Page 1 of 2
Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 3:59 pm
by COSTA
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 4:36 pm
by DR-YALAXOOW
meheri tigree boy walaahi UNIVERSAL TV aan hadda ka fiirsadey kooxda MUSIKA baambeeyda ETHIOPIA gabdhahaas ethiopianka waa beauty walaahi.
gaada ka ciyaar ayey ku soo bandhigeen xamar. gabdhahaas cad cad ee AXMAARADA AH.
XAFLADA sanadka 2000 ethiopian year ayaa xamar lagu qabtey XARUNTA taraafikada SECONDO LIIDO,XAAFADA abdicasiis. xaflada waa shidneeyd.
axmaaaro DAY.. XITAA askarta ETHIOPIANKA XEEBTA SECONDO LIIDO ayey ku dabaasheen.
SOMALIA ALLA YAA RAXMA!
KILILKA LIXAAD EE ETHIOPIA AKA SO CALLED SOMALIA.
HALGANKII XUREYNTA SOMALIA waxaa fashiliyey KOOX WAREERSAN OO football team NAME LA BAXEY SO CALLED AL SHABAAB. IYO MOORYAAN CEEYROOW.
SHEEKADII XUREYNTA SOMALIYA AYEY FASHILIYEEN, TUUGADA.
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:00 pm
by COSTA
Ha is raacda diidayee Ha is raamsatee daay
Ninyahoow gabdhahaas cad cad guursada hada Abgaal tihiin
Hebergedir reer Baraawe isku cadcadeeyeen idinkana Amxaarada ka faaideysta

Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:03 pm
by Ureysoo
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:04 pm
by DR-YALAXOOW
REER BARAAWE WAA nadiiif. laakiiin AXMAARO GIRL IS INFECTED WHIT HIV.. BAHALKOODA WAA UR. INJIRNA WAA KA BUUXDAA.
.
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:07 pm
by adanboy
[quote="DR-YALAXOOW"]meheri tigree boy walaahi UNIVERSAL TV aan hadda ka fiirsadey kooxda MUSIKA baambeeyda ETHIOPIA gabdhahaas ethiopianka waa beauty walaahi.
gaada ka ciyaar ayey ku soo bandhigeen xamar. gabdhahaas cad cad ee AXMAARADA AH.
XAFLADA sanadka 2000 ethiopian year ayaa xamar lagu qabtey XARUNTA taraafikada SECONDO LIIDO,XAAFADA abdicasiis. xaflada waa shidneeyd.
axmaaaro DAY.. XITAA askarta ETHIOPIANKA XEEBTA SECONDO LIIDO ayey ku dabaasheen.
SOMALIA ALLA YAA RAXMA!
KILILKA LIXAAD EE ETHIOPIA AKA SO CALLED SOMALIA.
HALGANKII XUREYNTA SOMALIA waxaa fashiliyey KOOX WAREERSAN OO football team NAME LA BAXEY SO CALLED AL SHABAAB. IYO MOORYAAN CEEYROOW.
SHEEKADII XUREYNTA SOMALIYA AYEY FASHILIYEEN, TUUGADA.[/quote]
War isku xishoo,mujaahidiintana meel ha uga dhicin ninyahow.........Haa waa la heystaa wadanka,laakiin ma ahan in ragga dhiigooda huray aa cambaareyso oo dambiga ayaga saarto..
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:07 pm
by COSTA
Binta rii7a Shuu til7ak sami3ta intum kamaan kuntum 9uud zemaan ba3da zwaj ma3a mahriyiin baya6 jismakum shuweyah wa2ayartumuna

Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:29 pm
by DR-YALAXOOW
ODANBOY halgankii gaalada ethiopia looga xureyn lahaa waxaaa fashiliyey oo qilaaf abuurey kooxdan wareersan ee football team magaca af carabiga ah la baxey( al shabaab)
kooxdan wareersan ee aan dagaalada gaalada ethiopia looga soo horjeedo aan marnaba ka qeyb qaadan sidii
dagaaladii waaweeynaa ee IIDAAALE DAYNUUNAAY.
IYO DAGAALKII XAMAR 9 MAALMOOD SOCDEY EE ETHIOPIA DIYAARADA LOOGA SOO RIDEY. al shabaab kama aysan qeyb qaadan.
al shabaab waxay qilaaf kala dhex dhigeen MUJAAHIDIINTII WADANKA SOMALIA RABEY INAY XUREEYAAN.
al shabaab waxay gaaalo KU TILMAAMTEY madaxda xurenta somalia SHEEKH SHARIF, SHEEKH AXMED.. SHARIIF XASAN IYO MADAXDA KALE.
al shabaab HALKII ay ku dagaalami lahaayeen one united name whichs UNDER MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA XURENTA SOMALIA.
WAXAY abuureen qilaaf waxay la baxeen magac CARABI ah oo aysan MICNAHIISA AYSAN ´FAHAMSANEEN OO AH al shabaab( koox lebonon kiristaan football ciyaarta ayaa la yiraah AL SHABAAB.
AL SHABAAB WAXAY DILAAN INNOCENT DAD AH soft TARGET. qof masaajid ka soo baxeysa. qof masaajid u socoto. qof sooman SIDA ALLA YAA RAXMA GENERAAL JILCOOW.
AL SHABAAB AND THEIR LEADER MOORYAAN XAASHI CEEYROOW wuxuu qirtey inuu isaga diley mujaahidiintii weeynaa qaaliga ahaa CABDIQAADIR YAXYE janadii allaha siiyee..
al shabaab waxay kaalmeeyeen AXMAARADA, SABABTOO QILAAF AYEY SOOMALIDII MUJAHIDIINTA DHEXDHIGEEN.
AL SHABAAB MA AAMINSANA WAX LA YIRAAHDO(SOMALIYA)
AL SHABAAB ODAY CARAB WAREERSAN BUURAHA AFGANISTAN KU DHUUNTA BEN LADEN LA YIRAAHDO ayey soo dhex geliyeen arimihii soomalida si SHACABKA MASAAKIINTA XAMAR LOO SII XASUUQO.
AL SHABAAB waa tuugo TIGREEGA LA MID AH.
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:44 pm
by adanboy
Dr Yalaxoow
waxaas waa dacaayad raqiis ah,shabaab waa xubin kamid ah oo horseed u ah halganka dib u xureynta Somalia...shabaab shaqada ee qabtaan ,wax qabo karo ma jiraan,,waa waxa u dhexeeya shacabka iyo gumeesiga..wexey titirayaan kuwa u suurta galiya inuu cadawga soomaaliya ka taliyo..ma ahan arin fudud,....
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 5:47 pm
by Luq_Ganane
Suurkadon Wallah. Ethipian millenium aa Xamar lagu digaaya? RIP Somalia. Ceeb nugu dhacday.
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Thu Nov 22, 2007 6:07 pm
by Ureysoo
[quote="COSTA"]Binta rii7a Shuu til7ak sami3ta intum kamaan kuntum 9uud zemaan ba3da zwaj ma3a mahriyiin baya6 jismakum shuweyah wa2ayartumuna

[/quote]
3endak Sawaalif Waayda El-yoom. El7een 2abeelt El-Mehri Ella Baya'6o Bashretna? Wana 7asabt Eni El-Etaaliyen Doorhom Kan Akbar Fee Taftee7 Loon Bashretna!!!, Lol.....
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Fri Nov 23, 2007 5:35 am
by Somali_4Life
They want to create ethiopian community in somalia. Wallahi ethiopians are smart. Within 50 years we have a large habasha community. After 150 years,the habasha community are the majority.

Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Fri Nov 23, 2007 6:10 am
by COSTA
[quote="Ureysoo"]:[/quote]
3endak Sawaalif Waayda El-yoom. El7een 2abeelt El-Mehri Ella Baya'6o Bashretna? Wana 7asabt Eni El-Etaaliyen Doorhom
Kan Akbar Fee Taftee7 Loon Bashretna!!!, Lol.....[/quote]
Musta7iil El Itaaliyiin kaan bista3maluu 7ariim Il ab2aal nas bita3kum fil mu7aafathatal Shar2 kan biyzawjuu ma3al Zinjibariyin shuf shakel rais Puntland wa7id ya3ta2id inu min 3a`ilat Al Sabeh fil Kuweyt aw puntlands own Nabil Shu`eyl
Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Fri Nov 23, 2007 11:04 am
by fagash_killer
lion of judah flag

Re: Ethiopian Military Women In Mogadishu
Posted: Fri Nov 23, 2007 12:30 pm
by Spookie
Only Majeerteen women would welcome those b!tches.
