Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by Alchemist »

Baabuur ay ka buuxeen ciidanka dabadhilifku oo burburay qarax kadib
Talaado 17 Dul-qacda 1428 = 27/11/2007

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray dhinaca Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa xaqiijiyay in uu baaba'ay baabuur nooca Qooqonta ah oo ay ka buuxeen korkiisa ciidanka dabadhilifka tigreegu, baabuurka waxaa lagu qarxiyay wadada Dabka ee magaalada Muqdisho, saacaddu waxay qadar daqiiqado ah dhaaftay 10:00 subaxnimo.

Mujaahidiintu waxay warka intaa noogu dareen in qaruxu si fiican u haleelay baabuurka isla markaana uu gubtay, isaga iyo wixii saarnaabaa.

Dhinaca kale baabuurta Qooqanta loo yaqaan ee noocan ahi waa midka badanaa ay adeegsadaan madaxda murtadiintu, waayo waa baabuur labo shirlay ah oo dhinaca hore waxbadan ku qaadi karta isla markaana ciidan badan oo istaaf ah xaga sare ku qaadi kara.
Sidaa darteed waxaa loo badinayaa inkasta oo aan wali la xaqiijin in ay saarnaayeen qaybta hore ee baabuurka madax sare oo ah dabadhilifka Tigreega, waanay soo bixi doontaa oo maydadkooda lama qarinkaro
KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by KeligiiJabhad »

Inkastoo aan ka jeclaan lahaa in Jabkani uu qabsado Injireylada iyo Cayayaanka kale ee La-Tolayaasha ah haddana warbixintaan waxaan ka oran lahaa:
Way galabsadeene
Gabalkood ha dhaco
Imisay gabraareen
Gaban iyo ciyaal
Aan garad lahayn!
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by Adan*5 »

Laaya qurunka up
KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by KeligiiJabhad »

[quote="Adan*5"]Laaya qurunka up[/quote]

Waa halka laga adeegsado, "Laxwaliba Shilalkay isdhigtaa lagu gawracaa!" Shocked
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by Adan*5 »

[quote="masugge"][quote="Adan*5"]Laaya qurunka up[/quote]

Waa halka laga adeegsado, "Laxwaliba Shilalkay isdhigtaa lagu gawracaa!" Shocked[/quote]


kuwa cadawga u adeega waa in la iska qabto oo si gaar ah loola dhaqamo.waa kansar ummada ku dhax jira..
KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: Breaking news attack on TFG many soldiers dead...

Post by KeligiiJabhad »

raggeedii up
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”