C/fataax Muuse Cusmaan oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Cophenhegan ee dalka Denmark, ayaa sheegay in uu la kulmay arrin ka yaabisay, markii uu doonay in reerkiisa oo ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya in uu kula xiriiro qadka taleefanka, markii uu wacay gurigii ay reerku deganaayeen oo sida uu sheegay ku yiilay inta u dhexeysa Black Sea & Albaraka ay taleefankii gurigooda uu ka qabtay mid ka mid ah ciidamada Itoobiyaan ah oo deegaan ka dhigtay gurigooda.
"Waxey igu noqotay filan-waa markii aan wacay taleefanka gurigeyga oo uu iga qabtay askari Itoobiyaan ah, waxaana i saaqday naxdin" ayuu yiri C/fataax Maxed Muuse, wuxuuna intaasi sii raaciyey.
"Muddo labo bilood ah anigoo aanan reerkeyga la hadlin ayaan dhowr cisho ka hor damcay in aan waco, waxaana taleefanka qabtay askari Itoobiyaan ah, waxaan ka shakiyey taleefanka aan wacay in uu ahaa mid qaldan, balse markii aan hubsaday ayey la yaab igu noqotay, markii ay sidaa wax u dhaceen, ayaa waxaan taleefankiisa gacanta ka wacay wiil aan saaxiib aheyn oo xaafadda deganaa, wuxuuna ii sheegay in xaafadda Black Sea, Albaraka, ilaa Shiirkole oo ka tirsan degmada Hodon in ay haystaan ciidamada Itoobiya ayna degeen guryihii ay deganaayeen dadka rayidka ah, waxaa iga sii yaabiyey, waxaan mar kale ku celiyey taleefankii gurigeena waxaana iga qabtay isla arkarigii Itoobiyaanka ahaa, waxaana kula hadlay luqada Itoobiyaanka oo aan xoogaa ka aqiinay, waxaan weydiiyey sharciga u baneeyey in ay degaan guri ay degan yihiin dad rayid ah, wuxuuna markii aan sidaa ku iri askarii iigu jawaabay "Halkan waa qeyb ka mid ah dalka Itoobiya" hadalkaasi marka uu ilahaa waxaan uga duubay taleefankeyga, waxaana hayaa codkiisii & dhammaan wixii aan is niri, mar dhowna waxaan ku soo bandhigi doonaa warbaahinta" ayuu yiri C/fataax, wuxuuna intaasi raaciyey in uu filayo in ay jiraan shaqsiyaad ku sugan qurbaha oo ay qabsatay xaaladda isaga qabsatay oo kale.
Xafiiska wararka ee ,Muqdisho
dayniilecom@hotmail.com
taleefanka gurigeyga oo uu iga qabtay askari Itoobiyaan ah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: taleefanka gurigeyga oo uu iga qabtay askari Itoobiyaan ah
Ethiopians sleeping in an already looted homes? big deal.Are you sure his wife ain't getting fcked up by the Habashi?



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 263 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 854 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 433 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 38 Replies
- 2032 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 14 Replies
- 1456 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 529 Views
-
Last post by COSTA