Ganacsatada Bakaare oo maanta la xasuusiyay hadalkii Sh,Fu'aad
Posted November 14th, 2007 by BaraxleySomali Maanta suuqa Bakaaraha wixii ka dhacay waxay dadka ka ganacsada Bakaaraha soo xasuusinaysaa waanadii Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf uu ka jeediyay masaajidka Abu Hurayrah wakhtigii dagaalku ka socday qaybo ka mid ah Magaalada, lakiin qaybo ka mid ah ay gacanta ku hayeen Mujaahidiintu.
Sheekhu maalintaa inta uu istaagay salaaddii kadib ayuu makaroofanka qabsaday iyagoo culimadu wada cabsatay, sheekhu wuxuu aad uga hadlay jihaadku halka uu marayo, sheekhu wuxuu si gaar ah ula hadlay dad aad furo badan oo ka mid ahaa ganacsatada suuqa Bakaaraha, hadaladii sheekha maalintaa waxaa ka mid ahaa"Waar Reer bakaarow haddii jihaadka taga la idinka waayay markii Xabashidu soo socotay boqolaal km, hadda Dagaalkii waakan, wuxuu ka socdaa agtiina wuxuu ka socdaa Cali kamiin oo idiin jirta wax yar, waar walaalayaalow nala riixa Xabashidii maanta way jilicsantahay, intiinaasi haddii aad jihaadka u soo baxdaan Xabashi way jabaysaa ee walaalayaal na raaca oo qoryaha soo qaata, aduunykan waa laga tagayaaye, haddii kale wallaahi waxaa dhacaysa in halkan ay idiinku timaado Xabashidu oo maalkiina dhacdo masaajiddan quruxda badan ee aad ku jirtaana Kaniisado u baddasho"
Inkasta oo ay jireen rag faro ku tiris ah oo Bakaare ka yimid oo jihaadka ka qayb qaadanayay haddana badankoodu waxay ku jireen riyo, waxaanay moodeen in wadaado loo socdo oo iyaga waxba loo sheegan doonin, maanta Xabashidii way soo dhaaftay Cali Kamiin waxaanay gaartay maalintii Sheekhu sheegay oo inta Bakaare ay timid ayay wixii rag ay aragtay qafaalatay oo aan illaa hadda la garan karin meel ay gaysay..
Waxaa nasiib darro ah haddi qofku indho ku garaadle noqdo oo uu garanwaayo cadowgiisa iyo heerka damaciisu gaarsiisanyahay, walina qaar ayaanay ka dhaadhicin Ujeedada xabashidu iyo cadaawaddoodu, waxaa jiray nin ka mid ah ganacsatada oo Idaacadaha war siinayay shalay oo dadka u sheegayay in ay wada hadleen gaaladii oo soo heshiiyeen oo ay yiraahdeen guryihiina ku soo noqda waxba idiin sheegan maynee, ganacsigiinana furta, dad ayaa run mooday khayaamadii gaalada iyo munaafiqiinta oo maanta guryahoodii ku noqday qaarna ganacsigii furtay, kadib xabashidii waxay galeen xaafadihii lagu soo noqday waxaanay soo kaxaysteen wixii rag ay ku arkeen, halka ganacsatadii bakaarahana wixii rag joogay ee ay arkeen qafaasheen.
Hadaba walaal yaan god laba jeer lagaa qaniinin, xabashi ku xasuuqday oo hooyadaa gawracday adi naxariista uu kuu galayaamaxay tahay? ee aad ugu aaminayso naftaada iyo maalkaaga, ku oran mayno isaga baxso magaalada ama isaga qax laakiin waxaan ku leenahay dagaal iyo halgan la gal cadowga oo difaaco diintaada, naftaada iyo maalkaaga intaba oo sharaf ku dhimo.
Ganacsatada Bakaare oo maanta la xasuusiyay hadalkii Sh,Fu'a
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ganacsatada Bakaare oo maanta la xasuusiyay hadalkii Sh,Fu'a
Sheekh Fu`aad
i know him personally, trained in Afghanistan waa nin daacad ah may Allah save him

adi ninyahow maalinba meel baa ka soo jeeda.. är du beng lr??
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ganacsatada Bakaare oo maanta la xasuusiyay hadalkii Sh,Fu'a
Han var imaamen i Somaliska mosken i Rinkeby innan han flyttade tillbaka till Somalia efter 9/11 men jag brukade gilla hans militanta fredag böner
- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
Re: Ganacsatada Bakaare oo maanta la xasuusiyay hadalkii Sh,Fu'a
har du märkt al itixaad av rinkeby?
i somras ..ja sat och käkade i pizzerian i rinkeby torg och en man med bilder of döda barn from xamar kom fram til mig .. ja gav han 50 lap.. låt mig va i fred va faan!!
i somras ..ja sat och käkade i pizzerian i rinkeby torg och en man med bilder of döda barn from xamar kom fram til mig .. ja gav han 50 lap.. låt mig va i fred va faan!!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 702 Views
-
Last post by MIndi_Ku_Cadayde
-
- 0 Replies
- 1418 Views
-
Last post by Gnesta
-
- 0 Replies
- 810 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 36 Replies
- 3968 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 2 Replies
- 968 Views
-
Last post by Addoow
-
- 7 Replies
- 1178 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 372 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 52 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by fagash_killer