Nuux Taani "Somaliland Waxaa Lagala Baxsaday 5 Tikniko Ah Oo U Galay Puntland"
(Hargeisa}16.11-7
Taliyaha Ciidanka somalidiidka Nuux Ismaaciil Taani ayaa Shirjaraaid oo uu qabtay waxa uu ku beeniyay War kusoo baxay saxaafada oo sheegayay in Ciidanka Somalidiidka lagala Baxsaday 10 gaadhi oo Tikniko ah balse wuxuu qiray oo kaliya in 5 gaadhi lagala baxsaday.........................
Nuux Ismaaciil Taani Taliyaha Ciidanka Somalidiidka waxa uu sheegay in ay Jiraan baabur badan oo u badan Nooca Surf ta ah iyo 5 tikniko ah lagala Baxsaday Ciidankiisa jooga Laascaanood balse aanay waxba ka jirin in 10 Baabuur lala baxsaday
Nuux Ismaaciil Taani Waxa uu sheegay in Warbaahinta in aanay Cadawga u adeegin , islamarkaana aanay soo faro gelin Sirta Ciidanka cidii lagu arko iyadoo ka warbixinaysana jeelka ladhigi doono.
Shalay bay ahayd markii Ciidamo iyo baabuur dagaal oo ka soo goostey maamulka Somalidiidka ay ku soo biireen ciidamada Dawlad Goboleedka Puntland ee difaaca kaga jira Gobolka Sool.
Masuul ka tirsan xarunta Madaxtooyada Dawlad Goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa xaqiijiyey in sadexdan baabuur iyo ciidanka saaran ay haatan ku sugan yihiin xerada 54 ee ciidamada Daraawiishta Dawlad Goboleedka Puntland iyagoo halkaasi lagu siiyey dareyska ciidamada Puntland, isla markaana lagu dhafayo ciidamada Puntland ee ku sugan jiida difaaca ee duleedka magaalada Laascaanood.
Ma ahan markii ugu horeysay oo ciidamo ka soo goostey maamulka Somalidiidka ay ku sii biiraan ciidamada Dawlad Goboleedka Puntland, waxaase xiliyo kala duwan jirey in ciidamo ka soo baxsadey Somaliland ku soo biiraan dhanka Puntland kuwaasi oo sheega inta badan inay ka xumaadeen duulaanka maamulka Hargeysa uu ku doonayo in uu ku qabsado deegaanada Puntland gaar ahaan Gobolka Sool magaalo madaxdiisa Laascaanood.
Jor Widhwidh Online News Desk..media Center
Somaliland say they lost 5 tekniko not 10
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: Somaliland say they lost 5 tekniko not 10
Refering to this incident http://www.halganews.com//content/view/3659/1/
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland say they lost 5 tekniko not 10
Beritey soo labmi doonaan , no big deal !!
- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Somaliland say they lost 5 tekniko not 10
The line has been drown and Actually I'd like to see Somaliland do the fighting instead of hiding behind brave Dhulos. Most Dhulos would realize the situation they are in which leaves Somaliland in dry spot.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 329 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 37 Replies
- 3104 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 339 Views
-
Last post by Midhisho
-
- 6 Replies
- 1161 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 10 Replies
- 593 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 3 Replies
- 314 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 30 Replies
- 2658 Views
-
Last post by knet
-
- 21 Replies
- 1884 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 13 Replies
- 1837 Views
-
Last post by lali99