Well Trained & Equipped ARS Fighters Head Towards Xamar
Posted: Tue Nov 27, 2007 12:24 am
The Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) are making their way to Xamar. Their moral is high and are ready to do battle with the Injiir and the Kilinka 6aad Administration.
God's Speed ARS ! May Allah grant you victory over the Injiir & their dhabadilif !
Ciidama tababar u soo dhamaday ayna leeyihiinb xooga xureynta Soomaaliyeed oo ku soo wajahab Muqdisho iyo Walaweyn.
Marka
Dad socota ah ayaa waxey soo arkeen ciidama tirabadan oo Tabar u soo dhamaaday kuna soo wajahan Muqdisho iyo Walaweyn si ciidamada cadowga Soomaaliyeed ay ee Itoobiya xoog uga saari lahayeen ciida Soomaaliyeed ,Socotadaan ayaa noo sheegay in ciidamadaan ay dadka deegaanka u qaleen ilaa iyo shan Neef oo Geel ah iyagoona si fiican loogu soo dhaweyey deegnada ay soomaree waxeyna dadka deegaanka ka gaabsadeen halka ay aheyd sababa dhiaca Milatariga ah .
Ciidamadaan oo watay Hub casri ah oo dhawaan uga soo dagay xeebaha dheer ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in Tira ahaan ay aad u badan Yihiin oona heysta Tababar aad u wangsan iyo Aqlaaq dhinaca Diinta ah si marka cadowga looga saaro aysan magaalada uga dhicin Bililiqa ah sida looga barto markoow magaalo ka dhacdo Isbadal .
Jabhada Xureynta Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ay ciidamadooda oo tababaran ay soo wajahaan Muqdisho iyo Walaweyn ayaa waxey tani noqoneysaa mid siweyn ay uga farxaan shacabka Soomaliyeed oo Muda sanad ah Ku jiray Gumeysi kii ugu xumaa ebed halka ay kanaxayaan Calooshood u shaqeystayaasha Gumeysiga Itoobiya ,waxaana maal mahaan la arkaayey oo Soomaalida ku cusub Soomaali ooyaayo markii la jabsho ciidamada Itoobiya waana arin murugo leh in xiligaan la arko dad noocaasi ah .
Ciidamada Xureynta Soomaaliyeed ayaa hada helay Hubka Bur buriya Taangiga taasoo hadda waxii ka danbeya la arki doonee Itoobiyaan isaga iyo Kaarahiisa ay Ololayaan
Ciidamada Xureynta Soomaaliyeed oo dhawaan lagu dhisay Asmara ayaa dagaalkii ugu horeyey Maanta la galay ciidamada Itoobiya kulana galay deegaanada u dhaxeya Matabaan iyo Guruceel halkaas oo siweyn maanta loogu jabshay cadowgii Ilaahay iyo kii Soomaaliya waxaana la arkaayey Itoobiyaanka oo ku hadaaqaayo hawiye Jikir Alle oo micnaheydu yahay Hawiyey Dhibbadana .