Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

What happen did the Lascanood Incident scare them Laughing

Badhan (HWN):- Maamulkii Degmada Badhan ayaa si rasmiya Daboolka uga qaaday inay ku soo biireen Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana ay taageeradii kala noqdeen Maamulka Majeerteeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen

Sidaa Waxa uu Maayarka Degmada Badhan Axmed Maxamed Cismaan ka Cadeeyey Xaflad shalay lagu qabtay Magaaladaasi,isla markaana sheegay inay dadka degmadaasi ay ka mideysan yihiin mowqifka Somaliland oo ay sidaa ku taageereen.

Taliyaha Ciidamada Gurey ayaa isaguna ka dhawaajiyey in maanta Magaaladii oo dhan ay la wareegtay Xukuummada Somaliland, isla markaana Calankii Somaliland laga wada taagay Guud ahaan Magaaladii oo dhan.

Waxaanay Masuuliyiintii Magaaladaasi dhamaantoodba iyaga oo mowqif mideysan isku raacsan sheegeen inay uga soo digo rogteen maamulkii Marjeerteeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen,kuwaas oo ay ku tilmaameen inuu noqdey mid fadhiid ah oo fashilmey oo aan wax horumar ah oo la sheego la iman,sidaa awgeed laga bilaabo maanta ay wax la qabsanayaan dadkooda Somaliland.

Arritan ayaa ka danbeysay kadib markii ay dhawaan Ciidamada Somaliland ee Jiida hore la wareegeen gacan ku haynta Guud ahaanba Gobolka Sool iyo maamulkiisa, kadib markii ay jabiyeen Maamulkii majeerteeniya ee ka talin jiray Gobolkaas.Tan iyo intii ka danbeysay Wakhtigaasi waxa si is-daba-jooga loo dareemayey isla markaana isaga soo daba dhacayey taageerada iyo is-bedelada Maamuleedyada Degmooyinkii iyo shacbigii hore u taabacsaan jiray Maamulka Putland,ayaa wakhtigan isugu soo luga duwadeen dhinaca Xukuummada Somaliland.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Post by The_Emperior5 »

lol@ tuna state ahahhhaahhaha
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Post by The_Emperior5 »

waryaa liqaaye meeshii somaliland la odhan jiiray sii fiican bay uuu dhaqaaday

ilu silanyo xukuma uun ba ka maqan somaha
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

Si Fiican Iyay Uu socota Mansha allah, This New Defence Mnister Is doing a Great Job walle...
snm_soulja_18
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 923
Joined: Thu Oct 21, 2004 11:50 am
Location: We Gone Muqadisho Dont Need You Dont Miss You

Re: Makhir-Tuna State Joins Jamhuuriyada Somaliland...

Post by snm_soulja_18 »

whahaahah
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”