Page 1 of 1

Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Fri Nov 16, 2007 12:40 pm
by AbdiWahab252
War deg deg ah ALLAHA U NAXARIISTEE MADIINO JENERAAL OO CAAWO KU GEERIYOOTAY MUQDISHO

Ar naxdin leh oo caawo naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lixdii maqribinimo ee caawo in ay magaalada Muqdisho ay ku geeriyootay ALLAHA u naxariistee Madiino Maxúud Cilmi (Madiino Jeneraal) oo aheyd guddoomiyaha ururka horseedka nabadda & nolosha, waxaana marxuumada ay u geeriyootay dhaawac shalay ka soo gaaray xabbad si kama ah uga fakatay mid ka mid ah maleeshiyooyin ilaalo ka hayey goob ay Marxuumadu raashin ka qeybineysay.

Geerida Madiina ayaa ah mid ay siweyn uga naxeen inta nabada jecel ee Gumeysi diidaka ah waxaana halkaan tacsi uga dirayo dhamaan shaqaalaha webka dayniile .com iyo Shacabka Soomalaiyeed ee Dibada iyo gudaha ku nool waxeyna ilaahay uga baryeen in janada Fardoowsa ka waraabiyo Madiin Maxúud Cilmi

Re: Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Fri Nov 16, 2007 12:44 pm
by Shirib
Allah ha u naxristo. Now who is he.

Re: Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Fri Nov 16, 2007 2:14 pm
by King-of-Awdal
Who is she Confused and i hope she rest in peace. Sad

Re: Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Sat Nov 17, 2007 7:06 am
by precious_dyme
Inna lillahi wa inna ilaihi rajiun.

May Allah grant her paradise...amiin ya Allah.

Re: Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Sat Nov 17, 2007 7:07 am
by HELWAA
inaalilaah waa ina ilehi raajacuun.

Re: Madiino Jeneral (AUN) Died Today

Posted: Sat Nov 17, 2007 9:56 am
by Somaliweyn
http://www.hiiraan.com/news/2007/Nov/wa ... 7-2312.htm

Madiino Jeneraal (AUN) was one of the brave women in Mogadishu that propagated for peace and contributed to the civil development going on in Mogadishu.

Like for example, she and other women were responsible for re-opening the hospital for women, which to this day operates voluntarily. Also, she and other women opened a number of schools where the people with small resources can attend for free...demobilized militia, made some dangerous roads in Mogadishu safer etc etc.


Indeed a great woman has passed away. May allah grant her jannatul fardowsa.

It is depressing to see good people to die while the traitors and warlords continue to live.