Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Posts: 34
- Joined: Mon Oct 01, 2007 9:47 pm
Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Wararka Maanta- Jimco, Nov 16, 2007
Wada Hadalladii Beelaha Xawaadle iyo Abgaal uga socday Deegaanka Moqokori oo la soo gebagebeeyay
Jimco, November 16, 2007(HOL): Waxaa lagu soo gabo gabeeyay Deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan kulan Nabadeed oo lagu soo afjaray khilaaf sababay gacan ka hadal oo dhaxmaray Abgaal iyo Xawaadle kaasoo ay ka qeyb-qaateen in kabadan 400 oo Ergo ah oo ay kala hogaaminayeen Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif iyo Iimaan Max'uud Imaan Cumur.
Kulanka oo markiisii hore ku Furmay warbixino ku aadan sidii inta badan lagu dhameyn jiray marka khilaaf noocan oo kale ah yimaado ayaa markii danbe u gudbay ka hadalka colaada iyo wax yaabaha layku hayo si markaa loo gaaro hishiis buuxa oo dhaxmara labada dhinac.
ka qeyb-galayaasha kulanka lagu soo dabo gabeeyay Deegaanka Moqokori ayaa qaar kood sheegay in khilaafka u dhaxeeya labada dhinac uusan aheyn mid u qalma in uu dhax-maro labo beelood daris ah islamarkaana uu ka dhaxeeyo Daaq iyo deegaan intaba iyaga oo intaa ku daray in khilaafka jira lagu tilmaami karo mid ay ka shaqeeyeen dad wax magarato ah .
Imaan Max'uud Imaan Cumar iyo Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif ayaa si wada jir ah u sheegay in Ergada labada dhinac looga fadhiyo in ay soo saaraan Qodobo muhiim u ah dhameynta colaada ka dhax taagan labada Beelood, iyaga oo intaa ku daray in arin Fool xuma ah ay tahay sii socoshada Dilka micno darada ah.
Dood iyo falan qeyn-dheer ka dib waxaa ay ugu danbeytii Beelaha Xawaale iyo Abgaal ku kala Saxiixdeen Deegaanka Moqokori hishiis Taariikhi ah oo sal looga dhigay qodobo muhiim u ah in mar kale aysan dib u soo laaban Colaada in mudo ah ka dhax taagneyd labada beelood waxaana ka mid ah qodobada laysku Afgartay 1- In meesha laga saaro Sheegashada daaqsinka la wadaago marka ay jiraan xaaladaha ay ka mid tahay Abaarta oo kale 2- In laysku Ciliyo hantida Muuqata ee la kala dhacay intii ay socdeen dagaaladii dhax maray labada Beelood 3- In Qofkii dila Qof kale la waafajiyo Shareecada Islaamka 4- In layska saamaxo dib aan loo soo qaadin khasaarihii ka dhashay intii uu khilaafku jiray, iyo waliba Qodobo kale oo dhamaan sal u ah soo afjarida khilaafka labada beelood.
Imaan Max'uud Imaan Cumar iyo Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo saxiixay hishiiska Labada dhinac ayaa sheegay in cidii jabisa Qodobada laysku afgartay si wada jir ah looga wada hor tagi doono, waxaana ay intaa ku dareen in dhaqan galinta wax yaabaha laysku af-gartay looga fadhiyo Ergada kulanka.
Marka laga soo tago Duubabka dhaqanka sidoo kale waxaa kulankaasi ka qeyb-galay Xubno ka socday Maamulada Gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhaxe kuwaasoo loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan wax ka qabashada kooxaha doonaya carqaladeynta hishiiska la gaaray.
Xarunta Cilmi Baarista iyo Wada tashiga CRD oo gacan weyn ka geysatay Fududeynta kulanka lagu soo gabo gabeeyay Deegaanka Moqokori ayaa Mas'uulkeeda Gobalada dhaxe Eng. Max'ed Xasan Kulmiye waxaa uu sheegay in hishiiiska lagaaray la oran karo waa mid horseedi kara nabad ku wada noolaashaha labada beelood isaga oo intaa ku daray in Nabadu furo u tahay nolol la gaaro, waxaana uu intaa ku daray in dhinacooda ay soo dhaweynayaan qodobada laysku afgartay.
Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo kala daga Gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhaxe ayaa waxaa horay u dhax-maray dagaalo dad badani ku dhinteen kuwaasoo u badan kuwo ka dhashay muran dhinaca daaqa iyo deegaan wadaaga ah.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Beledweyn, Somalia
Wararka Maanta RSS
Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 2006 Hiiraan Online

Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Good news for Xawadle and all Hawiye groups, peace is the only way forward...
Xawadle has made peace now with Murusade and it's neighborly brother Abgal..
Xawadle has finally realized that war is not in anybody's interest and instead people of hiiraan and middle shabelle should work on building their regions..
It's time that Somalis in the south look put aside their petty differences and deal with it's true enemy, Ethiopia..
Xawadle has made peace now with Murusade and it's neighborly brother Abgal..
Xawadle has finally realized that war is not in anybody's interest and instead people of hiiraan and middle shabelle should work on building their regions..
It's time that Somalis in the south look put aside their petty differences and deal with it's true enemy, Ethiopia..
-
- Posts: 34
- Joined: Mon Oct 01, 2007 9:47 pm
- ciiseguure
- Posts: 227
- Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
- Location: Beled Weyne
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Agree
But Hawadle has to stop Ali teesto too walaahi
But Hawadle has to stop Ali teesto too walaahi
-
- Posts: 34
- Joined: Mon Oct 01, 2007 9:47 pm
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
lol.. True, this subclan has brought a lot of trouble for Xawadle...
-
- Posts: 4
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: from
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Ciise guure Cali Teesto hadii la qabto yaa wax idinka dhicinaya??
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Did they finally agree too share the loot fairly?
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
[quote="Xamud."]Did they finally agree too share the loot fairly?[/quote]
looooooooooooooooooooooooool fockin @sshole

- ultratribalism
- SomaliNetizen
- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
vive xaawaadlanimo and muduloodnimo.
vive xamar the mudulood land
vive xamar the mudulood land

- abdi ilyas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1767
- Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
- Location: some where in europa
Re: Xawadle and Abgal sign peace treaty...
Xamud. wrote:Did they finally agree too share the loot fairly?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1618 Views
-
Last post by ultratribalism
-
- 6 Replies
- 592 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 41 Replies
- 2275 Views
-
Last post by Kramer
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 877 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 10 Replies
- 1162 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 1 Replies
- 782 Views
-
Last post by OjOO
-
- 1 Replies
- 663 Views
-
Last post by Kees70