Page 1 of 1

This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 9:46 am
by Diyeeshaha_Tolka
bal ila arka ninkan waalan wuxuu ku hadlaayo waa maxamed dheere waalanaa

gaalnomadiisa shaki kuma jiro hada iyo wixii kadambeeya dhiigiisuna waa xalaal

[b]Max'ed Dheere''Cadowgeena iyo kan reer galbeedka waa mid''. [/b]

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Dheere ayaa sheegay in cadowga ay la cabanayaan wadamada Caalamka gaar ahaan Mareykanka iyo Ingiriiska ay yihiin kuwa iyana ay ka caabanayaan.

Max'ed Dheere oo hadal siinayay warbaahinta ayaa ugu baaqday dawladaha reer galbeedka in ay baasaboorada ka qaadaan xubno uu sheegay kuwaasi oo argagixiso ah isla markaana heysta baasabooro ajaanib ah.

Waxaa uu cadeeyya Mudane Max'ed Dheere in Mudane Tarsan,Cali Aaasbaro Sheekh Fu'aad iyo kuwa kale ay heystaan dhalashooyin Canada,Ingiriis,Sweden iyo kuwa kale ah isla markaana ay qasayaan dalka kadibna ay halkaasi u cararayaan.

Gudoomiye Max'ed Dheere waxaa uu ugu baaqay shacabka Ingiriiska iyo dawladooda in ay gartaan cadowgooda hal in uu yahay isla markaana ay la gudboon tahay in ay ka wada hortagaan.

Waxa uu soo Xusuusiyay Max'ed Dheere shacabka Ingiriiska qaraxyadii xooganaa ee ka dhacay magaalada London waxaana uu cadeeyay kuwii ka danbeeyay qaraxyadaasi in ay lamid yihiin kuwa hadda dalka Qasaya sida uu yiri.


http://www.jowhar.com/news/news.php?readmore=2340

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 9:58 am
by Diyeeshaha_Tolka
maxamed dheere wuxuu cadeestay in uu cadawgiisa uu islamka yahay ..marka uu

leeyahay anaga iyo reer galbeedka hal cadaw aha ayaan leenay taasi macneehada

waa islamka ,sabatoo ah cadawga reer galbeedka waa islamka..

waxaan ilaahu uga baryayaa sida uu caqliga kaga qaaday inuu naftana ugu daro balaayada bilaash ayuu u noolyahay

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:01 am
by The_Emperior5
soo ximmar maha

dee

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:03 am
by LibanTheHeart
This man is CIA-warlord!

They own him!

Don't waste your time on him brother..

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:07 am
by Diyeeshaha_Tolka
sxb when eve i hear him talking walaahi dhiiga ayaa i kara,,dhiig-kar in uu igu dhaca ayaa cabsanaa walaahi ...waligay qofna uma nicin sida aan ninkani dhibsaday..walaahi.

mid ku jano taga ilaahay ha u sahalo

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:08 am
by Alchemist
This guy is a psychopath.

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:18 am
by LibanTheHeart
Hated Geedi More!

Remember those times he used to say!

Ciyaalka waa Agraagiso!

Everyone was Agraagiiso

I Hated the Word so much!

Re: This Man Must Be Stopped......

Posted: Thu Nov 15, 2007 10:43 am
by Sir-Luggoyo
[quote="Diyeeshaha_Tolka"]

dhiig-kar in uu igu dhaca ayaa cabsanaa walaahi ...waligay qofna uma nicin sida aan ninkani dhibsaday..walaahi.

[/quote]



That is exactly what I feel when I see that monster's face, and I pray that he dies a very slow painful death, and I pray he dies thirsty, hungry, humiliated, alone and tastes cadaab in this world b4 he is stumbled in the Jahannam of the hereafter