DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Saxiib, Nimanka Abgaal maxay dagaalka uu diideen iney ka qayb galan ?
Waceysle keliye ba dagaalka ku jiirey. Xa ku dhacey kuwi kale ?

Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Agoonyari is also involved.. 8)
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
abgaal waa nation. qofka meeshuu rabuu raaci karaa. laakiin waxa dagaalamaya waa 90% warsangeli harti abgaal iyo xoogaa yar AGOON YAR AH. guud ahaan hari abgaal.
abgaal kale sida wacbuudhan waceysle dagaal kuma jiraan.
siiba waceysle muqaamada ayeyba u baddan yihiin.
dhinaca kale ABDIWAHAB SACAD reer hilowle waaba ASKARTA ugu baddan ee BOOLIISKA ee ka garab dagaalamaya ETHIOPIANS. WAA WADA SACAD reer hilowle iyo jufooyin kale magacydooda aan hilmaamee SIMA YARE , FARAYARE LUGO YARE.
SACAD OO DHAN. WAA PRO ABDULAAHI YUSUF THEIR FELLOW gaalkacyood sabatuna waa their hatered towards CEEYR GAAJO.

- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Abgaal waa dameer malab Saaraan. They should come together and finish off whatever left from Habar Dugaag. Dameers should know that this is the best time to finish HG. If they smart, they could have Moqdisho all by themselves

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Dr. Yalaxow,
Sacad waxay uu badan yihin kuwa ka horjeedan Tigrey iyo Afbiijo. Sacad badan ba la laaye oo xaafadaha eey uu badan yihin wa laga qaxeey. Askarta Qeybdiid kuwa badan ba ka goostey marka Hodan,Wardhiigley iyo meelaha Sacad uu badan yihin dagaal lagu qacdeey.
Abdi Qeybdiid wa nin meel ciidlo tagan. Aniga ugu dhowa ba mucarad ku nooqdey iyo kuwa aniga la mid oo Makiiminta neceba ba biishi May ka samreen. Macal caruurtiis ba ka caroodey.
90% Sacad waxay tageersan yihin ina meesha laga saaro Tigrey, Afbiijo iyo dabadhilif kasto.
Lakin iga jawaab, maxa Wuuqoyiga Xamar ee Abgaal joogan dagaal ka dhiici waye ?

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Awguuryo walle Cabdiwahab maanta waa inaan gabadh u dhiso, maanta haduuba Af Soomaali isku dhibay

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Voltage....
Saxiib, thanks but kindly let me have a discussion with Dr. Yalaxow.
I avoid entering the MArexan conversations so let me get on this Hiiraab one.

