ONE OF THE BIGGEST MISTAKES THE UIC MADE...
Posted: Thu Nov 22, 2007 11:39 am
this time last year waxaan joogay xamar ,there was this masjid i used to go to every day.
masjidkana wuxuu ku yaala HOTEL RAMADAAN.maalin walba oo aan tago waxaan ku arki jiray GENEAL MOORGAN oo safka hore ku jira wuxuuna daganaa hotelka ramadaan asaga markaas si lacag la'aan ah ku daganaa oo wadaadada ayaa gacanta ku hayeen ayaga oo aaminay marka uu yiri (waan ka toobat keenay dagaaldii sookeeye waxan raba in aan xamar nabad ku degnaado.)
now the same GENERAL MOORGAN wuxuu taliye u yahay ciidamada puntland ee jooga villa somli waana ninka ka masuul ah madaafiicda laga soo tuuro villa somli ee xaafadaha lagu duqeeyo,xasuuq badana uu ka geystay magaalada xamar.
soomaalida waxay tiraahdaa DOOFAAR DHAAHIR MA NOQDO,,,,WARAABANA RABAAYAD MA NOQDO..