LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Hiiraan boy »

WHY ARE U MOORYAANS KILLING WADAADA

2DAY A FAMOUS MEREHAN WADAAD WAS KILLED IN KISMAAYO

Xog dheeraad ah oo aan ka hellnay cida dilka u geysatay Sheekh Axmed Caydiid
Posted to the Web Nov 21, 17:13


Kismaayo:-Wararka uu goor dhaweyd na soo gaarsiiyey Wariyaheen Magaalada Kismaayo Cabdi Yare ayaa tibaaxaya in shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Sheekh Axmed Caydiid oo ahaa ganacsade aad looga yaqaan magaalada Kismaayo oo ay dilkiisa gaysteen koox hubaysan.

Sheikh Ahmed ayaa waxaa dika u gaystay koox burcad ah oo Isbaaro u tiilayay Deeganka Yoontey ee duleedka Magaalada Kismaayo.

Sheikh Ahmed ayaa ka mid ahaa Ganacsatada Magaalada Kismaayo si wanaag san looga yaqaan ,Sheikh Ahmed ayaa ka soo jeeda Beesha Mareexaan Allaha u naxariistee Sheikh Ahmed ayaa isla shalay waxaa lagu aasay Deegaanka Baarcaleen Magaalada Kismaayo.

Sheikh Axmed Caydiid ayaa waxaa uu ka mid ahaa wadaadada ganacsiga ku lahaa Kismaayo isagoo Bakhaar ku lahaa Magaalada.




Waqtiga dilka loo gaysatay Allaha u naxariistee Maruun Sheikh Ahmed ayaa waxaa uu ku gudo jiray raadin uu raadinaayey nin ay walaalo yihiin oo madaxa loogu jiray.

Dadka degaanka Kismaayo ayaa aqoonsaday nimanka dilka gaysatay oo mid ka mid ah uu u baxsaday magaalada Jamaame oo 60 km u jirta magaalada Kismaayo.

Wada dheer ee isku xirta Magaalada Kismaayo ilaa Jilib ayaa waxaa yaalo isbaarooyin aad u tira badan kuwaas oo dad weynaha ku safra wada iyo gaadiidlaydaba ay ka muujieen walaac aad u ba,an iyagoo laga dhaco wixii agab ahaa oo ay wataan mararka qaarna la dilo.

Maamulka iyo odayaasha gacanta ku hayaMagaalada Kismaayo oo hayb ahaan ka soo jeeda Beesha Sade ayaa waxay wacad ku mareen inay cadaalada hor keeni doonaan ninka dilay Allaha u naxarisstee marxuum Sheekh Axmed Caydiid .

Dilka Sheekh Axmed Caydiid ayaa waxaa aad looga dareemay magaalada Kismaayo iyada oo ay odayaasha deegaanka iyo waxgaradka Kismaayo ay aad uga xumaadeen dilkan.

Wariye : Cabdi Yare
Halgan.net
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by LiQaaye_TDH »

So Luq Ganaanes uncle is responsible for this Killing Shocked
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Somali_4Life »

They continue the sunnati Siyad: Killing shuyukh and wadaado.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Luq_Ganane »

War ninyaho, anigu Kismaayo mala hadliyee, warka Xoogsade iyo Voltage u sheek, haku xaqijiyaan.


Teeda kale wadaado qabil maleh. Qofki shaqsiyan ka soo horjeedo wuu dhili. Imisa qaraaboday aa Luuq iyo Beled Xawa lugu dhilay waagi Itixaadka.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Voltage »

[quote]koox burcad ah oo Isbaaro u tiilayay Deeganka Yoontey ee duleedka Magaalada Kismaayo.[/quote]

This is proof enough of the killer's identity.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Luq_Ganane »

^^

Voltage,

waa uun Gaaljecel soo maaha? Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Hiiraan boy »

VOLTAGE GAALJECEL HA KU EEYDIN

ITS MEREHAN MOORYAAN WHO KILLED THE MEREHAN WADAAD WUUNA CARARAY.

UR OWN WEBSITES SAY THIS

iyadoo labada nin ee midka la dilay iyo kan wax dilayba ay ka soo jeedaan beeshaasi ayaa haddana aanan la ogeyn go’aanka ay beeshu ka qaadan doonta, maadaamaa ninka dilka geystay uu fakaday, waxaana hadda dad ree Kismaayo ay ka war dhowrayaan baadigoobka loogu jira soo qabshada ninkaasi oo ay wadeen ciidamada ammaanka
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Voltage »

Maaha Gaaljecel, check your p.m Luq.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by AbdiWahab252 »

Neutral
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Voltage »

[quote]Maamulka iyo odayaasha gacanta ku hayaMagaalada Kismaayo oo hayb ahaan ka soo jeeda Beesha Sade ayaa waxay wacad ku mareen inay cadaalada hor keeni doonaan ninka dilay Allaha u naxarisstee marxuum Sheekh Axmed Caydiid .[/quote]

God speed!
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Diyeeshaha_Tolka »

[quote="Voltage"]Maaha Gaaljecel, check your p.m Luq.[/quote]



loooooooooooooooool bahasha hoos ayaa laysugu dhigaa camal..

it's just marexaan killing another mareexaan no big deal
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Luq_Ganane »

[quote="Voltage"]Maaha Gaaljecel, check your p.m Luq.[/quote]


Waan fahmay. Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by AbdiWahab252 »

Barre Hiiraale and his cousin fighting terror.
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by Somali_4Life »

[quote="Diyeeshaha_Tolka"][quote="Voltage"]Maaha Gaaljecel, check your p.m Luq.[/quote]



loooooooooooooooool bahasha hoos ayaa laysugu dhigaa camal..

it's just marexaan killing another mareexaan no big deal[/quote]

Not exacly. Its marexan secularist killing marexan mujahid.
Those secularists are followers of the late tyrant's policy the way he seperated islam and politics.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: LUQ_GANANE BAL SO GAL U WADAAD KILLER

Post by AbdiWahab252 »

This wadaad (AUN) probably was one of many many Marexan UIC members who made the Secular faction leader Barre Hiiraale flee.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”