AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Madaxweyne JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Siyaasiga Weyn Ee Axmed Xaabsade Oo 10 Kadib Hargeysa Yimi
Written by Faysal Cabdilaahi
Monday, 19 November 2007
Hargeysa(Hormoodnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay siyaasiga weyn ee Axmed Cabdi Xaabsade, oo ka soo jeeda gobolka Sool, oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.
Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Md Siciid Sulub Maxamed,oo ay xubno ka ahaayeen Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md Liibaan Ducaale
Casayr,Wasiirul-dawlaha waxbarashada Md Maxamed Maxamuud Garaad,Wasiir kuxigeenka Qorshaynta Md Axmed Xaashi Cabdi,iyo xildhibaano ka tirsan golayaasha guurtida iyo wakiilada oo ka soo jeeda gobolka sool,oo maanta ku soo laabtay magaalada Hargeysa, iyadoo ay meel u dhaxaysa tuulooyinka diin-qal iyo haleeya ay kaga hortageen Wasiirada Arrimaha Dibada, Cadaalada, Ganacsiga, Macdanta iyo Biyaha, Warfaafinta, masuuliyiin ka tirsan xukuumada.
Xaabsade, oo hadal kooban oo mahad-naq ah jeediyay, ayaa waxa uu yidhi“Waxa kale, oo aan u mahad naqayaa masuuliyiintii halkan igu soo dhawaysay,waxa aan leeyahay waxa aan imid gurigaygii”.
Siyaasigan.oo muddo hada laga joogo toban sano gudoomiyaha golaha wakiilada, ka ahaa Somaliland,ka dibna ka noqday mowqifkiisii Somaliland, una wareegay dhinaca maamulka Puntland oo uu xilal kala gedisan ka qabtay,taasi oo ay ugu dambaysay Wasiirkii Arrimaha gudaha ee dawlad goboleedkaasi.
Faysal Cabdilaahi.
Hargeysa-Hormoodnews.
http://hormoodnews.com/index.php?option ... 26&lang=en

Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS

This year he made more money than Afqudac

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay siyaasiga weyn ee Axmed Cabdi Xaabsade.
Loool @ siyaasiga weyn !!
Ma xishoonayaan !!
Loool @ siyaasiga weyn !!
Ma xishoonayaan !!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
WAR SIYAASIGA DAA
400.000 OO DOLLAR BAANUU SIINAY
HOW CHEAP IS LASCANOOD
HAHAHAHAHAA
400.000 OO DOLLAR BAANUU SIINAY
HOW CHEAP IS LASCANOOD
HAHAHAHAHAA
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
freaking flip flopper.
Ali Sandulle, Adan Adde, and Ahmed Qaybe are real somalilanders, this guy is sell out who looks after his interests.
Ali Sandulle, Adan Adde, and Ahmed Qaybe are real somalilanders, this guy is sell out who looks after his interests.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Ummadu wada hunguri ma'aha the Emperior !!
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
iney gudaha dhigaan bey aheyd, Just Few months ago buu lahaa ther is no Somaliland hadana caasimadii buu hurdaa, and now he is eating Canshuurtii dadka? walee Riyaale waa in lala xisaab tamaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
HAA SIIDADA SLAMAHA FUTTADA KAMA MAYDHNO
ILAHOOW SIIDAADA HANAGA DHIGIIN BAXAAROW
ILAHOOW SIIDAADA HANAGA DHIGIIN BAXAAROW
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Dawarsade cid walba futada ku xogdaad tahay !!
400.000 oo $$ xaggeed ka keentay ?ma Helai Selaassie baa adeerka usoo diray?
400.000 oo $$ xaggeed ka keentay ?ma Helai Selaassie baa adeerka usoo diray?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
ha adeerkay haille sellesie inkabadan buu noo soo diirii jiiray
laakin arintan wa arntii xaabsade
jidbaale baan ka akhriye ila lacagta la siiya xaabsade ilay run tahay ama been tahay
adiga buu qurjiluhu ku dhalay bal hooyada noo soo waydii
laakin arintan wa arntii xaabsade
jidbaale baan ka akhriye ila lacagta la siiya xaabsade ilay run tahay ama been tahay
adiga buu qurjiluhu ku dhalay bal hooyada noo soo waydii
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
quote-->"jidbaale baan ka akhriye ila lacagta la siiya xaabsade ilay run tahay ama been tahay
"Ila lacagta ... ilay tahay ... ila ya yidhi...."
Paltalk bay odayaasha carabka la' kusoo baraan af soomaliga , nijaastan yar ee halkan inoogu timaad
"Ila lacagta ... ilay tahay ... ila ya yidhi...."

Paltalk bay odayaasha carabka la' kusoo baraan af soomaliga , nijaastan yar ee halkan inoogu timaad
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
war adiga booyada xaarka eeh paltalk soo gasha baa ku dhama
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Fuc.k outta here biatch!! 

- Starscream
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2526
- Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
- Location: Qardho District.
Re: AXMED CABDI XAABSADE VISIT HARGESA AFTER 10 YEARS
Tolow odayga Sacad Muuse ma multiple personality lahaa? Adiga, Helwaa iyo Gatspy oo dhinac ah iyo Muktaar iyo Emberior oo dhinac ah, isku meelna ka soo wada jeedaan, waa wax maskaxdeyda qaadan karin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 383 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 423 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 622 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 1 Replies
- 366 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 35 Replies
- 3304 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 1244 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 44 Replies
- 2727 Views
-
Last post by knet
-
- 10 Replies
- 892 Views
-
Last post by BoholKing
-
- 1 Replies
- 790 Views
-
Last post by moshakis_nl