Fanaaniintii u heesi jirtay daba dhilif M'Dheere oo Maanta S

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Fanaaniintii u heesi jirtay daba dhilif M'Dheere oo Maanta S

Post by Dr.Galbeyte. »

Fanaaniintii u heesi jirtay daba dhilif Maxamed Dheere oo Maanta Suuq Bacaad lagu Khaarijiyay.

Nov,13,2007 www.Hobyoradio.com
kooxaha Muqaawada Soomaaliya ayaa Maanta khaarijiyay labao katirsan Fanaaniintii hore ee Qaranka Soomaaliya balse iminka la shaqaynaysay Ciidamada gumysiga itoobiya iyo daba dhilifyada ah ee la shaqeeyo.


Maanata duhurkii ayay Mujaahidiinta toogteen laba Nin oo isku sheegayay in ay yihiin fanaaniinta qaraanak oo kusugnaa xaafada Suuq Bacaad ee waqooyiga muqdisho, Raggan ladilay ayaa kaytirsanaa Shaqaalaha daba dhilif Maxamed Cumar Maxamed Dheere oo ay u ahaayeen heesayaal.


maalninimadii Shalay ayay uga heesayeen Siminaar uu Maxamed dheere ugu hanjabay Muwaadiniinta Soomaaliyeed kaas oo ka dhacay Ex.Xaruntii hore ee gaadiidka.


Ninmankan isku sheegayay Fanaaniinta ee maanta la khaarijiyay ayaa lagu kala magacaabi jiray, Maxamed xasan Nuur Qaamuus iyo Maxamed Axmed nuur Koba Naar.


dad aqoon ulahaa Nimankan Maanta ladilay ayaa hobyoradio.com u xaqiijiyay in ay ahaayeen gaala raacyo la shaqaynayay Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kusoo duulay dalka Soomaaliya, kooxaha Muqaawada Soomaaliya ee dagaalka kula jiro Ciidamada gumaysiuga Itoobiya ayaa la soo baxay dardar cusub oo ay ku ogaanayaan cid kasta oo la shaqayso Cadawga Itoobiya haday ahaan lahayd fanaaniin iyo Weriyaal .

Muqdisho, Somalia

-----

This is why Yalaxow hates Al Shabaab.


Insha allah Itoobia will be kicked out very soon.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”