho.
Xiif Cali Taar: Taliyaha Guutada 3-aad. (reer Canada) (waxaa lagu soo dhaawacay dagaalkii Laascaanood, waxaana lagu daweynayaa hadda Dubia).
Col Cabdirisaaq Afguduud: Taliyaha Guutada 1-aad. (hadda ku sugan Baydhabo).
Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays): Taliyaha Guutada 4-aad. (hadda ku sugan Muqdisho).
Yuusuf Cumar Axmed Al-Azhari: La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasadda. (hadda ku sugan Nariobi).
Kooshin Maxamed: Safiirka Soomaaliya u jooga Mareykanka. (hadda ku sugan Seattle-Mareykanka).
Gen Maxamed Saciid Xersi (Morgan): La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca ammaanka Qaranka. (hadda ku sugan Muqdisho).
Bashiir Ciise: Agaasimaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. (hadda ku sugan Baydhabo).
Ismaaciil Xaaji Warsame: Madaxa xafiiska Madaweynaha. (degan London) haddana ku sugan Baydhabo.
Cabdulaahi Caynab: Lacaghayaha Madaxtooyada. (hadda ku sugan Muqdisho).
Cumar Jamaal: Xoghayaha Safaaradda Soomaalida ee United Nation (U.N).
Maxamed-Deeq Cabdilqaadir: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta. (Hadda ku sugan Muqdisho).
Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-Sireed): Afhayeenka Madaxweynaha. (waxaa lagu soo dhaawacay dagaalka Muqdisho, waxaana lagu daweenayaa hadda dalka Britan).
Cabdi Barre: ku xigeenka Waaxda Socdaalka. (Hadda ku sugan Nariobi).
Gen. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte): Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka. (hadda ku sugan Balidoogle).
Laba Xiddigle Joocaar: Taliyaha Dekedda iyo Airport-ka Muqdisho. (hadda ku sugan Muqdisho).
Col Saciid Dheere:Taliyaha Ciidanka ku xareysan Ballidoogle. ( dhaawac, hadda ku sugan Adis ababa).
Col Xasan Cali Gidhiish: Taliyaha Police-ka Jubooyinka. (hadda ku sugan Baydhabo).
Aadan Cali Cabdi: Madaxa ammaanka gobolka Banaadir iyo Madaxtooyada. (hadda ku sugan Baydhabo).
Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari), (reer Talyaaniga) Ergayga Midowga Yurub. (hada ku sugan Adis-ababa).
Cabdirisaaq Axmed Cali: Agaasime xigeenka Madaxtooyada. (hadda ku sugan Muqdisho).
Axmed Cali Yuusuf Axmed: Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha. (hadda ku sugan Muqdisho).
Axmed Cabdullaahi Yuusuf: Wiilka Madaxweynaha, ahna Agaasimaha maamulka lacagta Madaxtooyada. (reer Canada, hadda ku sugan Muqdisho).
Yuusuf Weyrax: La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha. (hadda ku sugan Adis-ababa).
Xasan Cali Yuusuf: Madaxa Protocol-ka Madaxweynaha. (hadda ku sugan Nariobi).
Xuseen Cali Seelaan: Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo. (hadda ku sugan Badhabo).
Cabdirisaaq Durqun: Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha. (hadda ku sugan Muqdisho).
Cabdullaahi Dheere (ina farabadan) Madaxa ilaalada Madaxweynaha. (hadda ku sugan London).
Cali Axmed Jiis: Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha (hadda ku sugan Nariobi).
Waxaan marka ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka reer Muqdisho u cadaynaynaa in raggaas kor ku xusan ay yihiin inta aan og nahay ee sida tooska ah uga qayb qaadanaysa dhibaatada iyo xasuuqa ka socda Muqdisho. Waxaana ummadda Soomaaliyeed u sheegaynaa inaanay dadka reer Puntland matalin, dhibka ay samaynayaana ayaga lagala xisaabtamo ee aan dusha laga wada saarin dadka reer Puntland.
Xigasho: Dayniile
those who is behind xasuuqa shacabka Muqdisho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: those who is behind xasuuqa shacabka Muqdisho
Nin Isaq qashinkad qoreyso iska dhaf,ma hadad hurdo ka so kacday somali 18 sano bay is xasuqeysey e,mise shekadi gosashada bad ku mashqulsanayd oo gorti ay soconwayday ba arimihi somali weyn faraha laso gashay,adigo caqligagu ku siyey marka somali is layso oo dagal ku jidho bad ula jedooyinkiina gareysa,marka ogow dadku wa ka caqli badanyahay e daqnashada an dacada ka ahayn iska dhaf cid walba wa ku jeeda inayan dacad ka ahayne.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 575 Views
-
Last post by kambuli
-
- 4 Replies
- 282 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 6 Replies
- 877 Views
-
Last post by melo
-
- 16 Replies
- 1335 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 1 Replies
- 285 Views
-
Last post by paperino
-
- 1 Replies
- 315 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 293 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 13 Replies
- 116 Views
-
Last post by kambuli
-
- 26 Replies
- 1896 Views
-
Last post by Khalid Ali