THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

War Deg Deg Ah:Qaar ka mid ah qodobadii Shirkii beeshu dhulbahante oo soo gaadhay afnugaal.com
Warkii 22-Nov-2007 iyo Qormadii: axmed cabdi laahi
Warar hada naga soo gaadhay degmada boocame oo beryahanba shir aaya ka talin ah uga socday beelwaynta dhulbahante ayaa sheegaya in ay hada socoto xaflad lagu soo gabagabaynayo shirkaasi , waxaana xafiiska Afnugaal ee laascaanood soo gaadhay qaar ka mid ah qodobada la isku raacay..........

Inkastoo la diyaariyey qoraal loogu talgalay saxaafada ayaa hadana waxaanu si hoose ku helnay qodobadan hoos ku qoran..



· In Maamulka Somaliland sharuud La’aan kaga baxo deegaanada beesha

· In la sameeyo ciidamo beeleedyo aan tiradooda la shaacin

· In xubnaha beesha ee la shaqeeya Somaliland loo qabtay 15 casho oo ay mowqifkooda kaga soo laabtaan

· in beeshu ka sinaanto dhib iyo dheefba Difaaca Sool,Sanaag iyo Cayn

· In Deegaanada beeshu degto ay ka mid yihiin Maamulka Puntland

· In la soo dhoweeyo cid allaale cidii ka soo horjeeda joogi taanka Somaliland ee laascaanood.

· In beeshu isugu timaado shirwayne kale marka la saaro ciidamada Somaliland



Qodobadan oo aan ahayn kuwa si rasmi ah saxaafada loogu shaaciyey ayaa waxaa sida warar hoose ku helnay ka mid ah in la dhameeyey gabi ahaanba khilaafkii siyaasadeedd ee beesha dhexdeeda, hada waxii ka danbeeyana ay beeshu usoo jeesatay waxka qabashada weerarka ciidamada Somaliland ee laascaanood..



Shirkan oo saaka lagu wadey in uu soo xidhmo ayaa waxaa shaki ku jirey qaar ka mid ah qodobada shirka oo ka qayb galayaasha shirka ku adkeysteen in loo kala cadeeyo macnahooda dhabta ah taas oo sababtay in shirku sii socdo..



Guud ahaan wararka aanu saaka ka helayno degmada boocame ayaa sheegaya in si buuxda loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee sababay qabshada laascaanood , waxaana wararku intaasi ku darayaan in ergooyinku 90% isku raaceen in Somaliland laga saaro deegaanka…



Ilaa hada waxaanan soo bixin qodobo ka hadlaya Maamul goboleedka Puntland oo isagu qayb ka ah iska hor’imaadyada la degay reer laascaanood , inkastoo ay wali hadhsan yihiin qodobo aad utiro badan .



Qodobada oo faahfaan kala soco wararka danbe ee afnugaal



Axmed Cabdi Laahi

Afnugaal.com

Laascaanood

Info@afnugaal.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

Shirkii Badbaado Boocame 3-aad Oo Soo Gabagaboobay iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay


Nov 22, 2007 By:

Boocame(jidbaale.com);-Waxaa goor dhaweyd soo gabagaboobay shirkii Beelaha SSC uga Socday Degmada Boocame,Kaasi oo ay ka soo baxeen Go’aamo iyo Baaqyo Kala duwan oo dhamaantood laysku raacay.

SHIRWEYNAHA BEELAHA DHULBAHANTE

EE

BADBAADO BOOCAME # 3



Taariikh: 22-11-2007



KU: CIDDII AY KHUSAYSO



OG: DHAMMAAN UMMADA (SSC) DALKA & DIBEDDA

MEEL KASTA OO AY JOOGAAN

UJEEDDO: GO’AAMMADII SHIRKA

GOGOL-DHIG



Sida lala socdo ka dib markii ay dhacday qabsigii magaalada Laascaanood, ayna umadda SSC wajahdey xaalad cusub waxay isimmada beesha dhulbahante waceen shir ay isugu yeereen cuqaasha, Odayaasha, Culimaa’uddinnka, Haweenka, Aqoon yahannada, jaaliyadda iyo dhammaan qaybaha bulshada ee beelaha dhulbahante, kaasoo ka dhacay degmada Boocame muddadii u dhexeysey 15-22kii Bishii November 2007. Shiweynahaas oo loogu magac daray (Badbaado Boocame 3).



