ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by fagash_killer »

Ethiopia oo xustey ciidamo kaga dhintey Muqdisho
23 Nov 23, 2007 - 6:19:46 AM



Saraakiil ka socota dowladda Itoobiya oo maalmahan booqasho ku joogay Muqdisho ayaa ka qeybgalay xaflad lagu xusayey askartii ku naf weyday gacantii dowladda Federaalka lagu keenayey magaalada Muqdisho xiligii dagaalka xoogan dhex maray xoogagii maxaakiimta oo inta badan gacanta ku hayey koonfurta Soomaaliya.


Gen. Gojam oohadiyad siinaya taliye ciidan
Munaasabadan oo ka dhacday xaruntii shirkii dib u heshiisiinta beelaha ee Ex-Gaadiidka Booliska ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiil iyo wafdi Itoobiyaan ah oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho kuwaasi oo uu ka mid ahaa Col. Gejon oo ka socday wasaaradda gaashaandhigga Itoobiya, Atto Asper Agaza iyo Taliyaha ciidanka Itoobiya ee Soomaaliya ku sugan Atto

Gen. Gabre oo ugu horeyntii isagu halkaa ka hadlay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xasuusto geesiyaashii ku naf waayey halgankii lagu tagerayey xukumadda Soomaaliya iyo dadaalkii ay ku soo gaartay magaalada Muqdisho, iyadoo mudo daqiiqad ah loo istaagay kuwii ku geeriyooday.


Taliayaha ciidanka Somalia
Gen. Gabre ayaa intaa raaciyay in xukuumaddiisu ay heegan u tahay iney gacan siiso dowladda Federaalka ayna ka go'an tahay iney la dagaalamaan kooxaha uu ku tilmaamay Xagjiriinta sida Al-Shabaab isagoo sheegay in ay diyaar u yihiin naf iyo maal u huraan sidii meesha looga saari lahaa ayna dib ugu soo laaban doonin, waayo ayuu yiri Soomaaliya iyo Itoobiya waa labo dal oo walaalo ah oo isu dam qanaya waa sida uu hadalka u dhigaye.

Gen. Gabre ayaa abaalmarin qiim leh guddoonsiiyey Odayaal ka socday beelaha Soomaaliyeed, kuwaas oo kaalin weyn ku lahaa hannaanka geeddi socodka nabadeed ee Soomaaliya.


Gen.Gabre oo hadiyada siinaya safiirka Yamen
Sidoo kale waxaa abaalmarinnadaas la siiyey Guddiga nabadgelyada qaranka, gobolka Banaadir, haweenka, safaaradda Itoobiya ku leedahay Somaaliya, safaaradda Yeman ee Soomaaliya iyo qaar kale.

Munaasadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka Banadir ayaa waxaa musiga Booliska garaacayey ciidamada Booliska iyo kuw Ethiopia oo isku dhafan.


Ciidanka bambeyda ethiopia & Somalai
Cududaar:Sawirada ayaan aad u wanagsaneyn madaama ay adkeyd qaadistooda.

Garowe Online,Muqdisho
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by galia »

Translate
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by fagash_killer »

since af ingriiskii iyo af somaliga kugu adagtahay i will try it in af amhaaric Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by The_Emperior5 »

warya faqash killer tigrayga wala xussaya acording to the mj and the abgaal the tigray are fighting for somaliweyn marka waxa lugu aag aassaya syl darawiishta
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by DR-YALAXOOW »

galia af soomaliga xitaa ma akhrin kartid miyaa.

from cadaado direct to fligthe 13 to USA , waan ka xumahay inaad baadiyahaagii cadaado meelahaas aad ku baran weeyday xitaa sida loo akhriyo af soomaliga..


dhinaca kale ethiopians lost between 8000 to 10000 soldiers in somalia.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: ETHIOPIA OO XUSTEY CIIDAMO KAGA DHINTEY MUQADISHO

Post by galia »

[quote="DR-YALAXOOW"]galia af soomaliga xitaa ma akhrin kartid miyaa.

from cadaado direct to fligthe 13 to USA , waan ka xumahay inaad baadiyahaagii cadaado meelahaas aad ku baran weeyday xitaa sida loo akhriyo af soomaliga..


dhinaca kale ethiopians lost between 8000 to 10000 soldiers in somalia.[/quote]

DR-YALAXOOW i never had education in somalia nor was i ever given the chance to learn the quran, i was just a shephard in my childhood.

[quote="fagash_killer"]since af ingriiskii iyo af somaliga kugu adagtahay i will try it in af amhaaric Laughing[/quote]

Yeah thats so funny, what a dry joke.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”