Page 1 of 1

Xaflad loo sameeyay..............

Posted: Fri Nov 23, 2007 6:35 am
by sheldibow
Xaflad ama xus loo sameeyay Geesiyaashii Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku geeriyooday gudaha dalka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho. Muddadii ay socotay xafladdaas ayaa waxaa halkaas muusik Soomaali ah ku soo bandhigay kooxda baandeyda dalka Itoobiya iyo tan Soomaaliya, waxaa kale oo halkaas heeso xiiso leh ku soo bandhigay kooxda Heegan ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

LONG LIVE SOMALI GOVERNMENT !!!
LONG LIVE SOMALI WEYN!!!
DOWN DOWN TROUBLE MAKERS !!!