Shirkaas waxay beeshu kaga arrin saneysey xaaladda colaadeed ee ka taagan degaannada SSC, waxaana loo xulay ergo ka kooban sagaashan(90) Ergey ayna weheliyaan marti-sharaf ka kooban Jaaliyadda Debedda iyo culimaa’uddiin, dood qaadatay toddobaad ka dib waxay isla gaareen soona saareen go’aanno ka kooban 8 qodob oo waaweyn sida hoos ku cad:-

I. Midnimada Beesha Dhulbahante Waa muqaddas, Sidaa awgeed

b- waa in laga digtoonaado wixii xumaynaya midnimada beesha sida Dacaayadaha, kutiri-kuteenta, been abuurka iyo dhammaan wixii wax u dhimikara ama dhaawici kara midnimada beesha dhulbahante

t- Waa in laga midoobo maalka, Muruqa iyo Maskaxdaba.

j- Sida dhulbahantaha guduhu u midoobeen waxaa waajib ku ah in dhulbahantaha debedduna midoobo.

II. In degaannada Dhulbahante laga xoreeyo maleeshiyada

midnimo-diidka ah, si taas loo gaaro;

b- Waa in Naf iyo maalba loo huro xoraynta dalka.

t- Qaabka iyo nidaamka Xorayntu waa sir



III. In Dhulbahante ku wada noolaado Sinnaan iyo caddaalad,

si arrintaas loo hirgeliyana;

b- Dhulbahante waa inuu sinnaado dhib iyo Dheefba dhexdiisa.

IV. Waa in Beelaha ku bahoobey Maamulka Puntland gacan ka geystaan

Xoraynta Degaannada Dhulbahante(SSC) Maamul ahaan iyo Beel

ahaanba.

V. Waxaan la socodsiinaynaa; ururka qaramada midobey (UN), ururka

midowga Afrika(AU), Ururka Midowga Yurub(EC/EU), Ururka

Jaamacadda Carabta, ururka islaamka, ururka dawladaha geeska

Afrika (IGAD) iyo dawladda federaalka ee soomaaliyeed;

a) In aanaan ka mid ahayn maamulka midnimo-diidka ah ee reer waqooyi.

b) Isla markaasna ay masuul ka yihiin xad-gudubka ka dhacaya degaannadaas, dushana ku qaadi doonaan cawaaqib-xumada ka dhalata.

VI. Shaqsiyaadka Beesha Ku abtirsada ee la socda Midnimo-diidka;

a) Waa inay muddo 10 maalmood ah kaga soo baxaan maamulka midnimo-diidka ah laga bilaabo maalinta go’aankani dhaqangalo taasoo ku aaddan 23ka November 2007. Haddii kale iyaga ayaa masuul ka noqonaya wixii soo gaadha

VII. Waa in Beelaha Dhulbahante(SSC) isugu yimaadaan shir turxaan bixin ah, marka laga xoreeyo maamulka midnimo-diidka ah deggaannada SSC.

VIII. Si loo meelmariyo go’aammada kor ku xusan waxaa la magacaabay guddiyada hoos ku qoran:-

1- Guddiga Dhaqaalaha; waxaana xil ka saaran yahay

a) Uruurinta iyo kaydinta dhaqaalaha lagu xoraynayo dalka gudo iyo debedba.

b) Cidkasta oo arrinta xoraynta dhaqaale ku bixinaysaana waxay la xiriiraysaa guddigaas.

