Page 1 of 1

DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 10:21 am
by Diyeeshaha_Tolka
http://almujaahid.com/dagaal%20adag%20s ... olaha.html

Mujaahidinta Al-shabaab oo dagaal adag hadda kula jira Tigreega

Khamiis 12 Dul-qacda 1428 / 22,11,2007


Dagaal si goos goos ah uga bilowday deegaanka suuqa xoolaha subaxnimadii saaka ayaa hadda isku rogay dagaal faraha la isula tagay, wararka ugu dambeeyay ee hadda ka soo baxaya taliyayaasha Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa noo faahfaahiyay sida dagaalku u socdo.

Ugu horayn waxay sheegeen in gaalada Tigreegu howl gal ay bilaabeen oo ay isku faafiyeen inta u dhaxaysa Maslax iyo warshadda baastada, kadibna qaar ka tirsan mujaahidiinta ayaa dhowr Bam gacmeed ku tuuray dhinaca Tigreega, kadib galabta saacaddu markii ay ahayd 5:00 galabnimo, waxaa weerar afar geesood ah soo qaaday Mujaahidiinta, weerarkaas oo ay u adeegsadeen zabano iyo qoryaha darandooriga u dhaca.

Mujaahidiintu waxay intaa ku dareen in dagaalku hadda si xowli ah u socdo, salaaddii maqribna ay dhowdahay, waxay xaqiijiyeen in ciidamadii gaalada ee Tigreegu labo u kala jabeen, qaar waxaa lagu soo xareeyay dhinaca warshadda baastada, kuwii kalena hadda waxaa la sii wadaa agagaarka Maslax.

Dhinaca kale waxay hadda gaaladu bilowday duqayn xoogan oo madaafiicda waawayn ah oo ay u qaybinayaan xaafadaha ka agdhow suuqa xoolaha.

wixii warar ee dhinaca dagaalka kasoo kardha waan idiin soo gudbin doonaa insha'allaah.

????

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 10:37 am
by Somali_4Life
BEAUTIFUL NEWS Cool

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:15 pm
by The_Emperior5
ma bilaabmatay

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:57 pm
by The_Patriot
Illaahey Guul Hawafajio ragaa
Amin

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 1:04 pm
by COSTA
Dagaal this Dagaal that Laughing Laughing Laughing

Ethiopian Soldiers are here to stay

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 1:15 pm
by The_Patriot
are here to stay inside your as* you mean? Sad

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 1:21 pm
by COSTA
If you couldnt kick them out of Ogadenya more than one century how can Hutu Bantu kick them (Ethiopians+Americans+Europeans) out of Mogadishu within months

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 1:24 pm
by The_Patriot
Horta if you are not dabayaco i will not indulge with you in politics.

You claim that you are Carab salax Laughing since when did you join the family.
do you think Dabayacos have the right to coronate midgans from Yemen into Darood Laughing

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 2:00 pm
by COSTA
Daarood who???ilah ima kaso clan full of midgo into their every sub clan :..people claim carab salah not the other way around


Aint half of Ogaadens in waamo actually Wardeey Midgans of Boorama Laughing
just see how gabiyow looks like and thats how most Calwyahan in waamo look like

now the question is if Ogadeens were and still are under Habasha how can Hutu Bantu be free themselves when the game is involved USA and European too

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 2:06 pm
by The_Patriot
[quote]Aint half of Ogaadens in waamo actually Wardeey Midgans of Boorama
just see how gabiyow looks like and thats how most Calwyahan in waamo look like[/quote]

Dude not half but they are known.
Calwiyahan in waamo dude Ask Marehan from Gedo why they have retained their looks in comparison to those that leave close by you in Mudug. Laughing
As for the Wardey they are more beautiful than reer Bari who are minja Gaab Laughing

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 2:19 pm
by COSTA
.

Re: DAGAAL XOOGAN OO HADA BILAWDAY XAMAR

Posted: Thu Nov 22, 2007 2:44 pm
by The_Patriot
Dude you are the first Carab salax that comes from Waamo Laughing