Well Done C/aahi Yuusuf

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Well Done C/aahi Yuusuf

Post by ciiseguure »

That is good lesson for the Moryaan.


Labo ka mid ah qabqablayaashii Muqdisho la degay oo caawo C/llaahi Yuusuf gundaha ka haysta in uu Gacmadheere raisul wasaare ka dhigo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in Xildhibaanada kala ah Cusmaan Xasan Cali (Caato) & Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo labaduba ka mid ah qabqablayaashii beelaha Hawiye ee wax laga dhaqaajin waayey, mar walba oo la doono in xal laga gaaro xaaladihii cakirnaa ee magaalada Muqdisho ay ku jirtay sanadihii u danbeeyey, mar walba dhihi jiray LOOMA DHAMA, ayey la soo deristay xaaladihii ugu adkaa ee soo mara taariikhdooda.

Cusmaan Caato oo ahaa ninkii jilbaha dhulka ugu dhiftay halgamaagii Soomaaliyeed ALLAHA u naxariistee Maxed Faarax Ceydiid, maanta wixii uu falay ka jooga qoomamo, ayaa dhowaan isagoo doonayey inuu u duulo magaalada Kenya waxaa lugaha ku soo dhegay oo dayuuradiii ka soo dejiyey wiilasha Majeerteen ee ilaaladda ka haya madaxtooyada C/llaahi Yuusuf ee Baydhabo, waxaana xabsi guri looga dhigay magaalada Baydhabo isagoo aanan dhinacna uga bixi karin.

Caato & Xaaf oo ka sokow beesha H/gidir ahaa labada nin ee jihada u diiday beeshooda Sacad, ayaa kulan ay maanta la yeesheen C/llaahi Yuusuf waxey ka socdeen in uu xilka raisul wasaaraha uu u magacaabo Gacmodheere, iyadoo C/llaahi Yuusuf uu ku adkeystay in xilkan raisul wasaaraha aysan meelna uga banaaneyn H/gidir loona magacaabayo shaqsi Mudululood.



.
Sanadkii 1994-tii ilaa 1995-tii ayey aheyd markii uu C/llaahi Yuusuf oo xilligaasi magaalada Muqdisho uga qeybgalayey shirkii nabadeynta ee lagu soo dhisay dowladdii Salbalaar in xilligaas oo Ceydiid uu u diiday in C/llaahi Yuusuf laga dhigo raisul wasaare, sidaana uu C/llaahi uga tegay Muqdisho, iyadoo tegitaanka Caato ay qeyb ka aheyd khilaafkii gacan ka hadalka dhaliyey ee dhexmaray taageerayaasha Ceydiid & C/llaahi taasii keenay in uu ku geeriyoodo halgamaa Ceydiid.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”