2- Guddiga Difaaca; waxaa xil ka saaran yahay xoraynta degaannada SSC, xoraynta ka dib waxay gacanta ku haynayaan maamulka SSC inta maamul loo samaynayo.

3- Guddiga Abaabulka & Kormeerka; waxaa xil ka saaran yahay

a) Dhexmarka iyo wacyigelinta beelaha Dhulbahante.

b) La xisaabtanka Guddiyada iyo hanti-dhowridda.

4- Guddiga Xidhiidhka debedda; waxaa xil ka saaran yahay dhammaan xidhiidhada debedda sida:-

a) Hay’adaha Caalamiga ah

b) Dawladaha

c) Jaaliyadda

d) Dawladda federaalka



F.G.: Xubintii shaqada loo xilsaaro ka baaqsata beesha waxaa laga codsanayaa inay beddesho.

Waxaa ku lifaaqan go’aankan beelaha dhulbahante guddoonkii shirka iyo Ergadii saxeexday.



Shirguddoonka:-



1
Xasan Cawed Guunje
Guddoomiye


2
Maxamuud Xaaji Cumar
G/k/xigeen 1aad


3
Saleban X. Maxamed Samatar
G/k/xigeen 2aad


4
C/rashiid Maxamed Axmed
Xoghayn


5
Cali Baxnaan
Xoghayn


6
Mukhtaar Xirsi Jaamac
Xoghayn


7
Siciid Cashuur Abyan
Xoghayn


8
Maxamud Jaamac banaf
Xoghayn


9
Axmed Jaamac Miraaf
Xoghayn


10
C/rashid Mxmed Ceelaayo
Xoghayn

Liiska Ergada



L/T
MAGACA
Saxiix

1-
Caaqil Xasan Cawed Guunje


2-
Maxamuud Xaaji Cumar Camey


3-
Caaqil Axmed Cabdi Gaas


4-
Caaqil caydiid warsame gangoome


5-
Caaqil Xasan warsame Aadan


6-
Caaqil salaad Xuseen Bide


7-
Caaqil Hurre Caynab


8-
W/Caaqil Saleebaan Halac


9-
Caaqil Faarax Obsiiye Caynab


10-
Oday Ismaaciil Muuse Abyan


11-
OdayAxmed Khaliif Cabdi


12-
Saalax maxamed Maxamuud


13-
C/rashiid Maxamed Axmed


14-
Yuusuf Jaamac Calas


15-
Xuseen Axmed


16-
Caaqil C/kariim Xasan Saalax


17-
Oday Maxamuud Cabdi Ciise


18-
Oday Cabdullaahi Faarax Ciise


19-
Oday Cali Axmed Jaamac


20-
Caaqil Ismaaciil Maxamed Cali Koore


21-
Caaqil Faarax Muuse Dhiil


22-
Oday Axmed Aadan Cali


23-
Oday Aadan Koore Garaase


24-
Oday Nuur Faarax Gofood


25-
Oday Axmed Maxamed Cige


26-
Oday Cabdi Axmed Yaman


27-
Oday Ducaale Baaderi Dalmar


28-
Oday Garaase warsame Gurey


29-
Oday Maxamuud Baashe Barre


30-
Oday C/laahi Aadan Ducaale


31-
Oday Cabdi Cawke Cali


32-
Oday jaamac Maxamed Xasan


33-
Caaqil Xasan Maxamed Saleebaan


34-
Caaqil yaasiin Warsame Geyre


35-
Caaqil Aadan Cumar Shaacuur


36-
Dr. Cisman XaajiCali C/laahi


37-
Oday Yuusuf Xasan Cali


38-
Oday Aadan Cali Axmed


39-
Oday yaasiin Faarax Cige


40-
Oday C/raxmaan Sh.Cismaan


41-
Oday Maxamed Cumar Ismaaciil


42-
Oday Xasan Carab Muuse


43-
Oday Cabdi Hogad Yuusuf


44-
Oday Jaamac Cabdi Muxyi


45-
Oday Ibraahim Jaamac Muuse


