[quote="The_Emperior5"][quote="Luq_Ganane"]Helwaa, waad salamantahay abaayo macan. I hope you have a blessed day.

[/quote]
hablahayaga abayo lugu ma salamo orodo wax soo barro

[/quote]
Emperior,
Reer Woqooyi waa inee u khafifaan gabdahooda. Afka adeeg aad ku aadesiin gabdhahiina iska daaya.
