Page 1 of 1

Dabadhilif badan baa la laayay...........

Posted: Tue Nov 27, 2007 4:37 pm
by Adan*5
Pain and pleasure,the traitors recieved their share of Mogadishus deadly dose up thats what happens when you serve the enemy against your own people Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Khasaare xoogan oo kasoo gaaray Cidiamada dawladda markii lagu qarxiyay gaari goor dhaweyd agagarka Air Port-ga Muqdisho.
Posted to the Web Nov 27, 11:38

Ku dhawaad 4 askari oo kamid ah Ciidamada dawladda ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen qarax xoogan oo goor dhaweyd ka dhacay inta u dhexeysa Iskuul 21 Oktoober iyo Deegaanka Afisiyooni,iyadoona qaraxa la sheegay in uu ahaa miino meel fog laga hagayay.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in khasaaraha intaasi uu ka badan karayo maadaama gaariga si buuxda uu ugu bur buray qaraxaasi isla markaana askartii intooda badan dhaawacyo ay soo gaareen.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in ay arkeen askar badan oo kamid ah dawladda oo qaraxa kadib dhulka daadsanaa iyadoona qaarkod kale ay meel ka fog goobta qaraxa ku dhaceen iyago meyd ah.

Gaariga la qarxiyay ayaa gabi ahaanba bur buray iyadona uu hawada galay marki miinada oo wadada ku aasneyd loo taabtay isla markaana meel fog laga qarxiyay lamana sheegin wax ay halkaasi ka qab qabteen.

Taliska Booliska Somaliyeed oo wax laga weydiiyay arrimahaasi ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo waxaana ay sheegeen in ay wali uruurinayaan warbixinada ku aadan qaabkii qaruxu u dhacay.

Re: Dadadhilif badan baa la laayay...........

Posted: Tue Nov 27, 2007 4:39 pm
by Adan*5
..and again when they thought the worst was over,the everlasting nighhunt in the capital just begun Cool

War deg deg ahDagaal qaraar oo haatan ka soconaya wadada 1-aad ee suuqa Bakaaraha(Gaari suug ah oo haatan ku Gubanaya wadada aadan cadde)

Waxaa daqiiqado ka hor ka bilaawday wadada aadancadde ee gasha suuqa bakaaraha dagaal aad u qaraar, dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada oo Halkaasi fariisin ka samaystay iyo Xoogaga ka soo Horjeeda, ayaa waxaa la isku adeegsanayaa sida wararku Nagu soo gaarayaan qoryaha lidka diyaaradaha Kuwa daraandooriga u dhaca iyo baasuukaha.

Dagaalkan oo bilaawday intii ay ku jirtay Idaacada BBC-da ayaa la sheegayaa in uu qasaare aad u balaaran gaystay Haatana uu soconayo.

waxayna sheegeen dadka degan Xaafad wardhiigleey ama buurhindi oo aan la xiriirnay in uu Halkaasi ku gubanayo gaari suug ah oo haleelay Mid ka mid ah baasuukayaashii ay ridayeen Xoogaga ka soo Horjeedo Dowlada.

Ciidamadaan soo dagay wadada aadan’cadde ayaa la sheegay in ay ku dhib qabeen dadka socotada ah oo u kala gooshi jiray xaafadaha xamarweyne, kaaraan iyo Degmooyinka Gobolka Banaadir Iyaga oo ka qaadan Jiray masaariifta ay kala soo Hoydaan Suuqa bakaarah iyo waliba Mobilada gacanta lagu qaato.

Dagaalada ayey ka kala socdaan gooba badan sida Huruwaa ,Xerada Maslax,Gulwadayaasha iyo Gooba badan iyadoona dagaalk caawa uu yahay mid qorsheysan oo Abaca kastaa ay qaadaan xooga kacdoonka ka wada Muqdisho


Sidoo kale Qaraxyo ayaa caawa si isdaba joog ah uga dhacayaan wadada wadnaha Lamana garanayo qasaaraha qaraxyadaasi balse waxaa jira in Qaraxyo lala beegsaday Saldhiga Degmada H/Wadaag ee Magaalada Muqdisho oo haatan Noqday Goob ay hoydaan eeyaha maadaama gabi ahaanba dhulka la dhigay

Kala soco Dayniile wixii ku soo Kordha dagaalkaas

Re: Dabadhilif badan baa la laayay...........

Posted: Tue Nov 27, 2007 4:45 pm
by The_Patriot
^^MJ adheerkisa miyu kujiray ?