Ku: Beelaha Sade gudaha iyo dibadaba
Ka: Guddiga Guurtida Xalinta iyo Khilaafaadka soo noq-noqday ee beesha Sade Bari
Ujeedo: Bayaan kasoo baxay Guddiga guurtida xalinta iyo khilaafaadka beesha Sade Bari
Ka ddib markii ay dhacday dhimashadii alaha u naxariistee marxuum Faarax Warsame Jiifaa, taaso ku aadaneyd 11/09/2007, ayaa waxaa shir iskugu yimid golihii Guurtida beesha Sade Bari, marka laga reebo labadii beelood ee dhacdadu ka dhex dhacday, waxayna fidiyeen Gogol Nabadgalyo iyo wada hadal, waxayna ku hor mareen Beeshii ay gacantu ka dhacday oo ahayd Beesha Wagardhaceed, waxayna ku ganaaxeen ganaax lacageed oo dhan dhan Sh. Som. 120 Malyan iyo Labo Qori (Boqol iyo Labaatan Malyan iyo labo qori) iyo Xukunkii laga gaaray dhimashadii Dhago-caleen oo ahayd 300 oo halaad (sadex boqol oo geel ah), lana bixiyo mudo la'aan, beesha Wagardhaceedna way aqbaleen xukunkaas ayaga oo isla goobtii ku dhiibeen Ganaxii, duugtii iyo Qoryihii.
Intaas kaddib, waxaa si buuxda gogoshii loogu yeeray Beeshii reer Faarrax Ugaas ee gacantu ku dhacday, sidii ay caadadu ahayd si loogu jeediyo wax qabadkii iyo xalkii ay gaareen Golaha guurtida ee Beesha Sade Bari.
Intaas ka dib, waxaa si buuxda ay u diideen kuna gacanseyreen dhamaan wax qaradkii iyo gogoshii beelaha Sade Bari. Haddaba, waxaan gaarsiineynaa dhamman waxgaradka Mareexaan meel kasta oo ay jooganba, aragtidooda iyo fikirkooda ku aadan iyo in ay wax ka qabtaan amuurtaan keeni karta bur bur iyo dhibaato aan maanta deegaankaan waqooyiga G/gaduud uusan xamili karin.
ODAYAASHA BAYAANKAAN SOO SAARAY:
Odayaasha Reer Siyaad Xusseen
1- NABADOON FAARAX NUURE XUUBEY
2- SHIIKH CABDIRASHIID YAASIIN CALI
3- NABDOON BEDEL DIIRIYE AW ALI
4- MAXAMUUD MOXAMED CADEE
5- CABDULLAHI GUULEED KULAN
Odayaasha Habarciise.
1- NABADOON BADEL JAAMAC SHIDANE
2- CABDDULQAADIR MUUSE WARSAME (XINBIL)
3- NABADOON CABDULAAHI CALI HAYDAR
4- SHIIKH CABDULAHI MCALIN CUMAR
Odayaasha Celi
1- XAAJI BASHIIR MACALIN CABDI
2- NAASIR CABDIILE XIRSI
3- MUUSE CARTAN
4- BASHIIR FAARAX CASER
5- KHALIIF CAABI DUCAALE
6- CABDIKARIIM YUUSUF AXMED
Odayaasha Uur midig
1- SHIIKH IBRAAHIM SANKUUS
2- SHIKH CABDULAHI WARSAME TAWASAL
Odayaasha Celi Dheere.
ADAN XIRSI YUUSUF
Odayaasha Fiqi yaaquub.
NABADOON GOLAY SAMATAR DHEERE
Odayaasha Hawraarsame.
1- NABADOON FAARAX DHAMAN-GADI
2- XAASHI SHIRE
3- MUUSE JAAMAC ROOBLE
Odayaasha Cumardheer.
2- NABADOON CABDULAHI AXMED DHAGAY.
3- FEER GOOG COLAAD
Odayaasha R/yuusuf.
CABDUL CALI KULUC
Odayaasha R/cismaan.
1- NABADOON AXMED DHAQARE2
2- GUURE CABDUULE XAYRAAN
3- JAAMAC DIIRSHE XIRSI
Fiiro gaar ah: Dhamaan odayaashaas cidii dooneysa in ay la xariirto waxaa laga heli karaa Teleefanada kala ah: 2521-5833869 ama 2521-5863575.
Bayaan kasoo baxay Guddiga guurtida xalinta iyo khilaafaadka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
Alta Vista [Bot2]
- SomaliNetizen

- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Bayaan kasoo baxay Guddiga guurtida xalinta iyo khilaafaadka
[quote="CoolPoison"]Haddaba, waxaan gaarsiineynaa dhamman waxgaradka Mareexaan meel kasta oo ay jooganba, aragtidooda iyo fikirkooda ku aadan iyo in ay wax ka qabtaan amuurtaan keeni karta bur bur iyo dhibaato aan maanta deegaankaan waqooyiga G/gaduud uusan xamili karin.
[/quote]
Waa run walle.
[/quote]
Waa run walle.
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Bayaan kasoo baxay Guddiga guurtida xalinta iyo khilaafaadka
Kan nah "Bayaan" uun buu hadal ka hayaa. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 60 Replies
- 4744 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 398 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 691 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 5 Replies
- 748 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 0 Replies
- 5 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 471 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 491 Views
-
Last post by kaliil