Page 1 of 1
PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 9:42 am
by Diyeeshaha_Tolka
WALAAL WALAAHI WAA CEEB WAXYAABA QAAR EE HALKAN LAGU SOO QORO..
WAXAAN ISUGU FAANAA
light skin baan leeyahy iyo soft hair
dad waxaa halkan nala aqrista oo ajaanib ah, what do they think about us markay arkaan waxa aan isugu faanayno...
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 9:46 am
by The_Emperior5
wa wax la yaab leh wa run
lest say hawiye wa qurux badanyihin uu suudii yalaxow uu billadii modelka qaadtay
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 10:08 am
by *HannaH*
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 10:11 am
by great-legend
[quote="The_Emperior5"]wa wax la yaab leh wa run
lest say hawiye wa qurux badanyihin uu suudii yalaxow uu billadii modelka qaadtay[/quote]
what about cali geedi laba ilko dhaadheer iga leexi miciyaha dheh
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 10:13 am
by Diyeeshaha_Tolka
[quote="*HannaH*"][quote="The_Emperior5"]wa wax la yaab leh wa run
lest say hawiye wa qurux badanyihin uu suudii yalaxow uu billadii modelka qaadtay[/quote]

[/quote]
Hannah adiga afsomaligaba ma taqaanid maxaa ku quslaysaa .. hadii xitaa lagu caynaayo ma iska qoslaysaa
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 10:34 am
by *HannaH*
Diyeesha...waa runtaa ma fahmo aff somaligee waxaa iga qosliyey wajigaaga.

Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 10:44 am
by The_Emperior5
ma geedii fanax saanta ku dhagtay kaass
Re: PLEASE THINK BEFORE YOU POSTING ANYTHING HERE
Posted: Thu Nov 22, 2007 12:37 pm
by COSTA
AF SOMALI HA LA ISKU CAAYO KADIB GAALADA JAREERTA IYO PIDOFAYLKA MA FAHMAYAAN