46-
Oday Cabdi Jaamac Geyre


47-
Oday Maxamuud Aw-Aadan X.Xuseen


48-
Oday Maxamed Daroor Cawed


49-
Oday Maxamed Maccallim Faarax


50-
Oday Siciid Aw-muuse


51-
Oday saleebaan Boos Cabdi


52-
Oday Cumar jaamac Barre


53-
Caaqil Maxamed Cilmi Xuseen


54-
Oday Cabdi Jaamac Faarax


55-
W/caaqil Maxamed Nuur Xaashad


56-
Oday Cabdi Aadan Cali


57-
Oday Axmed Jaamac Goox


58-
Oday Maxamuud Axmed Xasan


59-
Oday Khaliif Yuusuf Maxamed


60-
Oday Aadan Cali Ducaale


61-
Oday Cabdulle Cabdi Faarax


62-
Caaqil Xaajimahad Xaaji Yuusuf


63-
Caaqil Daahir Maxamed Cumar


64-
Oday Daahir xaaji Xasan Cabdulle


65-
Oday Xirsi Xuseen Jaamac


66-
Oday cali Xirsi Cawil


67-
Oday Mukhtaar Xirsi Jaamac


68-
Oday Axmed Cabdi Xuseen


69-
Oday Maxamuud Aw-Xasan


70-
Oday Jirde Guure Cali


71-
Oday Maxamed Cabdi Maxamuud


72-
Oday C/laahi Xasan Qanbi


73-
Oday Maxamed Cali Durraan


74-
Oday Xuseen Dacwi Ducaale


75-
Caaqil Axmed Aadan Xaad


76-
Caaqil Maxamed Jaamac Biixi


77-
Oday C/nuur Maxamuud Aw-muuse


78-
Oday Cabdi Ducaale Darwiish


79-
Oday Xaaji Ismaaciil Maxamud Guluf


80-
Oday C/rashhid Xuseen Galbedi


81-
Caaqil Cali Baxnaan


82-
Caaqil Axmed Saalax


83-
Oday Axmed Dayib


84-
Oday Jamac Cilmi


85-
Oday Shaqalle Cumar


86-
Oday Daahir Maxamed


87-
Oday C/nasir Xirsi


88-
Oday Cali Qadaadwegereed


89-
Oday C/risaaq Geelle Cali


90-
Oday Jaamac Maxamed Maxamud

C/Casiis Salebaan Axmed

Tilaaly_55@hotmail.com

Wariye Madax-Banaan

Boocame G/sool

RadioSSC News

Opinion/Articles-----(Fikrado)
Maxay shacabka SSC ka filayaan shirka Boocame? Jawab Qore:
High Traitors and Gangsters atop of Somaliland? Qore: Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
Qof Damiir Leh Baa Damqadee Doqoni Waa Moogee!!! Qore: Aamina Ubax Cawil
VOA correspondent in Lascanod Qore: Ali Harun
Liibaanow,habrahaada ku ekaaw! Qore: A.Dirir

Warka Madaxdiisii
RadioSSC Top News
Shirkii Badbaado Boocame 3-aad Oo Soo Gabagaboobay iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay
Xaabsade:- Oo Garoowena Hadal Gaar ah Kula Faqa, Reer Hargaysana Hadal gaar Kula Faqa. Reer Laascaanood Ma Dhagaysan Doonaan
Xaabsade Iyo Laba Nin Oo Dhawaan U Galay Maamulka Dirta Waqooyi Oo Maleegaya Qorshayaal Lagu Qabsanayo Buuhoodle.
Fu’aad Iyo Xaabsade Oo Saluugsan Shirka Boocame, Oo Garka Wadnaha Waran Mariidle Kaga Haya!!!!!..
Shirka Boocame Oo Barri La Soo Gabagabaynayo , Wufuud Badan Oo Go'aanka Goobjoog-ka Noqonaysa Oo Ku Sii Qulqulays.a


