2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by adanboy »

in this morning in Siinaay ,Mogadishu,the other in Near Walaweyn,,Lower Shabelle up

Ciidamada Itoobiyaanka oo Xirtay Isgoyska Siinaay,kadib markii saaka Uuraale looga qarxiyay.
Posted to the Web Nov 23, 10:15

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa xirtay Isgoyskii ugu dadka badnaa maalmahan magaalada Muqdisho ee Siinaay kadib markii meel aan sidaasi uga fogeyn halkaasi miino lagula qarxiyay gaari Uuraale ah oo ay lahaayeen askarta Itoobiya.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa talaabadaasi qaaday kadib markii Barxadda Wardhiigley saaka looga qarxiyay gaari Uuraale ah oo ay wateen waxaana la sheegayaa in halkaasi khasaare uu kasoo gaaray.

Waxaa hakad iminka ku jira dhamaan isku socodkii gaadidka iyo dadka ee isgoyska Siinaay iyadoona ay Ciidamada Itoobiyaanka halkaasi ka wadaan baaritaano ay ku ogaanayan wixii falkaasi ka danbeeyay.

Xirnaanshiyaha Isgoyskaasi ayaa ka dhigtay magaalada Muqdisho mid dhamaan go'doon ku jirta iyadoona aysan awood u laheyd dadka in ay isaga soo kala gudbaan dhinacyada kala duwan ee magaalada.

Xafiiska wararka soomaalinews.com,Muqdisho.

--------

Kolonyo Itoobiyaan ah oo Muqdisho kusoo jeeday oo gaari Ural ah duhurnimadii maanta looga gubay Degmada wanlaweyn.



Muqdisho,22,November-07 (Qaadisiya.com) Xabashi aad u fara badan oo Tikree ah ayaa maanta waxa ay kasoo gudbayeen qeybo kamid ah G/Sh/hoose, waxaana wadada loogu aasay Miino iyadoo qarax weyn uu ka dhacay Degmada wanlaweyn.

Qaraxani ka dhacay wanlaweyn ayaa waxaa ku gubtay oo Miinadii ay la kacdami mid kamid ah gawaarida Uralka ah ee Tikreega ay wateen isla markaana kusoo jeeday magaalada Muqdisho.

Tacshiraad ay fureen Tikreega ayaa waxaa ku dhaawacmay illaa 2-qof inkastoo ay suuragal tahay in ay intaasi kasii badato kadib markii dadka ay xaafadahooda ugu aadeysay.
Qaraxa gaarigani Uralka ah ayaa noqonaya kii 10.aad oo bilihii ugu dambeeyay ay ku gubaan Mujaahidiinta qeybo kamid ah Gobolada Dalka Sida uu sheegay Madaxa waaxda Mukhaawamada iyo difaaca ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Jamhuuriyadda Soomaaliya Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde).
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by Alchemist »

Allahu akbur...

Good news Very Happy
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by Shirib »

That made my Happy Thanksgiving
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by adanboy »

[quote="Alchemist"]Allahu akbur...

Good news Very Happy[/quote]

Insha allah more to come..

730 dead ethiopian soldiers so far in november month,the liberation front want to make it to 1000 up Very Happy
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by Somali_4Life »

wow 43 slayed in 1 day. Allahu Akbar!
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by galia »

Allahu Akbar.
El Loco
Posts: 204
Joined: Thu Nov 15, 2007 4:49 am

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by El Loco »

If you guys believe these numbers, you're high.

Adan
Don't you keep saying over and over again that each week Mogadischu is going to be liberated?
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by galia »

[quote="El Loco"]If you guys believe these numbers, you're high.

Adan
Don't you keep saying over and over again that each week Mogadischu is going to be liberated?[/quote]


Its a matter of time inshallah Cool
El Loco
Posts: 204
Joined: Thu Nov 15, 2007 4:49 am

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by El Loco »

So is your pregnancy..............

In time the Ethiopians will leave and you will all start killing each other again. Even you little Sa'ads will be going at it. How long before we see the Jalaf and the Hilowle killing each other huh? Come on, get off it. We all know what's going down.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by Somaliweyn »

The fact that they have closed it...says enough.


I wouldn't be surprised if the death figure rose to 100, due to the full-loading of ethiopians in ural trucks and their terrible medical treatmens which means severly wounded die within a week Laughing

Again, a good day for the resistance...especially at a time traitors were rumouring that the resistance has stopped.
El Loco
Posts: 204
Joined: Thu Nov 15, 2007 4:49 am

Re: 2 IED attack," Uraal truck blown up,,43 Tigray soldiers dead

Post by El Loco »

"The Resistance". Love the way it is romanticised. Allah is my witness, Somalia is just totally focked. In one hundred years these same conversations will be going on.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”