Page 1 of 1

Banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soma

Posted: Thu Nov 22, 2007 5:03 pm
by sheldibow
Banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho,Baydhabo,Kismaayo, Marka , Boosaaso iyo Garowe