Page 1 of 1
Xawadle Soo gala...
Posted: Tue Nov 27, 2007 5:15 pm
by Luq_Ganane
Gabar ii siiya nimanyahow.
Re: Xawadle Soo gala...
Posted: Wed Nov 28, 2007 12:24 pm
by ciiseguure
Hadaad tahay hawraarsame u doono gabar majeerteen, balse hadaad tahay Bah Xawaadle ee Mariixaan waa lagu siinaa gabar ka mida gabdhaha jilibyadda ugu qurxan Xawaadle ee Garyeele iyo Gaagaab.
Re: Xawadle Soo gala...
Posted: Wed Nov 28, 2007 4:44 pm
by Luq_Ganane
Saaxib Reer Abtigay waa Bax Xawadle (Reer Ugaas Sharmake). Anigana nin Reer Cali Xusayn baan ahayee Reer Luuq. Cali Xusayn waxay ka mid yahiin adeeraha Reer Diini. Dhiig Xawadle baan laayahayee, Abti fadlan gabar Xawaadle, Reer Beledweyn ah.
Re: Xawadle Soo gala...
Posted: Thu Nov 29, 2007 2:54 pm
by Luq_Ganane
"Garyeele iyo Gaagaab" Mid halkaas ka sii jeeda fadlan.