Maqal & Muuqaal
RadioSSC Broadcasting
Shirkii London ee beelaha SSCayn ee ka dhacay 04/11/2007

Nagala Soo Xidhidh e-mail radiossc@yahoo.com

Dhuyac Xuusho

Taariikhdii Boqortooyada Garaaddada Beesha Dhulbahante Oo Uu Inooga Taariikhaynayo Mudane Xirsi Cismaan Sancad

Qalcadda Taleex

Taariikhda Taleex

Khudbaddii Prof Cali khaliif Galaydh Uu Shalay galab Ka Jeediyey Jaamacadda Nugaal University Ee Magaalada Laascaanood.Qaybtii 1aad.

Gudoomiyaha Waxbarashada ee Degmada Laascaanood Kayse Cawil ladane oo Aanu Waraysanay

Cali Dhakaawe oo aanu ka waraysanay Madbacadda Laascaanood gaadhay ee dhawaan hawlgeli doonta

Guddoomiye Ku Xigeenka G.Cayn Jaamac Ismaaciil Dhible Oo Ka Warramaya Xaaladda Biyo La'aaneed Ee Gobolka Cayn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdi Qawdhan Ayaa maanta Shir Saxaafaded uu kaga Hadlayey Deeqii Shalay timi iyo guud ahaan Deeqaha SSC ku qabtey Magaalada Laascaanood.

Wasiirka Waxbarshada ee Puntland Axmed Saciid Aw Nuur Iyo Gudoomiye Ibraahim Jaamac Daad, hadalkii ay maanta ka jeediyeen Shirkii ka dhacay Xarunta Dalladda ay ku bahoobeen Ururada badani ee Suod Ambreela ee M.Laascaanood

Engineer Siciid X Axmed Adan Xaad oo Baaq Nabadeed u soo jeedinayaa Beelaha Shaqaaqadu dhexmarayso Majiyahan

Madaxa Hay'adda SSHDA Axmed Cabdi Cali Shire Iyo Dr Cabdi Buraale Ismaaciil oo Ka Hadlay Maalinta Qaaxada Aduunka.

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir “Dadka SSC In Aanu Waqooyi Galbeed Ka Soo Wareejino Siyaasiyan Waanu Ku Guulaysanay,Waxaase Noo Hadhay Hay’addahii Oo Iyaguna Meel Fiican Noo Maraya..

Dhinaca Cayaaraha
RadioSSC Sports News
Taariikhda Koobka Aduunka
Arsenal Iyo Barcelona Oo Caawa Ku Hirdayama Koobka Horyaalka Horyaaladda Yurub.
Xulka Kubada Cagta Ee Faraaciinta Ayaa Ku Guulaystey Koobkii 25 Ee Qaramada Afrika.
Xulalka Masar Iyo Ivory Coast Ayaa Iskugu Baxay Ciyaarta Kamadanbaysta Ah Ee Koobka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika 2006.
Pele Wuxuu Yidhi Ingiriiska Ayaa Looga Cabsi Qabaa Koobka Kubadda Cagta Ee Sannadka Dambe Ka Dhici Doona Jarmalka.
Kooxda Kubbadda Cagta Ingiriiska Oo Doonayaa In aan La Soo Hadal Qaadin Heesihii Dagaalka Laysku guubaabin Jirey
England Iyo Kooxdii Poland Cayaartii Dhexmartay Waxay Ku Dhamaatay 2-1 Ay Guushu Ku Raacday Kooxdii Ingiriiska Magaceeda Ku Ciyaareysey.
Ciyaartii England Iyo Wales Waxay Ku Dhamaatay Hal Gool Oo Ay Ku Badiyeen Kooxdii England Ka Socotey, Oo Iyadu Wadatay Taageerayaal Aad U Tira Badan
Ciyaar Lagu Maamusayey Dhismaha Jeelka Buuhoodle Ayaa Galabta Ka Dhacday Garoonka Kubbadda Cagta Ee Xabbado.
Ciyaaryahanka Henri Camara Wuxuu Qandaraas ciyaareed oo sadex sanadood ah La Saxeexday Wigon.
Koob Kubadda Cagta Ah Oo Loogu Magac Daray Maalinta Nadaafadda Ayaa Maanta Ka Furmay Magaalada Laascaanood.
Kooxada Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Ku Guulaysatey Horyaalka Dalka Engaland.
Cayaar saaxiibtinimo oo dhexmartay degmooyinka Ceergaabo iyo Badhan
Ciyaar Shalay Ku Dhexmartay Xulka Gobolka Cayn Iyo Kooxda Horseed Garoonka Kubbada Cagta Ee Xabbado.
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Sanaagian »

For Gods sake Emp :lol:

short story in english
are they with us or not
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Samatr »

They were never with you to begin with, it is never wise to bring an unwanted guest into your home. :lol:
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Sanaagian »

Samatr

YES OR NO :lol:


still you are a shame to Garxajis
move back to Puntland man

----------------------------------------------------
But here is a serious suggest

Maybe we should create a new super autonom state for reer Sool
incorporate Cayn + Sool = Nugaleed or New Sool
And they should have a regional Vice President .

Same with Maakhir

and the western regions of Somaliland should continue having governors .
8)
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Samatr »

Inaan ahay Garxajis waa la hubaa, shaki kuu ma jiro inaan Garxajis ahay. Xitaa af soomaaliga sida wax loogu qoro ayaadan garanaynin markaasad aniga ii caayaysaa, meesha lagu arkay Garxajis aan garanaynin af Soomaali, my friend it is you who is a fake if anyone is a fake Garxajis. :lol:
What part of qabiil politics don't you understand?
Here I will break it down for you, if you don't understand anything:

Dhulbahante are Harti, just like MJ and Warsangeli who want nothing to do with Somaliland.
It is like HY and HJ joining Puntland instead of Somaliland, that's the position Dhulbahante/Warsangeli are in, fahamtuu?
You should stay far away from clan politics if you don't understand the roots of a the Laascaanood problem.
Lastly, if I wanted to live in Puntland I could, I can also live in Somaliland. It is all up to me, you see the difference here, I am not like you who does not have a choice at all.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

[quote="Samatr"]Inaan ahay Garxajis waa la hubaa, shaki kuu ma jiro inaan Garxajis ahay. Xitaa af soomaaliga sida wax loogu qoro ayaadan garanaynin markaasad aniga ii caayaysaa, meesha lagu arkay Garxajis aan garanaynin af Soomaali, my friend it is you who is a fake if anyone is a fake Garxajis. :lol:
What part of qabiil politics don't you understand?
Here I will break it down for you, if you don't understand anything:

Dhulbahante are Harti, just like MJ and Warsangeli who want nothing to do with Somaliland.
It is like HY and HJ joining Puntland instead of Somaliland, that's the position Dhulbahante/Warsangeli are in, fahamtuu?
You should stay far away from clan politics if you don't understand the roots of a the Laascaanood problem.
Lastly, if I wanted to live in Puntland I could, I can also live in Somaliland. It is all up to me, you see the difference here, I am not like you who does not have a choice at all.[/quote]


laakiin samatar dhulbahantaahana baas dhulkaaga buu sheeganaya marku ssc
ama sool sanag iyo cayn sheegayo soo dhulkeenii mahja
suu dhulkayga uu sheegta sheikh isxaaq ku aasan yahay the fock man
samatar inadeer wax isu la haya dhulkeena

qurjiluhu sool lascanood buu ka dagga iyo talleex

ceerigabo shaqo ku maleh
ceelafweyn shaqo ku malkeh
gobalak sanaag shaqo ku maleh
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

i dont here samaroon say we wanne be part of jabuuti becous our brother the other samaroons live there
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Samatr »

