Page 1 of 1

BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:04 pm
by Somalistan
SOOL is gone, Sanaag is mostly gone and now cayn is gone to Somaliland. Puntland is cleansed from these areas slowly and maturely.


Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Cayn & taliyihii Qaybta booliska oo Somaliland u Galay .
Warkii 16-Nov-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk.
Gudoomiye ku xigeenkii Gobolka cayn jaamac ismaaciil dhible (J. yare) & taliyihii qaybta Booliska ee isla gobolka Kornayl Axmed maxamed Xaaji cabdi (Indho case) ayaa u galay Somaliland, waxaana ay maanta gaadheen magaalada Burco, lamina oga sababta keentay in xilligan ay labadaasi mas’uul ay ka goostaan maamulka puntland una galaan dhinaca Somaliland, halka sidoo kale aanay cadayn cidda dhabta ah ee ka shaqaysay arintani dhamaystirkeeda.

Labadan sarkaal oo kaxaystay gaadhigii taliyaha qaybta booliska oo gaadhi dawladeed ahaa ayaa ka ambabaxay Buuhoodle goor hore oo saaka ah iyadoo ay weheliyaan dad aan badnayn oo isugu jira odayaal, askar & shaqsiyaad caadi ah.

Illaa hadda ma jirto wax warbixin ah oo ka soo baxay maamulada Somaliland & puntland oo ku aaddan mas’uuliyiintaas hore uga tirsanaa puntland hadana u galay Somaliland

xigasho:Buuhoodlemedia.com

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:25 pm
by Ina Baxar
Again if I was advising the dhulbahante garaad and the dhulbahante people as a whole , I'd tell them to join Somaliland and by democratic ways effectively hinder ,as a very heavy weight attached to the feet of a camel { I know they dig this lingo Laughing }, Somaliland's march towards independence.
Berito they will say" Sow idoorow Las Canood ooyin iyoo cabaad idiin kama dhamaan, dee waa inakan ee isakaaya qabta"
Check and mate!!

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:28 pm
by Somalistan
Ina Baxar,

U are wierd wallahhi. Confused

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:34 pm
by Executive
Thats not the mayor of Buuhoodle

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:36 pm
by Ina Baxar
Somalistan , weird? why? Laughing
What is good for dhulbahante is also good for us , I mean after all do we not want them to become part of Somaliland?
In that case we have to face the consequences of the choices we make.

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:40 pm
by Somalistan
what consequences ina baxar?

Excutive,
yes he is. Very Happy

Re: BREAKING NEWS: Buuhoodle' mayor and police commander to SL.

Posted: Fri Nov 16, 2007 1:44 pm
by Ina Baxar
War somalistan dad la isaga tunto , oo sidii ey xoolo yihin maalin ba dhinac loo jeedin karo , aqli mirqaanka la idinku dhalay baa idin ka keentay.
Dhulbahante haddey Somaliland ku soo biiraan , Somaliland -taad rabtaan way u dhamaatay . Hadda xitaa arrintu halkaa maba taagno , dhowr bilood baa Las Canood- la idin ka kari la'yee , diyaar garooba , anuu waxan horaan usii oga ee , sidii gabadh yaroo surucya leh , maalin ba hadal cusub la inoogu iman maaye Laughing