The resistance is growing stronger....People finally said this is enough...if we are going to die..we will die with dignity....every somali took apart of the fight....Woman, old, and young forcing the Ethiopians to retreat.....The eyes of the people are starting to open...Insha Allah...we will defeat Amxaaro....Allah can protect all Muslims around the world but this is a test for us...A test to that shows how strong our faith is....
..........................................................................................................
Ciidamada Itoobiya oo markii ay ku riiqmeen dagaalkii maanta isaga cararay goobahii ay saakay
Muqdisho
Ciidamada Itoobiya ayaa maanta waxey la kulmeen iska caabin tii ugu kululeyd abid markii ay hal taago ay horey uga sii socon wayeen ka dibna waxey keentay in ay iagoo niyad jabsan ay dib ugu soo laabtaan xeryahoodii .
Dagaalka maanta oo aan loo kala harin wayeel haween iyo Caruur iyo dhalinyaro markii ay timid qofkii la arka in la dilaayo hantidiisana la dhacaayo taana waxey keentay in qofka uu sharaf ku dhinta sida uu yiri wayeel lagu magacaabi Maxamed Nuur Waraxoow oo jira 71sano sida uu sheegay ,waana markii ugu horey shacabka Muqdisho uu qaata qorigiisa .
Ciidamada Itoobiya oo Sanad ay maalma uga horsantahay ayaan hal taago oo kamid ah Muqdisho aan ku soo celin nabad taasoo sida muuqata ku ah dhabar jab ragii soo kireytay iyo hogaanka ciidamada Itoobiya oo iyagu islahaa si sahal ah baad ku qabsan doontaa dalka Soomalaiya taasoo xiligaan ay quus ka taagan yihiin
Kacdoonka Muqdisho oo ebal ku ekaa Koonfurta Muqdisho ayaa xiligaan u muuqda in ay ka ceen shacabka Waqooyiga Muqdisho oo iyaguna dhibka wax ka soo gaaray markii dhaliyarada deegankaasi ay noqdeen kuwa la dila oo lacag lagu qaato iyadoona qaarka kale la qabtana lagu bixiya Madaxfurasho lacageed.
Dagaalkii maanta oo waxba aysan reeban ciidamada Itoobiya ayaa iyaga iyo kaarahoodii maanta lagu bursaday qoray Karabiinka ah iyadoona dadka ay maanta aad isugu soo baxeen damashaadyana ay ka dhigayaan goobahii dagaalada ka dhaceen kuwaas oo ay ku dhawaqayeen Adoo kor saaran Kaaraweyn ma kaaga tuuray Kaarabiin iyo eraya kale oo aan u rooneyn in ay maqlaan daba dhilifiinta Itoobiya ku soo hogaamiyey dalka Soomalaiya
http://www.dayniile.com/disember/2disember20.htm
Ethiopians army got defeated by the locals...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ethiopians army got defeated by the locals...
Death to Xabashi's
Re: Ethiopians army got defeated by the locals...
DEATH TO DABO_DHILIF
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 4295 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 1011 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 52 Replies
- 4080 Views
-
Last post by gemini07
-
- 1 Replies
- 538 Views
-
Last post by Borne2Lead
-
- 3 Replies
- 667 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by qudhac-m
-
- 10 Replies
- 123 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
