Crazy Dhulbahante Propaganda on Muuse Ismaaiil in Ceerigaabo
Posted: Sat Dec 01, 2007 9:40 pm
This is all false, I called Ceerigaabo and there is no war
Beesha Muuse Ismaaciil oo ka mid ah Beelaha Dirta Waqooyi oo u Diyaar Garowday in ay Dagaal ku Qaado
Ceerigaabo December 1, 2007
Beelaha Harti ee dega Gobolka Sanaag,Beesha ayaa Maalmihii ugu danbeeyey diyaarsatay tiro Gaadiidka Dagaalka ah oo ay kala yimaadeen Dibedaha si ay dagaal ugu qaadaan Beelaha Hartiga ee Gobolka Sanaag Degan,beesha ayaa la sheegayaa in ay Diyaarisay Maleeshi "800"gaadhaysa si ay dagaalka...
War la soo gaarsiiyey Xafiiska Xargaga Online ee Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in beel ka mid ah Beelaha Dirta waqooyi kana mid ah Maamulka Soomalidiidka waa beesha "Muuse Iscaaciil"ay isu diyaarinayaan in ay guluf ku qaadan Beelaha Hartiga ee Degaanka Gobolka sida Dhulbahantaha ,warsangeliga iyo Gahayle beeshan ayaa maalihii ugu danbeeyey Hub saartay gaadiidka dagaalka isla markaasina ururisay Maleesho gaaraysa ilaa "800" si ay dagaal ugu qaadaan Beelaha Gobolka la degan.
Beeshan ayaa tan keliya ee ka talisa Gobolka iyada oo garab ka haysta Maamulka Somalidiidka iyada oo Gobolka la wada dego ayaad moodaa in maamulka hadana ay iyagu gaar u leeyhiin iyada oo taasi jirto ayaanay hadana ka madhanayn dhul boodka ay ku hayaan Beelaha Degaanka Gobolka Beeshan ayaa ku caan baxday Fidno iyo dagaal aanay sii wadi karin.
Beelaha Gobolka degan gaar ahaan beelaha Dhulbahante,warsangeli iyo Gahayle ayaa xiligan isha ku haya dhaqdhaqaaqa dagaal iyo abaabulka ay faraha kula jirto Beesha Muuse Ismaaciil oo ka mid ah Beelaha Degaanka,mid ka mid ah Beelaha Degaanka oo Magaciisa ku soo Gaabiyey Ciise ayaa yiri"Beesha Muuse Ismaaciil waxa ay wado ee ay Ina Xaaji Nuur iyo Talaabo dabada ka riixayaan waxay gaadhi doontaa Baraka ma leh"ayuu yiri Oday Ciise oo ka mid ah Beelaha Degaanka Gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Ceerigaabo.
Beeshan ayaa la sheegay in ay isha ku hayso sida Maamulka Soomalidiidku ka yeelaan Magaalada Laascaanood iyada oo ay qorshaha ugu jirto Hadii ciidankiina laga soo saaro Magaalada Laascaanood xalku faraha ayuu ka baxayaa hadiise aad sidaas u haysataan idinkuna dhul kale Raadiya si aad Gobolka intiisa Badan uga talisaan Maamulka Soomalidiidka ayaa Gobolka Sanaag ay gacantiisa kaga jirtaa Degmada Ceerigaabo iyo Degmada Ceel afweyn iyada oo Gobolka intiisa kale ka mid yahay Maamulka Puntland.
Xasan Xirsi cade
Xargaga Online
Ceerigaabo