Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo kamid ahaa Hogaamiyaashii muddo maalulayay magaalada Muqdisho sida xoogana ugu soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopian-ka ayaa maanta ka hadlay falkii ciidamada Ethiopia ay shalay ku qabsadeen xaruntiisa Dayniile.
Waxa uu sheegay inay ciidamadaan raadinayeen Guddoomiyaha Odoyaasha Hawiye Maxamed Xasan Xaad, isla markaana ay u moodaan inuu isaga ku hayo gurigiisa Dayniile ku yaala.
\"Maxamed Xasan Xaad, waa muwaadin Soomaaliyeed oo si xornimo ah ugu noolaan karo caasimadiisa hooyo, balse kuma sugna xarunteyda Dayniile oo magaalada ayuu dhinac ka joogaa\" ayuu yiri Qanyare.
Waxa uu sheegay inuusan isaga ogeyn halka uu joogo Xaad isla markaana wax xiriir ah uusan la laheyn balse uu u qirsan yahay Nabadoon Soomaaliyeed oo xaqiiqda mar walba ka hadla.
Mar la warsaday waxa uu ka yeelayo hadii ciidamada Ethiopian-ka ay ka bixi waayaan xaruntiisa Dayniile waxa uu ku jawaabay \"Aniga dheeldheesha kuma wanaagsani, hadii ay ciidamadaan si deg deg ah xarunteyda ugu bixi waayaan la isma warsanayo inaan xoog iyo xeylad intaba ugu bixin doono\".
Hadalka Qanyare ayaa yimid kadib markii shalay ciidamo Ethiopian ah oo hubeysan ay galeen degmada Dayniile isla markaana xarun ka sameysteen xarunta Maxamed Qanyare uu ka degnaa degmada Dayniile.
Xildhibaan Qanyare oo sheegay inuu xoog ugu bixinayo xarunti
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 783 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 10 Replies
- 877 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by kaliil
-
- 3 Replies
- 658 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 2 Replies
- 487 Views
-
Last post by snoop12
-
- 6 Replies
- 856 Views
-
Last post by Jaamacbuuhoodle
-
- 5 Replies
- 450 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 492 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 10 Replies
- 804 Views
-
Last post by qudhac-m
-
- 13 Replies
- 766 Views
-
Last post by shidow1