Gudoomiyaha Guddiga Siyaasadda G/Jubbooyinka Oo Ka Hadlay Hawgal Burcad Sifayn Ah Oo Ay Sameeyeen Ciidamada Ammaanka Ee G/Jubbada hoose
Nov 22,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Hawgalkaan ay sameeyeen ciidanka nabadgalyada magaalada oo gacan ka helaya cutubyo ka tirsan Guutada sadexaad ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee ku sugan magaalada kismaayo ayaa 24kii saac ee ugu dambeeyay waxa ay ciidamadu ku xaaqeen ilaa dhawr iyo labaatan jidgooyo oo bucad hubaysani dhigteen inta u dhaxaysa magaalooyinka kismaayo iyo Jilib ee Gobollada J/hooe iyo J/dhexe.
Intii hawgalku socday ayay ciidamadu waxa ay xabsiga soo dhigeen in ku dhaw labaatan xubnood oo kamid ah kooxihii burcadda ahaa ee jidgooyooyinka ay u yaaleen ayagoo sidoo kalena kula wareegay ilaaa shan iyo toban qori oo nooca AK47 ah kuwaasoo ay saraakiisha ciidamadu sheegeen in ay ka soo qaadeen kooxahaan xiran iyo kuwa kale oo fakaday waxa ayna intaasi ku dareen in ay jiraan xubno aan wali la qaban oo ay sheegeen in ay ku lug lahaayeen amaan darada baryahaan ka jirtay wadadaas dheer ee laamiga ah.
Kooxahaan ay jid gooyooyinka u yaaleen deegaanadaas ayaa waxa ay dadka wadadaas kusafro ugaysan jireen xanibaado iyo dhibaatooyin kale oo ay ka mid tahay aygoo mararka qaarna halkaasi dil ugu gaysta dadka musaafurka ah ee wadada ku safrayo ayadoo dilkii ugu dambeeyay maalintii Talaadada ahayd halkaasi loogu gaystay nin ganacsade ahaa oolagu magaccabi jiray Axmed caydiid. Waxaana arintaas cabashooyin is daba joog ah ka muujinayay wadayaasha gaadiidka iyo ganacsatada wadadaasi isticmaasha.
Hawgaladaan ayaa wa ay ku soo beegmayaan shan maaalmood kadib markii uu Gudoomiyaha cusub ee Guddiga siyaasadda ee G/J/hoose Dr. C/risaaq Faarax Cali (Taano) uu ku sheegay hadal gaaban uu ka sheegay xafladii caleema saarkiisa in Hawsha ugu horaysa ee wax ka ka qanadoono ay tahay arrimaha nabadgalyada.
Dhanka kalena, Dr. C/risaaq Faarax Cali (Taano) oo maanta u waramayay Gedonet ayaa sheegay in wixii ka bilowdo maalinta Sabtida ee 24ta bishan ay magaalada ka billaabanayaan shirara dib u heshiisiin ah oo ka samaynayaaan beelaha dega gobollada jubbooyinka.
xasan xareed axmed-GEDO-NN-Kismaayo
Governor Taano cleans house.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Governor Taano cleans house.

Isbaaros

- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Governor Taano cleans house.
Mashallah!
Great progress going on there
Dr. C/risaaq Taano

Great progress going on there

Dr. C/risaaq Taano

Re: Governor Taano cleans house.
Precious...I know..
Governor Dr. Taano is working hard to pacify Jubboyinka.
* Constant meeting with SADE and other clans to bring peace.
* "kill every killer" : making and enforcing laws.
* Improving the eduction of Kismayo, the best education since aabe Siyads (aun) government.
Governor Dr. Taano is working hard to pacify Jubboyinka.
* Constant meeting with SADE and other clans to bring peace.
* "kill every killer" : making and enforcing laws.
* Improving the eduction of Kismayo, the best education since aabe Siyads (aun) government.
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Governor Taano cleans house.
[quote="sadeboi"]Precious...I know..
Governor Dr. Taano is working hard to pacify Jubboyinka.
* Constant meeting with SADE and other clans to bring peace.
* "kill every killer" : making and enforcing laws.
* Improving the eduction of Kismayo, the best education since aabe Siyads (aun) government.[/quote]
It has been a long road to get to this point, just what Jubbaland needs....Mashallah once again!
I hope Dr. C/risaaq Taano succeeds in his new role 'Gudoomiyaha cusub ee Guddiga siyaasadda ee G/J/hoose'
Governor Dr. Taano is working hard to pacify Jubboyinka.
* Constant meeting with SADE and other clans to bring peace.
* "kill every killer" : making and enforcing laws.
* Improving the eduction of Kismayo, the best education since aabe Siyads (aun) government.[/quote]
It has been a long road to get to this point, just what Jubbaland needs....Mashallah once again!
I hope Dr. C/risaaq Taano succeeds in his new role 'Gudoomiyaha cusub ee Guddiga siyaasadda ee G/J/hoose'

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Governor Taano cleans house.
Is he and Sandhere still trying to have this conference with Afbijo?
Re: Governor Taano cleans house.
Luq, governor taano is trying to reconcile the differences between Somali clan, and not between af-bijo and him. He is having a shir between the Sade and Harti clan to reconcile and bring peace to Jubbaland, which is his goal. He has already started the work:
Shir Ay Ka Qeybgaleen In Ka Badan 14 Beelood Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo
Nov 24,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Shirkaan oo wada yee sheen ilaa toban iyo afar qabiilo oo kamid ah qabaailka dega gobollada jubooyinka iyo golayaasha siyaadda iyo dhaqanka ee beesha SADE oo gudoominayaey Guddoomiyaha guddiga siyaasadda ee beesha SADE Dr.C/Risaaq Faarex Cali (Taano) ayaa waxa uu manta kadhacay hoolka shiraarka ee Hotel Tawakal ee degmada Kismaayo.
Shirka oo saacado ah socday ayaa intii uu socday waxaa lagu lafa guray arrimo ay ka mid ahaayeen sugidda nabadgalyada wada noolaashaha deegaanada iyo baadi goobka dib u heshiisiiin dhab ah oo ay wada yeeshaan guud ahaan soomaalida ku dhaqan G/Jubbooyinka aydoo laysku afgartay dhamaan qodobbadii halkaas looga dooday.
Tan iyo intii loo magacaabay Gudoomiyaha siyaasadda Dr Taano ayaa waxa uu shirkani noqanayaa kii ugu horeeyay ee la yeesho beelaha deegaanada jJubboooyinka in kastoo uu ballan qaadkiisii ugu horeeyay ku sheegay in uu wax ka qaban doono arrimaha dib u heshiisiinta iyo nabadgalyada ayaa waxa muuqanaysa in horumar laga gaaray arimihii uu maamulku ballan qaaday oo ka mid aheyd nabadgalyada iyo dib u heshiisiinta.
Sikastaba ahaatee hawlahaan uu haatan ku dhaqaaqay masuuliyiinta beesha SADE ayaa waxa ay ku soo beeegmayaan xilli ay mudo yar ka harsan tahay shirka lagu wado in uu ka dhaco magaallada kismaayo kaa oo lagu heshiisiinayo qaar ka tirsan beelaha gobollada Jubooyinka oo beeshuna ka mid tahay.
By hassan Hared Ahmed-GEDO-NN

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1694 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 26 Replies
- 1740 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 0 Replies
- 359 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 38 Replies
- 2298 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 244 Replies
- 16459 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 10 Replies
- 914 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 9 Replies
- 655 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 12 Replies
- 1347 Views
-
Last post by musika man
-
- 7 Replies
- 1254 Views
-
Last post by TarTar