Khalid
Inaadeer, qof walba meeshu deganyahay iyo deegaankiisa waa la ogyahay, waxaanay ka mid tahay waxyaabaha aan la dhafiri karin. Ina laga doodo ba waa wakhti lumis, ka sakow iilaahay dad ba leh dhulalkan lagu dagaalamayo, dad jira baa degan oo na kuu nool. Sheekada aan noo xidho, qolo walba deegaan bey leedahay, qofkii sheeganaya dhul aanu lahayn wuu waalanyihiin. Waxa fiicnaan laheed inay qolo walba wadaagdo siday sheekadani uu dhamaato laakin see taasi dhawaan ma dhacayso.
This conversation has nothing to do with Samaroon.


Sanaag

Take notes and learn Somali. :lol:
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by BABYGIRL123 »

War yaa kuyiri dhulbahante sanaag iyo ceerigabo ma dego?? yaku yiri Sheikh Cabdirahman ismaciil Kuma Asnaa Sanaag???

Reer Galbeed yahoow majnuunka ah orodo Afaraha Reer Bari ka baax adan Wax ka ogeyn Gedobuursi iyo Cisee Baad Somali Iska Taqanane Stick with them.

dhulbahante wuxu ku tashtoo is non of your bussines.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

[quote="BABYGIRL123"]War yaa kuyiri dhulbahante sanaag iyo ceerigabo ma dego?? yaku yiri Sheikh Cabdirahman ismaciil Kuma Asnaa Sanaag???

Reer Galbeed yahoow majnuunka ah orodo Afaraha Reer Bari ka baax adan Wax ka ogeyn Gedobuursi iyo Cisee Baad Somali Iska Taqanane Stick with them.

dhulbahante wuxu ku tashtoo is non of your bussines.[/quote]


nayaa qurjile girl wax reer barri yo galbeed la yidha majirto
dalku wa somaliland dadkuna wasomaliland

jabartina kumaa aaasna haylaand
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

[quote="Samatr"]Khalid
Inaadeer, qof walba meeshu deganyahay iyo deegaankiisa waa la ogyahay, waxaanay ka mid tahay waxyaabaha aan la dhafiri karin. Ina laga doodo ba waa wakhti lumis, ka sakow iilaahay dad ba leh dhulalkan lagu dagaalamayo, dad jira baa degan oo na kuu nool. Sheekada aan noo xidho, qolo walba deegaan bey leedahay, qofkii sheeganaya dhul aanu lahayn wuu waalanyihiin. Waxa fiicnaan laheed inay qolo walba wadaagdo siday sheekadani uu dhamaato laakin see taasi dhawaan ma dhacayso.
This conversation has nothing to do with Samaroon.


Sanaag

Take notes and learn Somali. :lol:[/quote]

sax waan gartay laakin inadeer samatar meeshu ma dall baanu ka hadlayna miise waxaanu ka hadlayna xuduud beelleed dadku samaysteen
becous 33 ka harti ieeh guurtida iyo golaha wakkiilada ku jiirah eeh somaliland yaa uu fadhiyaan meesha yaase hay mattalaan ilan suaalahaas is weydiino weyaan
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by Ghetto_Faarax »

horta who can answer my question,

why do dhulos claim sool sanaag and cayn, obviously they live in them regions, beelo fara badan baa degan same for sanaag and cayn, markaa whats with these ridicolous claims from their shir ??? why dont they just claim the little villages they live in ...
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by BABYGIRL123 »

who do they represent no one make life easier for us and you and kill them.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE OUTCOME OF SHIRKI QURJILAHA IN BOOCAME

Post by The_Emperior5 »

gheto farax dhulbahantei waa reer yarr
dad baddan bay iska dhigaan thats why they claim these regions

waa reer siida makahiilka uu kalle
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”