Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Hiiraan boy »

Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maalintii saddexaad laga dareemayaa deegaanka Tukaraq iyo Gambare kadib markii shalay halkaasi ay soo gaaren ciidamo kasoo jeeda Puntland.

Deegaankaasi ayaa shalay gelinkii danbe waxaa gebi ahaanba baneeyey ciidamadii Somaliland ee soo gaaray deegaanka Gambare iyo duleedka Tukaraq.

Arrintan ayaa timid kadib markii ay ciidamo horleh oo ka socda dhinaca Puntland lagu soo xoojiyey deegaankaasi Tukaraq kuwaasi oo dhaqdhaqaaq xoogan shalay iyo daraad halkaasi ka waday.

Dhaq dhaqaqan ayaa kusoo beegmay xili uu shalay ku dhawaaqay Madaxweynaha Puntland Taliyayaal cusub oo loo magacaabay ciidamada Daraawiishta ee gobalada Puntland.

Saraakiisha uu Madaxweynaha Puntland magacaabay ayaa waxaa kamid ah Taliyaha cusub ee ciidamada Daraawiishta Col. Cali Baadiye oo kamid ahaa saraakiishii hore ee dalka.

Waxaa sidoo kale la magacaabay Taliyo K/xigeenada iyo taliyayaaasha daraawiishta ee dhamaan gobalada Puntland ee xadka saaran dhinaca Sool, Sanaag, Cayn iyo waliba dhinaca Mudug oo dhamaantood la isku shaandheeyey.

Xubin kamid ah Taliska Daraawiishta oo u waramay Waagacusub ayaa sheegay in isku dhafka saraakiisha ciidamada ay qeyb ka tahay dib u habayn guud oo lagu sameenayo Ciidamada Puntland, taasi oo horudhac u ah siyaasada guud ee cusub ee Dowlada Puntland ugu talo gashay deegaanada xadka u ah maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Waxa uu sheegay in saacado yar kadib hadii ay arinta sidaan kusii socoto la is fari saari doono.

Si kastaba ha ahaatee, dagaalada dhex mara Puntland iyo Somaliland ayaa inta badan waxaa ku dhibaatooba dadweynaha shacabka ah ee ku dhaqan goobaha dirirtu ay ka dhacdo, iyadoo mas\'uuliyiinta labada dhinacna ay ka go\'an tahay inay dagaal galaan sida laga dareemayo hadalada ay Warbaahinta siiyaan.

Axmed Maxamed Cali \' Caano Geel\'
yacko144@hotmail.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Hiiraan boy »

this must be boring fight ever in somalia

2 fukking pussies doing nothing
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by MJ-Pride »

Yeah. We don't just get into fight. Fighting is the last thing we do. Compare this hutus in south who sleep and wake up with guns blazing 24/7 :lol: :lol:
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Hiiraan boy »

[quote=\"MJ-Pride\"]Yeah. We don\'t just get into fight. Fighting is the last thing we do. Compare this hutus in south who sleep and wake up with guns blazing 24/7 :lol: :lol:[/quote]

kan ma doqon baa. war somaliland kicked ur ass 2 months ago and ur still preparing to attack.

fukking pussies
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by MJ-Pride »

You get karbaashed by Ujeeeden by all people and were forced to sing a humiliating peace treaty. At least Isaaq aint Holding no Majeerteen land :lol: :lol:
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Hiiraan boy »

but its holding darood land so its embarasment for darood
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Mr.Wise »

[quote="Hiiraan boy"][quote=\"MJ-Pride\"]Yeah. We don\'t just get into fight. Fighting is the last thing we do. Compare this hutus in south who sleep and wake up with guns blazing 24/7 :lol: :lol:[/quote]

kan ma doqon baa. war somaliland kicked ur ass 2 months ago and ur still preparing to attack.

fukking pussies[/quote]


thought you just call both somaliland Bungland pussies,!! Waraa WE fight in somaliland when we have to, it takes nin rag in uu Nabad keeno, Every Fool can fight waryaa
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by MJ-Pride »

Daroodnimo does not exist just like how hawiynimo exist. remember how Habar Kinter cuptured bletweyn and made you ask help for Ilkoyarta. Also abgaal likes me more than your laangaab futo xaar. :lol: :lol:
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Alchemist »

[quote="MJ-Pride"]You get karbaashed by Ujeeeden by all people and were forced to sing a humiliating peace treaty. At least Isaaq aint Holding no Majeerteen land :lol: :lol:[/quote]

Horta MJ-pride why do you lie just to score a point? :? Xawadle sign tready for peace but they rule the region and everyone knows that... If anything all the tribes of the region complain about Xawadle militia being feared..

Xawadle would beat majerteen anyday of the week..

Ceyr alone will take care of MJ after Ethiopia leaves.. :lol:
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by MJ-Pride »

Should I call Somaliweyn? according to him, Udeejeen moved from Moqdisho to Hiraan and when Xawaadle tried to kick them out, Udeejeen Karbaash them real bad that they had to back off and let udeejeen settle in Hiraan. :lol: :lol:

Ps. LMAO of midget Hiraan taking on Jamhuuriyada Majeerteen
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Alchemist »

[quote="MJ-Pride"]Should I call Somaliweyn? according to him, Udeejeen moved from Moqdisho to Hiraan and we Xawaadle tried to kick them out, Udeejeen Karbaash them real bad that they had to back off and let udeejeen settle in Hiraan. :lol: :lol:[/quote]

No udeejeen always lived in hiiraan, Xawadle and Udeejeen are brothers who had small skirmishes..


Just because you make up lies wont make it a fact..

But i'll tell you one fact though, when Ethiopia leaves Puntland is done :lol:

Habargidir beating your tribe in war again and again is a fact..

Your tribe shiting themselves when they hear Habargidir is a fact.. 8)
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by MJ-Pride »

Is this some type of black hawk game? dude relax. Forgeta bout HG the whole Hawiye can touch us. :lol: :lol:
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by Alchemist »

[quote="MJ-Pride"]Is this some type of black hawk game? dude relax. Forgeta bout HG the whole Hawiye can touch us. :lol: :lol:[/quote]

Haye abti, i'll let you day dream :lol: .....
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by AbdiWahab252 »

Puntland doesn't exist as all the other Daroods took off :lol:

Its Somaliland vs. Majeertenia.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Puntland iyo Somaliland oo saacadaha soo socda laga cabsi qa

Post by DR-YALAXOOW »

abdiwahab ciyaal isbaaro be fair WARYAA. dont take qaldaanlands side.

the real name of both banana republics are ISAAQLAND AND MAJEERTEENLAND.



whos isaaqs give them the rigthe to take (SOOMALI name) soomali).

ISAAQLANDS REPUBLICS NAME IS ISAAQLAND NOT SO CALLED SOMALILAND.

AND ma-jeereer teenland DESERT republic is MAJEERTEENLAND.

THEREFORE upcoming war between DOORO DAROOD BINU CARAB AND ISAAQ BINU CARAB BINU I AQOONSADAAY. WE HAWIYES SHOULD STAY NATURAL.

but if i but money on one side i will but my money isaaqlandsers are going to win!!


majereerteenland girls can't fight
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”