reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Hiiraan boy »

MUTHERFUKERS

Mamulka Somaliland oo diidey dibad bax
12 Nov 12, 2007 - 4:49:51 AM

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Cabdullaahi Cali Ismaaciil "Ciro" ayaa maanta digniin adag u jeediyay shaqsiyaad iyo kooxo qorsheynaya iney dhigaan bannaanbax looga soo horjeeday howlgalada ciidamada Itoobiya ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa digniin u gudbiyey in qaban-qaabiyaasha dibad baxaan aysan qaban karin isagoo ku tilmaamey in ay yihiin kooxo raba in qalalaase ka abuuraan gudaha Somaliland.

Jaraa'idka madaxa banaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa maalmihii la soo dhaafey si baahsan uga hadley iska-horimaadyadii magaalada Muqdisho ku dhexmarey ciidanka Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda joogitaankooda kuwaas oo qaarkood ku tilmaameen dagalkan oo dad badan ku dhintey in xasuq loo geystay shacabka Muqdisho.

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa qaxooti ahaan ku jooga dad badan oo ka baxsadey dagaaalada ka socda Muqdisho kuwaas oo badankooda lagu tiriyo in ay ka tirsan yihiin beelihii tageeray midowga Maxaakiimta.

Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu xiriir dhow la leyahay dowlada Ethiopia oo iyadu tageerta dowlada Federaalka KMG ah.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by HELWAA »

Deetana..................
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Hiiraan boy »

[quote="HELWAA"]Deetana..................[/quote]

na afsomali ku hadal. afqaldaan ma garanayo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by The_Emperior5 »

xasuuq what what xasuuq

[quote="Hiiraan boy"][quote="HELWAA"]Deetana..................[/quote]

na afsomali ku hadal. afqaldaan ma garanayo[/quote]
hiiraan boi deetana means

and then what
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Ghetto_Faarax »

dont...

dont

dont dont...........

dont..

dont believe the hype
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33847
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by FAH1223 »

its not like its shocking
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by The_Emperior5 »

demo are not alowed in somaliland

why are they demostrating against

who noo one can disturb the peace in S land
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

:lol: fuk
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by The_Emperior5 »

gaboose iyo ina xashii bala xidhay iyaku doonaya ilay revolution bilaabaaan

waleh hawiye yar yar uu xerroyiinka qaxootiga ku jiira loo joogiin mayoo

dalkayguu wa nabad dadkayguna wa salaadin

future republic of saladinyland
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="The_Emperior5"]dalkayguu wa nabad dadkayguna wa salaadin

future republic of saladinyland[/quote]

abti fariid baa baad tahay :up: :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by DR-YALAXOOW »

becouse republic of (I-aqoonsada-land)S OWNER MR milez zanaawi wont allowed to be held demostrationS of any form in Hargeysa.
User avatar
Kulmiye_TDH
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 256
Joined: Wed Jun 20, 2007 12:33 pm
Location: (Suuqa Dhagaxdheer) ee Burco $$$$

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Kulmiye_TDH »

Who gives a fock about whats going on in the South? :o
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by Sanaagian »

wtf :lol:

come on LiQaaye

and what the hell does TDH stand for :o
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: reer somaliland are banned to protest against xasuuq by RIYA

Post by The_Emperior5 »

[quote="DR-YALAXOOW"]becouse republic of (I-aqoonsada-land)S OWNER MR milez zanaawi wont allowed to be held demostrationS of any form in Hargeysa.[/quote]

OO MAXA ADIGA KA GALLAY BANTU YAHOW

MELEZ ZANAWI WA NINKA KOR UU KAAJJEE MOGADISHO

ISKA SOO CELLI ANAGA HAA NUGU SOO SAQAJAAMIIN

ANAGA MA MELEZ ZANAWI BAALA NA YIDHA
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”