Page 1 of 1

Waa lala dagaalamayaa gumeesiga iyo kuwa u adeega.......

Posted: Sat Nov 24, 2007 11:37 am
by Adan*5
Xabadu ma joogsaneyso,inta dhulka laga xureynayo..Nin walba oo cadawga u shaqeeyana waa la ogyahay,bari ayaa lala xisaabtami doonaa Insha Allah,,walaalaayaal calooshood u shaqeystayaal baa nalagu soo weeraray oo u suurta galiya Ethiopia oo cadaawad 2,000 oo sano naga dhexeysay in ey dadkii iyo dhulkiiba gacanta u galiyaan..Qablayaada daciifkaa oo waxba ka jirin hala iska ilaaliyo ,maanta waa dhiigiinii iyo sharaftiinii waxa la isku heysto..Soomaali ha noolaato .Allahu Akbar

Re: Waa lala dagaalamayaa gumeesiga iyo kuwa u adeega.......

Posted: Sat Nov 24, 2007 12:04 pm
by snm_soulja_18
adan struggle somewhere in the jungle you must be one of those old forumers but with a new nickname you must be karbaash_killa ama one of those hawiye members why dont you log in with your other user name and show your face cuss i can tell you ethiopians will leave over 2,000 years by the time i think you are dead so be brave and dont hide :lol:

Re: Waa lala dagaalamayaa gumeesiga iyo kuwa u adeega.......

Posted: Sat Nov 24, 2007 12:18 pm
by galia
Everyone snm_soulja_18 is a Mj pretending to be an isaac :lol:

Re: Waa lala dagaalamayaa gumeesiga iyo kuwa u adeega.......

Posted: Sat Nov 24, 2007 12:18 pm
by Adan*5
snm

no I joined this site almost a year ago with the nickname adanboy..and am not Karbaash-Killa ,he is a good friend and he knows me very well so do the rest of good old boys like Voltage, LuqGanane, etc :lol: