Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
revolter
Posts: 200
Joined: Wed Nov 14, 2007 8:16 am

Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by revolter »

Beelweynta Ciise Maxamuud "Majeerteen" ee kala joogta Qeybo ka mid ah Dalka Somaliya ayaa Shaaca ka qaaday inay Kalsoonidii kala Laabteen Dowlada Ku meel gaarka ah ee Somalia.

Bayaan ay so saareen Waxgaradka,Isimada,Siyaasiyiinta,Aqonyahanada iyo Culumada Beelweynta Ciise Maxamuud Waxaa ay soo saareen Go'aano ka dhan ah Dowlada Ku meel gaarka ah ee Somalia,Kuwaasi oo lagu Macneeyey Kadib kii la shaaciyey Liiska Wasiirada Dowlada ku meel gaarka ah ee Somalia,kaasi oo aysan ka dhex muuqan sidii horey loogu bartay Wasiir kasoo jeeda Beelweynta Ciise Maxamuud.

Waxaa lagu sheegay Bayaankan in Xukuumada uu soo dhisay Nuur Cadde ay tahay mid Cadaalada ka fog oo uu usha u hayo C/laahi Yusuf oo lagu bartay sida ay hadal ku dhigeen u kala eexashada Dadka Dega Puntland,Waxaana intaasi ay ku dareen Madaxda u hadashay Beesha Ciise Maxamuud inaysan qaadan doonin Qaabka loo dhisay Xukuumadaasi.

Arinta ugu badan oo ay ku doodayaan Beeshan Ciise Maxamuud ee kala jooga,Kismaayo,Garowe iyo Qaarka mid ah Wadamada Dunida ayaa ah in Beelaha Maxamuud Saleebaan la isku dhaho ay kala Qaateen Sadexda Darajo ee kala ah,Beesha Cumar Maxamuud oo uu ka so jeedo C/laahi oo qaatay Madaxweynaha Somalia,iyaddoo Meesha Cismaan Maxamuud la siiyey Madaxweynaha Puntland oo uu ka soo jeedo Cadde Muuse, Halka Beesha Ciise Maxamuud qaadan jirtay Wasiirka ay Meesha Majeerteen ku leeyihiin Dowlada ku meel gaarka ah,Laakiin Maanta la hareer Mariyey oo xilkoodii loo weeciyey isla Meesha uu ka soo jeedo Cadde Muuse.

Arintan Ayaa hareysay guud ahaan Goobaha ay ku nool yihiin Beelaha Ciise Maxamuud,Waxaana mar aanu ka qeyb galnay Shir ay isugu yimaadeen ka muuqday sida ay u deedafeysan yihiin Qaabka Xukuumada Somalia loo soo dhisay,Waxaana ay sheegeen in haddii aan wax laga badalin oo aan Xilkii Wasiir loo soo celin Beesha Ciise Maxamuud ay gabi ahaanba ka bixi doonan Dowlada Somalia iyo xitaa Maamulka Puntland oo dhan,Taasi oo ay Maantaba Bayaan kooda ku sheegeen in ilaa xilkooda looga soo celinayo ay Kalsoonida kala noqdeen Dowlada Fadaraalka ah ee Somalia ee uu Garwadeenka ka yahay C/laahi Yusuf Ahmed.

Bayaankan Ayaa Waxaa uu gilgilay Caasimada Maamul Goboleedka Puntland oo ay degan tahay Beesha Ciise Maxamuud Waxaana iminka la saadaalinayaa in carada Beeshan ay waxyeelo u geysan karto Geedi socodka Howlaha Dowlad Goboleedka Puntland oo ay ka socdaan Magaalladaasi.
Dhinaca kale Beesha Ciise Maxamuud ayaa sidoo kale Fariin ugu dirtay Warbaahinta Beelaha la dega Gobolada,Jubada Hoose iyo Gobolka Nugaal in wixii dhexmara aysan ugu soo hagaagi doonin Dowlad Federaal ah iyo Mid Puntland ah Toona oo ay Ka Beel ahaan ula Xaajoodaan iyo Somalinimo.

Gaba gabadii ayaa masuliyiintan ka soo jeeda beesha ciise maxamuud ayaa si cadho leh ku yidhi.marnaba kama mid noqon doono dowladda uu talada u hayo C/laahi yuusuf ahmed ilaa uu ka soo celin doono dowladda cadaalad iyo sinaan lana ixtiraamo qaabka loo soo dhisay dowladda somalia iyo qodobadii lagu heshiiyay hadii aysan surta galin ama uusan dig u eegin waxaasi oo dhan dhibaatada ka timaada oo dhan waxaa dusha saaran doono C/laahi yuusuf waa sida ay hadal u yirahdeene.

Magacyada Qaarka mid ah Dadka ku saxiixnaa Bayaanka Beeshan soo saartay.

1:- Islaan Ciise islaan Maxamed
2:- Suldan Saciid Maxamed Garaase
3:-Suldan Cali Yusuf Cali
4:- Maxamuud Maxamed Xasan
5:- Yusuf Canbe Canbe
6:- Caaqil Yusuf Cilmi Mataan
7:- Diiriye Muuse Mataan
8:- Cabdisalaad Cali :- Wasiirka Qorsheynta Puntland

W/Q.Ahmed Hanad
Email:- hanadyare05@hotmail.com

http://www.dayniile.com/disember/2disember17.htm
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by paidmonk »

This happened months ago.

My dad was even nominated to join a council in support of the "Asmara Group."
revolter
Posts: 200
Joined: Wed Nov 14, 2007 8:16 am

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by revolter »

[quote="paidmonk"]This happened months ago.

My dad was even nominated to join a council in support of the "Asmara Group."[/quote]

Well we need people who care about Somalia. Viva Somalia....So did your dad joined the liberation movement...
User avatar
Transformer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 704
Joined: Sat Feb 17, 2007 1:11 am
Location: Lost in Mars since 1969...

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Transformer »

Ciise Riyoole remember Cudur Maxamud are only a phone call away if you don't stop with this withdrewal sh!t :lol:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by paidmonk »

[quote="revolter"]Well we need people who care about Somalia. Viva Somalia....So did your dad joined the liberation movement...[/quote]
-------------------------------------------------

I don't know yet. I overheard a phone call this morning he had and he mentioned Asmara, still confused though.

But he's never been pro-TFG to begin with, he even made a BBC broadcast last winter in favor of the Islamic Courts.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Luq_Ganane »

Paidmonk,

The Asmara camp are losers too. Theres not any legitimate movements to pull your weight behind so its best to wait it out. :lol:
revolter
Posts: 200
Joined: Wed Nov 14, 2007 8:16 am

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by revolter »

[quote="Luq_Ganane"]Paidmonk,

The Asmara camp are losers too. Theres not any legitimate movements to pull your weight behind so its best to wait it out. :lol:[/quote]

Like the saying goes if you want to be a h0e why don't you be the smart h0e...the point here is if they both are losers then why don't u be the loser with the good name....n The Asmara group maybe not have funds and military might but they do have good intensions...the people in that group are their by them selves..no one pays them..men and women...they are there for Somalia...unlike the TFg that is here to sell our country...the so called goverment officials in the TFg are the same warlords that terroized Somalia for the past 17 years
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Somalian_Boqor »

Ciise Maxamuud don't even have a say in puntland what makes you guys think they will have a say in Somaliweyn? lol :lol:

paidmonk: If you father joins the ICU or the Asmara group as they are called today he is a self interest Bastard!!! :lol:

Politics isn't something Cisse Maxamuud is good at. Do us all a big favor and continue to stay out.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Niya »

Why is this "news" being reported by a moryaan website only?
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Cawar »

[quote="Niya"]Why is this "news" being reported by a moryaan website only?[/quote]

Go figure..lol

Why do you think?? :D
revolter
Posts: 200
Joined: Wed Nov 14, 2007 8:16 am

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by revolter »

[quote="Somalian_Boqor"]Ciise Maxamuud don't even have a say in puntland what makes you guys think they will have a say in Somaliweyn? lol :lol:

paidmonk: If you father joins the ICU or the Asmara group as they are called today he is a self interest Bastard!!! :lol:

Politics isn't something Cisse Maxamuud is good at. Do us all a big favor and continue to stay out.[/quote]

If Isaaqs are not good at politics, if Hawiye are not good at politics and Cisse Maxamuud are not good at politics then who is good at politics and lead Somalia? We all witnessed how the TFG is not fuctioning well. Today the TFG merely exists by name and through Ethiopian tanks. Maybe the TFg needs to start working for the people of Somlia not Ethiopia...these fat bastards have Euro or American passports and their kids are on overseas growing up on welfare money...they don't care who is dying in Somlia or if Somalia will ever exist.....they neither have education or religion...so what else can we expect from them....?
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Somali2003 »

Ciise Maxamoud will be welcomed in Maakhir.
revolter
Posts: 200
Joined: Wed Nov 14, 2007 8:16 am

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by revolter »

[quote="Niya"]Why is this "news" being reported by a moryaan website only?[/quote]

The oldest trick in the book when you can't come up with valid argument then you try to discredit the source. In that case paidmonk himself said his father is being talked to about this issue hence this indeed is valid.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Niya »

Lol@@@Revolter, enjoy your wishful thinking courtesy of Danyile and validated by Paidmonk. Very credible indeed!
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Beelweynta Ciise Maxamuud withdrew their support from the TF

Post by Niya »

double post.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”