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
mj-pride you should know that without abgaal this so called government would not even work so respect them.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
dagaalka wuxuu ka socdaa yaaqshiid, siinaay wardhiigleey(abgaal side) TOWFIIQ whichs abgaal land.
meelaha uusan dagaalka ka socon waa zoonaha mariino, karaaan dhinaca danbe stadiom koonis agagaarkeeda. dhulkaasna waxaa u baddan harti abgaal.iyo beelaha aan hubeeysneeyn.
yaaqshiid tawfiiq ,maana boolyo, suuq bacaad waa meelaha daagalada ugu baddan ka dhaceen intii ay TIGREE xamar timaadeen waana abgaal land.
ASKARTA booliska XAMAR dadka nafta u keentay waa wada sacad JUFADA ABDI QEYBDIID.
DADKA XAMAR QOFKAA RABTID WEYDII BOOLIISKA labisan ee dadka jidadka ku baada waa mooryaantii ABDI QEYBDIID.
xaafadaha abgaal north xamar sababta uu dagaal uga dhici wayey waa maleeshiyoyinka hubeysan dhulkaa jooga waxa ay wada hoos yimaadan BASHIR, RAAGE.MAXAMED DHEERE. SALAAD CALI JEELE IYO CABDIQAADIR BEEBE , SHIBIS IYO ABDICASIIS.
WAANA PRO ETHIOPIANS.
LAAKIIN SIDA AAN KU SHEEGAY YAAQSHIIID TAWFIIQ SUUC BACAAD MAANABOOLYO SIINAAY DAGAALADII UGU XUMAA AA KA DHACEY MEESHAAS.
meelaha uusan dagaalka ka socon waa zoonaha mariino, karaaan dhinaca danbe stadiom koonis agagaarkeeda. dhulkaasna waxaa u baddan harti abgaal.iyo beelaha aan hubeeysneeyn.
yaaqshiid tawfiiq ,maana boolyo, suuq bacaad waa meelaha daagalada ugu baddan ka dhaceen intii ay TIGREE xamar timaadeen waana abgaal land.
ASKARTA booliska XAMAR dadka nafta u keentay waa wada sacad JUFADA ABDI QEYBDIID.
DADKA XAMAR QOFKAA RABTID WEYDII BOOLIISKA labisan ee dadka jidadka ku baada waa mooryaantii ABDI QEYBDIID.
xaafadaha abgaal north xamar sababta uu dagaal uga dhici wayey waa maleeshiyoyinka hubeysan dhulkaa jooga waxa ay wada hoos yimaadan BASHIR, RAAGE.MAXAMED DHEERE. SALAAD CALI JEELE IYO CABDIQAADIR BEEBE , SHIBIS IYO ABDICASIIS.
WAANA PRO ETHIOPIANS.
LAAKIIN SIDA AAN KU SHEEGAY YAAQSHIIID TAWFIIQ SUUC BACAAD MAANABOOLYO SIINAAY DAGAALADII UGU XUMAA AA KA DHACEY MEESHAAS.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
Dr. Yalaxow,
Mahad saniid saxiib. Iftin fiican ba iga siisey dhanka Abgaal Cisman.
Manta waxa nagu dhex jiira kuwa raban iney dib uu so nooleyan colaad hore.
AbdiQeybdiid wa nin meel cidla tagan. Qof Sacad uu matalo ma jiirto. Wa nin shaqsi meel tagan.
Marka, ha uu qadanin mooryaan uu wata inu kalsooni Sacad ka qabo. Manta waxan ku ogahay Sacad badan ba uu darsan.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
AW..... what you are asking him is admit that his qabil are to scared to fight becouse they are cowards.but what do you expect from a donkey.
But why are your people killing other HG i think thats alot worse then your case against Abgaals.
But why are your people killing other HG i think thats alot worse then your case against Abgaals.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
General SNM,
Bro, u can't label 1 faction leader as being synomous with an entire clan. A vast majority of all HG are opposed to the TFG & the Ethiopians. But u will always find a few tuugo who are not.
Look at the SNM, would it be okay to say that men like Cumar Arteh Ghalib spoke for Issaq or the numerous other ProSiyaad Issaq government officials spoke for the majority ?
Bro, u can't label 1 faction leader as being synomous with an entire clan. A vast majority of all HG are opposed to the TFG & the Ethiopians. But u will always find a few tuugo who are not.
Look at the SNM, would it be okay to say that men like Cumar Arteh Ghalib spoke for Issaq or the numerous other ProSiyaad Issaq government officials spoke for the majority ?
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
abdiwahab SAX WAAN KUUGU raacsanahay 100% qabiil waliba dad caado qaatayaal waa ka buuxaan.
maxamed dheere iyo abdi qeybdiid waa laba isku mid ah, laba nin oo raba inay magac ku helaan xasuuqa shacabkii ay ka dhasheen.
dagaal u dhaxeeyaa abgaal iyo habargedir ma jirto sababtoo ah muqaamawada waxaa ku wada jira soomali oo dhan including abgaal and habagedir.
dawlada tigreegana waxaa ka wada buuxda habargedir and abgaal and other somalis and tigrees.
meesha waa leeysku qasan yahay.
lets waite and see new tigree raiisal wasaare waxa uu soo wado??
kor iyo hoos somalia is doomed. xitaa muqaamawadii qilaaf ayaa soo dhex galey mid idiot ah ceeyroow la yiraaahdo ayaa dhabarjibin ku sameeyey nimankii mujaahidiinta ahaa ee rabey wadanka inay axmaaro ka nadiifiyaan ka dibna dib u heshisin wadankana la dhiso sida sheekh shariif iyo shariif xasan and so on.
idiot ceyroow mansuur fuaad niman wareersan , gaaladii ayey u marqaati fureen marmarsiyadii aheeyd alqaida somaliya joogta.si ay gaalada u xasuuqaan masaakiinta xamar deggan.
ceeyroow moryaan xitaa wuxuu qilaafey hogaankii sare ee maxaakiimta ,urur wareersan isaga u gaar ah ayuu sameeysay so called al shabaab! whata idiot.

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: DR> YALAXOW SAXIIB SO GAAL
"abgaal waa nation. qofka meeshuu rabuu raaci karaa"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1654 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 32 Replies
- 1453 Views
-
Last post by somaliyad07
-
- 11 Replies
- 769 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 7 Replies
- 646 Views
-
Last post by CRAZY_FUGITIVE
-
- 1 Replies
- 393 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 0 Replies
- 833 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 3 Replies
- 417 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 3 Replies
- 1445 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 8 Replies
- 2364 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 16 Replies
- 5266 Views
-
Last post by Theguardian